crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Cunug Lix lugood ku dhashay! | HimiloNetwork

Cunug Lix lugood ku dhashay!

Muqdisho (Himilonews) – Dhaqaatiir ku sugan Pakistan ayaa ku guuleystay inay ka reebaan afar lugood oo dheeri ku ahaa cunug yar oo ku dhashay lix lugood. 
Kooox dhaqaatiir ah ayaa ku sugan xarunta isbitaalka si ay u badbaadiyaan nolosha cunugan yar. 
Madaxa NICH, Jamal Raza, wuxuu sheegay in dhashan la yaabka leh ay tahay natiijo ka dhalata cudur hida-sidaha ku dhaca–kaas oo halkii milyan ee ubad midkood ku dhaco. 
Imran Shaikh, oo ah aabaha cunugan yar oo ku nool Sukkur, wuxuu sheegay inuu ka mahad-naqay doorka dhaqaatiirtu ay ka geysteen badbaadinta cunugiisa. 
“Waxaynu nahay qoys sabool ah. Waxaan mahad-u-celinayaa dowladda iyo dhaqaatiirta dadaalka ay ku bixiyeen qalliinka inankayga,” ayuu yiri Imran. 
Hoos ka daawo sawiradda wiilkan yar:
canug2 canug3 canug4
KARACHI, PAKISTAN, APR 16: A six legged infant child born in Sukkur few days ago, being treated at National Institute of Child Health (NICH) in Karachi on Monday, April 16, 2012. NICH Director, Dr.Jamal Raza stated that the para normal child having 6 legs is not a single baby instead there are two children in one body and one of them is pre mature and it is a genetic disease and only one out of 0.1 million children become the victim of this disease, a team consisting of surgeons will examine the child comprehensively and then decide about the operation and doctors from abroad would be called upon if required. (PPI Images). Photo via Newscom
Isha: Himilonews.com
Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!