Way dhacdaaye: Waligaa surwaalku makaa furtay meel fagaare ah?!

Muqdisho (Himilonews) – Ivan Zvonimir Cicak oo u heelana soo dhaweynta madax-weynaha dalka Croatia Kolinda Grabar-Kitarovic ayaa waxaa ka dhacay surwaalkiisa. 
Ivan oo ay xaajadu ku dhaaya-furatay ayaa is-moodsiiyay inuu surwaalku ka dhacay–isaga oo boorkii uu siday inta si xirfadeysan ugu gacan-dhameeyey marwadii la taagneyd ayuu si aayar ah dib ugu gashaday surwaalkiisa. 
Hadaba, aqriste nala wadaag aragtidada. Ma kugu dhacday middan oo kale?! Maxaad ka yeeshay?! Waligaa hoos-guntigu makaa furtay meel fagaare ah?!Noogu reeb aragtidada boggeenna facebook ee Himilonews

1s 3s 2s

Isha: Himilonews.com
Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!