crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> La-yaabka | HimiloNetwork | Page 20

La-yaabka

Nigeria – Hooyo cunugeeda ku iibsatay Mooto!

Lagos (Himilonews) – Hooyo ayaa cunugeeda yar ka iibsatay kuwa dadka ka ganacsada ‘Human Traffickers’ waayo waxay rabtay inay hesho lacag ay ku gadato mooto , marka loo eego booliska dalka Nigeria. Bilayska Anambra ayaa sheegay inay xireen 24-jirta lagu magacaabo Oluchi Emeobi kadib markii ay cunigeeda laba bilood jirka ah ka iibisay haweeney aan la heyb-sheegin. Saaxiibteed Nchedoch Richard oo ...

Read More »

Gabar u geeriyootay afar jeer oo ay ilmo iska soo riday sanad gudihiis!

Beijing (Himilonews) – Qoys Shiinaha ku nool ayaa ka uurxun nin afadiisa daldoorsaday kadib markii ay la xaraarugtay xanuun kaga yimid ilma-xaaqis ay isku samaysay muddo afar jeer ah. Haweeneyda oo ku noolayd gobalka Anhui, Shiinaha ayaa dhawaantan geeriyootay kadib markii ay iska soo riday afar ilmood sanad gudihiis – dadaal quus taagnaa oo ay ku doonaysay inay seygeeda ugu ...

Read More »

Ninka booliska uga dacwooday nin kale oo aan falaashin musqul uu kasoo baxay!

Toronto (Himilonews) – Laan boolis ayaa aad ula shaamareertay yeermada cabasho kaga timid nin kaas oo macmiil maqaaxi uu ku jiray kaga sheeganaya diidistiisa ku aadan biya-raacinta musqusha uu kasoo baxay, marka loo eeg booliska Kanada. Booliska Toronto ayaa sheegay in falkani soo shaacbaxay habeenkii Arbacada. Marka loo eego baaritaanka booliska, ninka oo aan la heyb-sheegin ayaa wax ka cunayay ...

Read More »

Eeyo cunay lamaanihii korsan jiray!

Madrid (Himilonews) – Qoyska ayaa ku yimid xaalad argagax leh markii ay dul-yimaadeen waalidkooda muddo dheer kadib. Mid kamid ah xubnaha qoyska ayaa daah-rogay in lamaanahan da’da ah ee reer Spain ay cuneen Eeyaha ay korsanayeen kadib markii ay ku naf-baxeen gudaha aqalkooda ku yaalla Mallorca. Booliska ayaa rumeysan in ninku uu hor-dhintay kahor afadiisa xanuun dheer dabadiis. Mana aysan awoodin ...

Read More »

Nin dilay deriskiisa oo dhibaato ku heyn jirtay

Italy (Himilonews) – Nin ayaa aad uga carooday shinbirta dadka dhaajisa oo marka uu agmarayo habaarta. Taasina waxaa bartay haweeneyda leh. Hooyada laba-dhalka ah oo ku nool Talyaaniga ayaa waxaa mindi ku dilay deriskeeda kadib markii sida la tibaaxay ay shinbirteeda u leylisay inay aflagaadeyso. 46-jirka lagu magacaabo Ignazio Frailis oo ku nool degmada Sardinia, waxa uu sugayay Bonaria Contu, oo 60-jir ...

Read More »

Caruusad iska diiday inay guursato caruuskeeda oo isla xafladda ku guursatay nin kale!

Bihar (Himilonews) – Nin caruus ah ayaa la qarracmay inuu indhihiisa ku arko gacalisadiisa oo guursaneysa nin kale – halkii ay isaga ka guursan laheyd xilli xafladdu ay ka soctay hool weyn oo uu kireeyey. Dhacdadan ayaa kasoo shaac-baxday bilowgii toddobaadkan degmada Bihar ee dalka Hindiya. Marka loo eego xubnaha qoyska caruuska, lamaanaha ayaa markii ugu horreysay kulmay kadib kolkii ...

Read More »

Wiil yar oo Dallad kaga soo haaday dabaq ay degan yihiin

Beijing (Himilonews) – Hooyo ayaa qarracan ka qaaday aragtida wiilkeeda oo kasoo dhacay dhismo isasaar ah – kadibna si xun u dhaawacmay. Marka loo eego hooyada, wiilka ayaa daawanayay muuqaal Kartuun ah – oo muujinaya qof kaga soo haadaya dhismo dheer barashuut; isna wuxuu isku dayay inuu sidaas oo kale sameeyo. U sheegid la’aanta qorshihiisa qofna, wiilkan 7 sano jirka ...

Read More »

Waligaa ma is tiri; Carrabkaaga ku jooji Marwaxad kuu shidan?!

Rome (Himilonews) – Haweeney u dhalatay dalka  Australia, ayaa rikoorka caalamka ku gashay u adeegsiga carrabkeeda inay ku joojiso marwaxad ama dhigdhigo babaneysa, marka loo eego muuqaal lasoo dhigay barta internet-ka. Zoe Ellis, oo sidoo kale loo yaqaan Zoe L’Amore, waxay kasoo muuqatay muuqaal fogaan-arag oo lagu qabanayay gudaha dalka Talyaaniga – iyada oo carrabkeeda u isticmaalaysa inay ku joojiso ...

Read More »

Eyga 2 lugood oo kaliya ku socda

Muqdisho (Himilonews) – Eeyuhu waxay u baahan yihiin afar xubnood oo ay ku socdaan, mise maya? Badigood haa, hayeeshe layaab maleh Eygan layiraahdo Faith. Wuxuu ku dhashay dhicis – isaga oo aan laheyn addimo dhameystiran, wuxuu kaliya ku dhashay hal lug oo hore iyo labada danbe. Waase laga reebay markii uu jirsaday 7 bilood. Hayeeshe wuxuu mahdiyay daryeelkii uu ka ...

Read More »

Carruur shan sano jir ah oo loo xiray laad ay ku dileen shinbir

Prague (Himilonews) – Dhowr carruur shan sano jir ah ayaa galay gacan-ku-heynta booliska kadib markii lagu eedeeyey sababsashada dilka Shinbir ku sugneyd xerada xanaanada noolaha, marka loo eego booliska dalka Czech Republic. Vysocina police ayaa sheegay in goobjooge uu arkay wiilal shan sano jir ah oo haraanti ama laad ku dhifanaya laba shinbirood oo ku jira Jihlava Zoo. Labada shimbirood waxaa ku ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!