crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> March | 2019 | HimiloNetwork | Page 2

Monthly Archives: March 2019

Hambalyo Aroos.

MUQDISHO (HN) – Xaflad Aroos ayaa markii ugu horreysay kusoo dhacday qeybta dhanbaallada ee mareegta Himilonetwork.com. Waxaana nasoo gaarsiiyay dadka hoos ku qoran oo kala ah; Reer Cali Barcadad iyo Reer Cumar Burla’eg sida;Ayeeyo Madiino Dhuxulow Rooble. Abti Cabdiwali Cali Bardacad. Hooyo Dhoofo Cali Bardacad.Habo Mulki Ali Bardacad. Habo Yaasmiin Ali Bardacad. Habo Cadar Ali Bardacad. Awoowe Cumar Burla’eg. Abti ...

Read More »

Lammaane Suuli ay ku meyrtaan Darbi-jiifta u sameeyey!

MUQDISHO (HN) — Lammaanahan waxay diyaar u noqdeen caawinta dib-jirta hoy la’aantu ku heyso Honolulu, waxayna, iyaga oo adeegsanaya suuliga wareega, dareensiinayaan dadnimada dhabta ah ee insaaniyadda. Craig Shoji iyo afadiisa Danica waxay meyrashada ama qubeyska u sahlayaan dadka darbi-jiifta ah ee aan heli karin goobo ay ku nadiifsadaan kuwaas oo gaaray ku dhawaad 300. Bishii June sannadkii 2015-ka, iyaga ...

Read More »

Haweeney UK u dhalatay oo kusoo Islaamtay Weerarkii New Zealand.

LONDON (HN) — Kaddib weerarkii bahalnimada ahaa ee lagu laayay Muslimiin gaaraysa 50 qofood kuwaas oo ku dhex cibaadaysanayay Masjidka al-Noor ee Christchurch, dunida waxaa kasoo wada yeeray dhawaaq canbaareyn iyo garab istaag ah. Haweeney British ah oo Nottinghamshire oo soo booqatay Masjidka Ibrahim ee magaalada Beeston si ay muragada ula qeybsato Muslimiinta ayaa – Subxanallah – waxay ka noqotay ...

Read More »

Hooyo Wiilkeeda deyrisay markii natiijo aysan jecleysan uu ka helay imtixaanka.

MUQDISHO (HN) – Hooyo uur-adag ayaa wiilkeeda 12-jirka ah uga dhaqaaqay bartamaha waddo weyn oo ku taal Luoyang kaddib markii natiijadiisa imtixaanka uu ka keenay 81% taas oo aan cajabin hooyada. Saraakiisha sal-dhigga booliska magaalada ayaa inankan ka helay agagaaraha meel u dhow halkii hooyadiis ay kaga dhaqaaqday. Waxaana dad goobta ka ag dhawaa ay sheegeen inay arkayeen hooyada oo ...

Read More »

Thailand oo askarteeda buuran marinaysa leyli lagu dhimayo cayilka caloosha.

MUQDISHO (HN) — Sal-dhigyada booliska Thailand ayaa saraakiishooda kuwa cayilan u diraya xeryo loo sameeyey kuwa cayilan oo lagu siiyo leyli lagu yareynayo calooshooda. Mashruuca waxaa la yiraahdo Belly Destruction, waxaana la guda-galay laba toddobaad kaddib markii lagu guuleystay Barnaamijka Leyliga Duuliyayaasha. Sal-dhigyada Thailand ayaana hadda soo diraya saraakiishooda cayilan si xeryaha loogu siiyo leyli ay ku dhimaan cayilka calooshooda. ...

Read More »

Nin Maalinta Dhalashadiisa loo soo diray tahniyado badan kaddib…….

MUQDISHO (HN) — Nin ku nool New Jersey ayaan waligiis hilmaami doonin xuska dhalashada sanad-guuradiisa 62aad kaddib markii wiilashiisa ay nambarkiisa ku dul qoreen boor weyn – iyaga oo dadka ku casuumaya inay usoo hambalyeeyaan aabahood. Ilaa iyo hadda wuxuu helay hambalyada dad ka badan 15,000 oo – wicitaan iyo qoraal ahaanba – ugu soo diray. Chris Ferry wiilashiisa waxay ...

Read More »

Arday – si ay u fahmaan saameynta tubaakada – ku dhex caba fasalka.

MUQDISHO (HN) — Dhowr sawiro muujinaya arday sigaar ku dhex shidanaya meel u muuqata fasal ayaa muddo bilooyin ah heystay baraha bulshada, iyada qof walba oo arka uu la-yaab sunniyaha la taagayay! Markii dib loogu fiirsadayna, waa xiisad si baraatiko ah ardayda loogu baro saameynta tobaakadu ku leedahay caafimaadka. Baraha Shiineesku ku xiriiraan ee Weibo ayaa markii hore lagu baahiyay ...

Read More »

Daawo – Geed dhexdiisa ay Biyuhu kasoo burqadaan.

MUQDISHO (HN) — Xaafadda yar Dinosa ee katirsan Montenegro waxay hoy u tahay geed weyn oo la yiraahdo mulberry kaas oo dhexdiisa ay kasoo burqadaan biyo marka walba oo roob mahiigaan ah uu da’o. Sida caadadu tahayba, iluhu kama soo baxaan meel aan dhulka aheyn, balse in geed dhexdiisa ay kasoo burqadaan waxaa loo celin karaa asbaabo naadir ah sida ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!