crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Hambalyo Aroos. | HimiloNetwork

Hambalyo Aroos.

MUQDISHO (HN) – Xaflad Aroos ayaa markii ugu horreysay kusoo dhacday qeybta dhanbaallada ee mareegta Himilonetwork.com. Waxaana nasoo gaarsiiyay dadka hoos ku qoran oo kala ah;

  • Reer Cali Barcadad iyo Reer Cumar Burla’eg sida;
  • Ayeeyo Madiino Dhuxulow Rooble.
  • Abti Cabdiwali Cali Bardacad.
  • Hooyo Dhoofo Cali Bardacad.
  • Habo Mulki Ali Bardacad.
  • Habo Yaasmiin Ali Bardacad.
  • Habo Cadar Ali Bardacad.
  • Awoowe Cumar Burla’eg.
  • Abti Cabdikarim Cumar Burla’eg.
  • Habaryar Caasho Cumar iyo habo Fadumo Cumar Burla’eg.
  • Reer Muxumed Cismaan Jiir sida;
  • Aabo Muxumed Cusmaan Siyaad.
  • Adeer Dahir Feerayare.
  • Adeer Abdiraxman Muxumed.
  • Adeer Liiban Adan Iimaan.
  • Eedo Deeqo Aadan Iimaan.
  • Eedo Sacdiyo Muxumed Cisman.
  • Eedo Madiino Muxumed Cusman.
  • Eedo Nasteexo Muxumed Cusman.
  • Eedo Farxiyo Muxumed Cusman.
  • Ikran Xasan Muxumed.
  • Ismaaciil Xasan Muxumed.
  • Zakariya Xasan Muxumed.
  • Abdishakur Abdullahi Yaxye iyo Marwadiisa Duniya Abdullahi.
  • Reer Ali Iidle sida;
  • Adeer Maxamud Ali Iidle.
  • Adeer Maxamed Ali Iidle.
  • Aabe Abdullahi Ali Iidle.
  • Eedo Cibaado Ali Iidle.
  • Eedo Xaliimo Ali Iidle.
  • Reer Axmed Siyaad.
  • Hooyo Salaado Axmed Siyaad.
  • Muxubo Axmed Siyaad.
  • Xulbado Axmed Siyaad.
  • Abduqaadir Axmed Siyaad.
  • Reer Sheikh Ali Xirsi sida;
  • Awoowe Xasan Sheikh Ali Xirsi.
  • Ayeeyo Caasho Sheikh Ali Xirsi.
  • Ayeeyo Xaawo Sheikh Ali Xirsi.
  • Habaryar Deeqo Macalin Abdi Guure.
  • Abti Ismaaciil Macalin Abdi Guure.
  • Abti Xasan Cusman Jeyte.
  • Abti Asad Cusman Jeyte.
  • Anisa Ali Abdi ‘Mrs Ana.
  • Sacdiyo Maxamud Ali.
  • Drs. Ayan Bishaar Xaaji Liire.
  • Deeqo Sheikh Cusman Xidig.
  • Salmo Sheikh Cusman Xidig.
  • Deeqo Xasan Maxamed.
  • Dr. Liiban Cumar Alasow.
  • Khadra Axmed Biid. 

Waxaan tahniyad aroos hawada u marinaynaa Ibrahim Abdullahi Ali iyo Afadiisa Drs. Ayaan Xasan Muxumed oo 27-ka bisha March ku aqal-galay degmada Wardhiigleey. Waxaana aynu leenahay isku waara ubad qeyr leh kala hela – gabar iyo caano iyo wiil iyo nabad.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!