crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> March | 2019 | HimiloNetwork | Page 3

Monthly Archives: March 2019

Solothurn – Magaalo Wax kasta oo ka jira ay ku jaan-go’an yihiin tirada 11.

MUQDISHO (HN) — Solothurn oo ah magaalo dhacda waqooyi-galbeed Switzerland waxay caan ku tahay tirsiga 11aad. Ku dhawaad wax walba oo aad ku aragto waxay tiro ahaan la’eg yihiin 11. Waxay leedahay 11 kaniisadood; 11 matxaf; 11 taallooyin ah; 11 il-biyoodka burqada ah ama nawaafir ee sida biya-dhaca usoo daadiya biyaha; iyo xittaa saacadda weyn ee faras-magaalaha ku dhagan oo ...

Read More »

Mafi Dova – Xaafad in lagu dhalo ay danbi tahay.

Accra (HN) — Xaafadda Mafi Dova ee koofurta Ghana waxaa ku nool shan kun oo qof oo midkoodna uusan ku dhalan gudaheeda. In lagu dhalo carruur dhexdeeda waxaa loo arkaa mid aan la qaadan karin sababo caqiido oo ay rumeysan yihiin awgeed. Sidaas darteed, hooyooyinka fooshoodu soo dhowdahay, waxaa loola cararaa duleedkeeda si ay ugu soo dhalaan. In kasta oo ...

Read More »

Qaswadayaasha Mootaleyda NZ oo sheegay inay ilaalin doonaan Masaajidda Maalmaha Jimcaha!

MUQDISHO (HN) — Qaswadayaasha Mootoleyda New Zealand ayaa balan-qaaday inay ilaalin doonaan Muslimiinta maalmaha Jimcaha marka ay iskugu imaanayaan salaadda duhur kaddib weerarkii Jimcihii dhawaa lagu laayay Muslimiinta. “Waxaan caawin iyo gargaarba siin doonnaa walaalaheenna Muslimiinta ah inta ay garab nooga baahan yihiin,” Sonny Fatu, oo hoggaan u ah kooxdan sharciga ku tumata ee kasoo jeeda qabiilka Maori ayaa u ...

Read More »

Xiddiga Sonny Bill oo dadka NZ ugu yeeray inay bartaan Islaamka.

MUQDISHO (HN) — Sonny Bill William, oo ah xiddig Muslim ah oo ciyaarta rugby-ga u ciyaara dalka New Zealand, ayaa isaga oo ka qeyb-galayay duugtii iyo tacsidii maanta oo Jimco loo sameeyey Muslimiintii toddobaad kahor lagu xasuuqay gudaha Masjidka al-Noor ee magaalada Christchurch, wuxuu ugu yeeray shacabka NZ inay bartaan Islaamka. “Farriintaydu waa jaceyl, waa nabad iyo waa is-dhexgal si ...

Read More »

Laba-wejiilanimada lagu arkay Galbeedka kaddib Xasuuqii New Zealand.

MUQDISHO (HN) — Xasquuqii loo geystay Muslimiinta ku cibaadaysanaysay laba Masjid oo ku yaalla New Zealand waxay dhabtii xanuun ba’an ku reebtay adduun-weynaha siiba Muslimiinta dhibanayaasha u ah falalka ay sameeyaan in yar oo xagjir ah. Taniyo Jimcihii markii gumaadka bahalnimada ah uu galaaftay nolosha 50 qof oo  iskugu yimid salaadda Jimcaha, dunida oo dhan waxaa hareeyay qeyla-dhaan iyo canbaareyn. ...

Read More »

Muslimiin araga la’ oo sameeyey tarjumada Qur’anka oo ku qoran farta Indhoolayaasha.

Texas, USA (HN) — Qaadashada Islaamka muddo laga joogo 13 sanno kahor, uma suura-gelin Yadira Thabatah, oo kamid ah dadka la’ nimcada araga, inay hesho kitaab afkeeda ku qoran oo ay ka aqrisato Qur’anka. Taasna waa markii ay go’aansadeen inay wax ka qabtaan. Waxayna abuureen Mashruuc aan-faa’iido raadis aheyn oo lagu magacaabo Islam By Touch, waxayna soo saareen ku dhawaad ...

Read More »

Waardiye Masjid oo – si uu u caawiyo dalxiisayaasha – iskiis isku baray 7 luqadood.

PUTRAJAYA (HN) — Muslim u dhashay dalka Malaysia oo waardiye ka ah Masjidka Putra oo ku yaalla caasimadda labaad ee Putrajaya, dalka Malaysia ayaa iskiis isku baray toddobo luqadood oo aas-aasi ah u ah dadka soo booqda Masjidka. Mohamad Khairul Azhar Mohd Razali oo la hadlayay warbaahinta ayaa yiri; ‘Bilowga hore way igu adkaan jirtay fahamka ereyada iyo dhawaaqooda intabada, ...

Read More »

Dunida oo wali u baroordiiqaysa Gumaadkii Muslimiinta New Zealand.

MUQDISHO (HN) — Dunida ayaa wali sii wada inay u adeegsato ereyada ugu adag canbaareynta falkii bahalnimada ahaa oo lagu toogtay Muslimiin ku sugneyd laba Masaajid oo ku yaalla dalka New Zealand Jimcihii lasoo dhaafay. Madaxda caalamka ayaa si midaysan uga fal-celiyay iyaga oo falkan wuxuushnimada ah ku tilmaamay mid argagaxiso ah. Booliska dalka New Zealand ayaa sheegay in 49 ...

Read More »

Tacadiga Maxaa wehel uga dhigay Dhedigta?!

MUQDISHO (HN) — Dhibaatada, qaxa, dhimashada, dhaawaca, rafaadka iyo harjadka nolosha waxay kala simantahay raga oo ah kuwo ku xeeran. Balse waxaa intaa u dheer ku dhibaateynta sameynta Alle oo uu kaga duway rijaalka. Ka warhaynta gabadha iyo u samafalkeeda waa arrin ay garto ruux walbo oo caaqil ah kaas oo ay ku jirto naxariis bani aadanimo. Kufsiga iyo faraxumeynta ...

Read More »

Maxaa laga fishaa Saxaafaddeenna iyo Siyaasigeenna marka ay Musiibooyin dhacaan?

MUQDISHO — Sannadkii 2013-ka, waqti galab ah waxaan maqalnay in kooxda al-Shabaab ay qabsatay dhismaha Westgate Mall. Xaalkuna wuxuu ahaa mid gilgilay qalbiyada Kenyaanka. Wuxuu ahaa kii ugu horreeyey oo al-Shabaab ay ku qabsadaan xarun ganacsi oo – Meesha ay ku taallo marka loo fiiriyo – ay adkeyd in laga filasho  weerar sidaas oo kale inay kusoo qaadi karaan. Balse ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!