Monthly Archives: March, 2019

Erdogan oo haween mudaharaadayay ku eedeeyey inaysan qadarrin Islaamka.

Istanbul (HN) -- Madaxweyne Erdogan ayaa haween iskugu soo baxay bartamaha Istanbul ku eedeeyey inay xushmad-darro ku sameeyeen Aadaanka salaadda markii ay qeylada iska...

Boqor Muslim ah oo noqday ninkii ugu taajirsanaa ee abid soo maray dunida.

MUQDISHO -- Aasaasaha shirkadda Amazon Jeff Bezos ayaa hadda ah qofka ugu taajirsan adduunka, sida lagu qeexay liiska bilyaneerrada sannadka 2019-ka ee ay isbuucan...

Haweeney dhameystiraysa farshaxan uu seygeedu ka waday Masjidka.

MUQDISHO (HN) -- Haweeney Muslimad Turki ah ayaa dhameystiraysa shaqadii farshaxanka oo uu seygeeda ka waday Masjidka degmada Sogutlu kaddib markii uu xanuun kusoo...

Masjid Bangi Cunno u furaya Danyarta.

BANBURY (HN) – Qoysaska danyarta ah ee ku nool magaalada Banbury ee dalka UK ayaa hadda kadib helaya ilo sugan oo ay isku haleyn...

Carruur Waalidkooda Maxkamad ku taagaya sababta ay Sawiradooda usoo dhigaan BB.

MUQDISHO (HN) -- Waxaan dhammaanteen jecelnahay inaan baraha bulshada ku wadaagno sawirrada saaxiibada iyo dadka aynu jecelnahay - innaga oo aan is weydiinin cawaaqibta...

Maareeye Bangi oo – si uu u kaalmeeyo Danyarta – u dhaca Koontada Maal-qabeennada.

ROMA (HN) -- Gilberto Baschiera oo ah maareeyihii hore ee bangi ku yaalla Forni di Sopra oo ah xaafad yar oo ku taal...

Most Read