HomeMuuqaalladaDaawo - Tartan Dharbaaxada oo ka dhacay Ruushka.

Daawo – Tartan Dharbaaxada oo ka dhacay Ruushka.

MUQDISHO (HN) — Krasknoyask  oo ah magaalo ku taal dalka Ruushka ayaa dhawaan mart-gelisay tartanka dharbaaxada kaas oo lagu bixinayay abaalgud lacageed qofkii ku guuleysta.


Halkan hoose haddaba ka daawo muuqaal laga soo qaaday.


https://youtu.be/8nUiC5RrI_A?t=51
Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments