MUQDISHO (Himilonetwork) – Abdussalam Firdaus Abdul Aziz, oo ah 22-jir ku nool dalka Malaysia ayaa mashquuliyay dareenka baraha bulshada dalkiisa maadaama lagu jaah-wareeray muuqiisa u eg midka haweenka taas oo ku adag dadka inay kala saaraan haddii uu yahay lab ama dhedig. Sawirradiisa ayaa dhawaanahan ku baahay baraha bulshada kaddib markii lasoo weriyay in mar uu ka qeyb-galay daawashada ciyaar kubadda ...
Read More »Monthly Archives: December 2018
La kulan – Ninka Baadi-goobka ugu jira Gabadhii uu ku riyooday!
MUQDISHO (Himilonetwork) – Nin Shiinees ah ayaa qabsaday warbaahinta Shiinaha kaddib markii la sheegay in muddo 50 maalmood ah uu dukaan iibiya buugaagta ku sugayay gabar uu sheedda ka jeclaaday hadda kahor oo halkan uu ku arkay. Ninkan oo 26 jir ah ayaa aamisan in gabadha uu halkan ku arkay ay tahay isla gabadhii uu ku riyoon jiray. Wuxuuna la ...
Read More »Dhalinyarada Jirka Shaabadeysta oo laga caawinayo in laga fujiyo haddii ay xifdiyaan Suuratu Ar-Rahman.
TANGERANG, Indonesia (Himilonetwork) – Si loogu caawiyo inay Alle ugu dhawaadaan, xarun caafimaad oo ku taalla Induniisiya ayaa dhalinyarada qaba shaabadda jirka ama ‘tattoo’-ga ka xuub-ridaysa oogadooda; laakiin shardi kaliya ayaa looga baahan yahay – inay xifdiyaan Suuratul Ar-Rahman oo ah suuradda 55aad ee Qur’anka. Taufiq Hidayat wuxuu kamid yahay dhalinyarada korkooda laga diirayo shaabadaha ku dhagan. Wuxuu sheegay in ...
Read More »Xaramka oo lagu soo kordhinayo Farta Indhoolayaasha oo Qur’anka lagu qoray!
MUQDISHO (Himilonetwork) – Xajka iyo Cumrada hadda waxay sahal u yihiin qof walba oo Muslim ah kaas oo gaari kara magaalada Makka – xittaa kuwa naafada ka ah aragga iyo addimada. Mahad waxaa laga celin karaa soo kordhinta farta indhoolayaashu wax ku aqristaan iyo gaadiidka lagu qaado dadka baahiyaha gaarka ah qaba si ay acmaasha xajka sahal ugu gutaan. Saraakiisha ...
Read More »59 Qof oo Marqura qaatay Islaamka gudaha Filibiin.
CEBU (Himilonetwork) – Ku dhawaad 59 u dhashay dalka Filibiin ayaa qaatay diinta Islaamka kaddib markii ay ku qanceen dacwada ay dhawaanahaan ka wadaan gudaha dalkaasi hey’adda (IERA) oo fadhigeedu yahay UK. Xaafadda Tingtingon oo kamida degmada Cebu ayaa waxaa iskugu soo baxay dadweyne badan si ay u dhageystaan muxaadaro uu jeedinayay Sheikh Abu Bakr Arabi taas oo loogu magac-daray ‘Sababta Islaamku u ...
Read More »La kulan – Gabadha aan muuqaalkeedu is-beddelin muddo 20 sano ah!
MUQDISHO (Himilonetwork) – Yang Dan, oo ah 44-jir muddo 22 sano ah ka shaqeynaysa qeybta saadaasha hawada ee fogaan-aragga Shiinaha ee CCTV waxay noqotay fil-walba-la-fac aan in yar oo da’ ah aysan maalin kasoo muuqan wajigeeda. Yang waxay aad muuqaalkeeda ugu soo jiidatay indhaha daawadayaasha, kaddib markii soo-saarayaasha ay sii daayeen fiidiyow isku dhaf ah oo laga diyaariyay taniyo markii ay ...
Read More »Haweeney Muslimad ah oo ka sheekeyneysa Jir-dilka lagu hayo Muslimiinta Uyghur ee Shiinaha.
ÜRÜMQI (Himilonetwork) – “Waxaan ka tuugayay inay nafta i dhaafiyaan mar kasta oo ay koronto igu qabtaan. Jirkayga oo dhan ayaa wada guban jiray. Waxaana xanuunka aan ka dareemi jiray dhammaanba xubnaha oogadayda.” Tani waa qisada da’yarta Muslimadda Uyghur, Mihrigul Tursun, ay ku sharraxday tacaddigii ay kala kulantay xerada ciqaabta Shiinaha, sida ay soo warisay The Independent. Iyada oo ka hadlaysay kulan ...
Read More »Xaafad Dhan oo Mar qura Iska wada dhaaftay Cabista Sigaarka.
YOZGAT (Himilonetwork) – In kasta oo diinta Islaamka ay mamnuucday dhuuqista sigaarka, haddana malaayiin Muslimiin ah ayaa ku dhiban nuugidda tubaakada. Balse hadda wax walba waxay u muuqdaan inay is bedelayaan gaar ahaan xaafadda Haydarbeyli, oo kamid ah Anatolia, dalka Turkiga – halkaas oo 180 daganayaasheeda kamid ah aysan cabin sigaarka. Kuwii hore u isticmaali jirayna hadda way ka joogsanayaan, sida ay ...
Read More »Askari Maraykan ah oo Amerikaan-ka u sharraxaya Diinta Islaamka.
FAYETTEVILLE, North Carolina (Himilonetwork) – Wuxuu shaqada ciidannimada Maraykanka isaga tagay sannadkii 2015-ka. Hadda Jason Criss Howk wuxuu helay aragti cusub oo fog – inuu dadka Maraykanka u sharraxo diinta Islaamka iyo Muslimiinta. “Waxay igu dhalatay aragtidan markii aan ogaaday in American-ku aysan aqoon fiican u laheyn Islaamka iyo Muslimiinta,” ayuu yiri. Go’aankiisa ah inuu dadka Maraykanka baro micnaha dhabta ah ...
Read More »Masha Allah – Wiil 7 sanno jir ah oo Qur’anka oo dhan Dusha Ka-xifdiyay!
MUQDISHO (Himilonetwork) – Wiil yar oo 7 sanno jir ah ayaa dusha ka qeybay Qur’anka oo dhan gudaha magaalada Luton, dalka England – isaga oo raacaya tallaabada walaashiis ka weyn oo da’dan oo kale ku wada xifdisay Qur’anka. “Ilaahay baa ii suura-geliyay mana fileyn in da’dan oo kale uu wiilkayga ku wada xifdin doono Qur’anka,” ayay ku tiri hooyada dhashay Yusuf ...
Read More »