crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> 2017 | HimiloNetwork | Page 8

Yearly Archives: 2017

Nin saxan cayayaan ku jiro wada cunay kuna guuleystay dahab badan.

Muqdisho (Himilonetwork) – Nin ku nool dalka Shiinaha ayaa maareeyey cunista saxan cayayaan badan oo ka buuxo si uu ugu guuleysto dahab. Tartankan ayaana lagu qabtay magaalada Yunnan. Dad badan ayaa isku diiwaan-geliyay inay u tartamaan ku guuleysiga dahabka. Ka qeyb-galayaasha waxaa la siinayay saxan cayayaan uu ka buuxo inay ku wada cunaan muddo shan daqiiqadood ah sida ugu macquulsan. Qofka ...

Read More »

Arday Caleemaha Geedaha oo kaliya ka sameeyey Dhar lagu labisto.

Beijing (Himilonetwork) – Afar arday oo dhigata Jaamacadda Hefei ee bariga Shiinaha ayaa dhawaan caddeeyey in caleemaha geedaha ay ku filan yihiin dhar ahaan in loo xiran karo. Sawirada afarta arday oo ku labisan caleemaha ayaa ku baahay baraha bulshada ee dalka Shiinaha, waxaana laga bixinayay aragtiyo isku qasan oo la xiriira sida 6,000 oo caleemood looga sameyn karo hu’ dhar ...

Read More »

Nin dharbaaxo indhaha ugu shubay gabar ka diiday inuu habsiiyo!

Muqdisho (Himilonetwork) – Nin habsiiya dadka si farxadaysan oo ku nool New York City, ayaa si xun u weeraray haweeney ka diiday inay habsiiso, marka loo eego waaxda booliska New York. 25-jirka Jermaine Himmelstein wuxuu u baxaa bannaanada Union Square, halkaas oo dadka socotada ugu yeero inay habsiiyaan. Marka qof uu ka diido habsiinta, Himmelstein wuxuu u ficiltamaa sida xun. Toddobaadkii hore, gabar iyo ...

Read More »

Nin $1000 ku helay Shinni uu ku dul-fariistay muddo 30 ilbiriqsi ah.

Muqdisho (Himilonetwork) – Nin reer New Zealand ah ayaa qaniinyada Shinnida ka dhergay kadib markii uu muddo 30 ilbiriqsi ku dul fariistay kolay Shini ku jirto, marka loo eego muuqaal fiidiyow ah oo laga soo qaaday internet-ka. Jamie Granger oo ku nool Tauranga wuxuu u shaqeeyaa keydinta Shinnida. Maalin Aurel Braguta, oo saaxiibkiis ah, ayaa u balan-qaaday lacag dhan 1,000$ ...

Read More »

Laba nin oo loo xiray badbaadinta Badbaadiso Show loo sameynayay.

Muqdisho (Himilonetwork) – Laba nin oo xayawaannada jecel ayaa loo xiray kadib markii ay carqaladeeyeen barnaamijka Dolphin Show ah oo ka dhacayay Japan. Laba dalxiise oo sidoo kale ah geyfane u dooda noolaha waxaa la xiray maalintii Sabtida kadib markii ay carqaladeeyeen barnaamijka – iskuna tuureen biyaha si ay usoo badbaadiyaan gudaha xarunta Wakayama, sida boolisku ay sheegeen. Marka loo eego ...

Read More »

Madaxweyne Macron oo ka carooday fal uu eygiisa ku kacay xilli uu shir ku jiray.

Muqdisho (Himilonetwork) – Madax-weynaha Faransiiska ayaa wejigiisu guduutay markii eygiisu uu ku kaadiyay kal-fadhi uu kula shirsanaa madax, marka loo eego muuqaal lasoo dhigay baraha bulshada. Falkan ayaa ka dhacay Elysee Palace kadib markii madaxweyne Emmanuel Macron uu la hadlayay saddex kamid ah xubnaha xukuumaddiisa. Brune Poirson oo qeyb ka ahayd shirka ayaa sheegtay inay maqashay cod qeylo dheer. Markii ay fiirisay ...

Read More »

Markay Madaxdeennu Dhageysiga ka doorbidaan Qoraalka.

Muqdisho (Himilonetwork) – Aalaaba way fududahay inaad wax bedesho. Balse way kasii fududahay marka aad hoggaamiye u tahay umad dhan. Ficillada qof kasta uu kusoo muuqdo, saameynta ay yeelanayaan waxaa go’aamiya heerka magac ama mansab oo qofku nolosha ka gaarsiisan yahay. Waxaa jiray waqti Burkina Faso laga xiran jiray dhar lagu sameeyey gudihiisa. Suuf lagu beeray kadibna lagu sanceeyey dalka ...

Read More »

Masjid ‘Hoy iyo Hunguri’ siinaya dadka Dibjirta ah.

London (Himilonetwork) – Xilli hirarka Ophelia ay ku garaacmayaan British Isles, Masjidka London ayaa bilaabaya mashruuc uu ku caawinayo dadka hoy la’aanta ah ee gidaarrada ku gaajaysan – waxaana uu siinayaa cunno iyo jiif diirran. “Xaqiiqda ah in masjidku uu ugu danbayn go’aansaday inuu albaabada u furo dadka dibjirta waa tallaab qurux badan,” ayay Hanan Chehata kusoo qoraty barta facebook. “Layaab weyn naguma ...

Read More »

Warbixin – Sida loogu dalxiis tago Beerta Nabadda.

Muqdisho (Himilonetwork) – Markii ugu horreysay taniyo markii ay dhacday dowladdii dhexe ee Jaalle Siyaad Barre, dalka Soomaaliya siiba Muqdisho waxaa dib uga furmay xarumaha madadaalada sida dalxiiska oo muddaba kamid ah warshadaha aan laga shaqeysiinin. Beerta Nabadda waxay kamid tahay xarumaha loo dalxiiska tago ee caasimadda ka furmay sanado kahor. Bilowgeeda wuxuu gun-dhig u ahaa meertadii hore ee wadaniyiintu ...

Read More »

Jaamacad Fursad u siinaysa Ardayda cayilan inay Buundo ugu bedesho dhimista Culeyskooda.

Beijing (Himilonetwork) – Dadaal ay ku doonayaan inay ku yareeyaan cayilka halista ku leh caafimaadka, Jaamacad ku taalla gobalka Jiangsu, dalka China ayaa ardayda culus ugu deeqaysa fursad ay iskugu diiwaan-geliyaan barnaamij gaar ah oo cayil-dhimista ah – halkaas oo ay ku helaan buundooyin ama darajo la eg ay culeys ama miisaan oo ay iska ridaan. Zhou Quanfu, macalinka Jaamacadda Nanjing Agriculture ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!