crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> 2017 | HimiloNetwork | Page 46

Yearly Archives: 2017

Lakulan ganacsadaha lacagtiisa ku bixiya guurinta gabdhaha agoomada ah ee Hindiya

Mumbai (Himilonews) – Gudaha Hindiya, waxaa aalabaa la fishaa in reerka caruusadda ay lacagtooda ku bixiyaan galbinta iyo guurinta inantooda. Hayeeshe marka gabadha oo yar uu aabaheed dhinto, iyadana waxaa ka dhinta rajada ah inay noqoto marwo lamaane nololeed hesha. Inta badan haweenka laga dhinto waxaa ku adag inay gabdhahooda guur u yagleelaan. Balse booskaasi waxaas soo buuxinaya ganacsade Mahesh Savani. ...

Read More »

Gabar 3 jir ah oo Qur’anka oo dhan xifdisay

Lagos (Himilonews) – Gabar 3 jir ah ayaa ka yaabisay dadka Nigeria kadib markii ay dusha ka qeybtay Qur’anka Kariimka ah – iyada oo noqonaysa dadkii ugu da’da yaraa dunida Muslimka ee dusha ka xifdiya qowlka Alle. “Dhabtii, wax badan ma dhihi karo. Ilaahay baa mahad iska leh,” Sayyada Maimunatu Sheikh Dahiru, hooyada gabadhan ayaa u sheegtay warfidiyeenka. “Tani waa deeq ...

Read More »

Muslimiinta Malawi oo helay turjumada Qur’anka oo ku dhigan afkooda

Lilongwe (Himilonews) – Muslimiinta ku nool dalka Malawi ayaa u dabaal-degay tarjumadii ugu horreysay ee Qur’anka oo ku qoran afkooda Yao – af badi looga hadlo dalkaas iyo dalalka ku hareersan. “Waan ognahay in Qur’anku ku yimid af Carbeed, qof kastana mawada fahmi karo; waxaase farxad inoo ah inaan turjumadiisa ku fahamno afkeenna Yao,” Alhaji Twaibu Lawe, xog-haya ururka midnimada Muslimiinta ...

Read More »

Lamaane si halis leh iskugu dayay fal lala yaabay

Caracas (Himilonews) – Haweeney u dhalatay dalka Venezuela ayaa la qabtay xilli ay isku dayaysay inay boorsadeeda ku dhex qariso saaxiibkeed oo ku jiray xabsiga Puente Ayala. In kasta oo ay ku guuleysteen qorshahooda ugu horreyn, hadana ilaalida xabsiga ayaa tuhmay kadib markay arkeen haweeneydan oo la daala-dhacaysa jiidista boorsada. 25-jirta lagu magacaabo Antonieta Robles Souda ayaa timid xabsiga Ayala ee ku ...

Read More »

Nin dalbaday in lala duugo lacag kaash ah si uu danbi-dhaaf ugu helo Ilaahiisa

Kampala (Himilonews) – Sarkaal katirsan dowladda Uganda ayaa qoyskiisa ka codsaday inay duugtiisa ku laraan lacag kaash ah kahor intaan la dhigin iilka. 52-jirka lagu magacaabo Charles Obong, oo ahaa sarkaal sare oo howl-gab ka noqday wasaaradda adeegga dadweynaha ee dalka Uganda muddo la joogo 10-sano kahor ayaa dardaarankan weriyay kahor dhimashadiisa. Obong ayaa u dhintay xanuun muddaba hayay. Wuxuu afadiisa ...

Read More »

Haweeney 8 sano ku dhex nool gegi dayuuradeed

Singapore (Himilonews) – Haweeney 50-jir ah ayaa ku dhex nooleyd gegida caalamiga ah ee Changi Airport ee dalka Singapore muddo 8 sanadood ah tiiyoo ay lahayd guri kiro ahaan bishiiba looga qaado 1,000$. Haweeneyda oo codsatay inaan la heyb-sheegin ayaa u sheegtay warsidaha Singapore Lianhe Wanbao in sanadkii 2008 ay iyada oo ka cararaysa dhibaato maaliyadeed soo wajahday ay halhaleel ku ...

Read More »

Lakulan: Ninka musmaarrada ka xaaqa jidadka

Bangalore (Himilonews) – Jebakumar waa nin yool ku socda. Taniyo sanadkii 2012, wuxuu go’aansaday in waqtigiisa nasiinada uu jidka weyn ee magaalada Bangalore ee dalka Hindiya ka xaaqo musmaarro ay soo dhigaan goomiistayaal si kas ah ugu soo daadiya – iyaga oo raba inay lacag ka sameeyaan dayac-tirka lugaha baabuurta. Shantii sano ee ugu danbeysay, Kumar wuxuu sheegtay inuu jidadka ...

Read More »

Ol’ole lagu baahinayo fahamka diinta Islaamka oo ka socda Kanada

Toronto (Himilonews) – Ol’ole cusub oo dadka loogu yeerayo inay la shaahaan kanala hadlaan qof Muslim ah diinta Islaamka iyo aragtida sirgaxan ee dadka reer Yurub ka qabaan ayaa guulo la taaban karo kasoo hoynaya guud ahaan dalka Kanada – halkaas oo badigood kuwo aan Muslimiinta ahayn soo dhaweeyeen tallaabtan cusub. “Waa la yaab sida falkan usoo jiitay indhaha dadka ...

Read More »

Nin Muslim ah oo dadka baahan lacag la’aan ku quudiya

Ontario (Himilonews) – Muslim u dhashay dalka Kanada ayaa albaabada u fura dadka baahan ee aan heysanin cunno ay cunaan – iyo qofka kasta oo aan heysanin lacag uu ku cuno hunguri deeqa. “Dadku marar qaar way kuu imaanayaan, mana ka ogaan muuqooda midka baahan iyo kan dhargan, wayna xishoonayaan. Marka waxaan cunno kariyaha u sheegnay inuusan waxba su’aalin, inay ...

Read More »

Markay Lo’du gasho booska Fardaha

Muqdisho (Himilonews) – Kadib markii loo sheegay inaysan hanan karin faras – waayo waa qaali, 11-jirta lagu magacaabo Sarah Simpson, waxay go’aansatay inay isku daydo waxa xiga ee ugu fiican – oo ah inay kaxayso Lo’da. Hadda, Sarah, oo 18-jir ah, waxay faraskeeda gaarka ah u heysataa lo’. Waxay ku gashaa orodada lo’dan oo lagu magacaabo Lilac sida dhiggeeduba u adeegsadaan faraska. Sarah ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!