crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> 2017 | HimiloNetwork | Page 37

Yearly Archives: 2017

Cilmi-baaris: Islaamku waa diinta ugu faafista badan dunida

Muqdisho (Himilonews) – Islaamku waa diinta ugu faafista badan, hey’adda fadhigeedu Maraykanka ee Pew Research Center ayaa sidaas tiri. Marka loo eego Pew, Islaamku waa diinta labaad ee ugu weyn caalamka kadib Masiixiyadda. Tirada Muslimiinta sanadkii 2011 ayay ku sheegtay 1.6 bilyan oo ka dhigan 23% tirada caalamka. Islaamka waxaa la filayaa inuu helo Muslimiin badan oo tiradii kor u qaada ...

Read More »

Booqo Matxafka lagu keydiyo Moobilladii la isticmaalay

Muqdisho (Himilonews) – Inteenna badan waxaa dhacda in mid iyo laba aan ka heli karno telifoonnadii hore ee lasoo isticmaali jiray hayeeshe 26-jir lagu magacaabo Stefan Polgari ayaa keydkiisa ku haya ku dhawaad 3,500 tilifoonno ah oo isugu jira 1,231 kala nuucyo ah. Polgari oo kasoo jeeda magaalada Slovekian-ka ee Dobsina wuxuu aalaba jeclaa la socodka tiknoolojiyadda, markii uu gaaray da’da 15-jirkana wuxuu ...

Read More »

Carruur shan sano jir ah oo loo xiray laad ay ku dileen shinbir

Prague (Himilonews) – Dhowr carruur shan sano jir ah ayaa galay gacan-ku-heynta booliska kadib markii lagu eedeeyey sababsashada dilka Shinbir ku sugneyd xerada xanaanada noolaha, marka loo eego booliska dalka Czech Republic. Vysocina police ayaa sheegay in goobjooge uu arkay wiilal shan sano jir ah oo haraanti ama laad ku dhifanaya laba shinbirood oo ku jira Jihlava Zoo. Labada shimbirood waxaa ku ...

Read More »

Mahadsanid Mustaqbal – Shukran Mustaqbal.

Muqdisho (Himilonews) – Mustaqbal – Tiirka waayahaygii saxaafadeed ee curdinka ahaa. Kadib sugista muddo ku dhow 6 bilood codsi shaqo oo aan usoo dirtay maamulka sare ee idaacadda, bishii Janaayo sanadkii 2016-ka ayaan si rasmi ah uga howl-galay sal-dhigga koobaad ee Mustaqbal Radio – Muqdisho. Maalintaydii koobaad 16-kii bisha Janaayo  sanadkii hore, taariikhda noloshayda cusub iyo waayahayga saxaafadda waxaa u ...

Read More »

Dhageyso: Warbixin ka hadlaysa sida qofku u midayn karo waxbarashada iyo shaqada

Muqdisho (Himilonews) – Dad badan marka ay arkaan arday u socda dugsi wax-barasho waxay durba sawirtaan fursadda uu helay. Hayeeshe, marka lasii daba-galo sheekooyinka ardayda qaar, fursadaha ay helaan kuma dhashaan oo kaliya dareen waalid iyo darajooyin isku mid ah. Halka waalidka awooda inuu carruutiisa ka yeelo sida uu doonayo inay mustaqbalka u ekaadaan – uu ku bixiyo adduun kasta ...

Read More »

Jaziiradda Migingo – barta kalluumaysiga Harada Afrika ugu weyn ee Victoria

Lake Victoria (Himilonews) – Migingo oo ah Jaziirad yar oo kaabiga ku heysa Harada Victoria ee Kenya ayaa dhan cabbir ahaan 0.49 acres, hayeeshe waxay si rasmi ah guri ugu tahay 131 daganayaal ah – in kasta oo xogaha qaar ay tilmaamaan in tiradu gaareyso ku dhawaad 1,000 qofood – taas oo ka dhigan jaziiradda ugu dadka badan dunida qiyaasteeda. Jaziiradda oo loogu ...

Read More »

Lakulan: Ninka Jaceylkiisa awgeed baaskiil ugu socdaalay Aasiya ilaa Yurub

Delhi (Himilonews) – Bishii January 22, sanadkii 1977, 24-jir lagu magacaabo P.K. Mahanandia ayaa safar dhulka ah bushkuleetti ‘Baaskiil’ uga baxay magaalada Delhi ee caasimadda India isaga oo ku tagaya magaalada Boras ee dalka Sweden – si uu ula jiro marwada uu ogaa inay tahay jeexiisa midig. Sheekadooda jaceyl ee cajiibka noqotay waxay noqotay mowduuca buuggii loogu iibsiga batay ee uu qoray ...

Read More »

Dhageyso: Xog la xiriirta xulashada abuurka iyo saameynta uu ku leeyahay tacbashada fiican.

Muqdisho (Himilonews) – Iniinaha la beero ee salka u ah abuurka waa tallaabta koobaad ee ka bilaabata qorshaha wax beerista – waxyar kadib marka la hubsado nuuca carrasanta ah ee ku habboon beerashada. Waxa jira waxyaalo badan oo muhiim ah in qofka wax beeraya uu ka fikiro mar iyo marar badan. Xulashada jaadka abuur ee mudan ee in lagu foojignaado ...

Read More »

Siyaasi Hungary: “Islaamku waa rajada maanta u taagan bani’aadnimada.”

Budapest, Hungry (Himilonews) – Inta lagu guda-jiray doorashadii dhawaan ka dhacday dalka Hungry, dhaq-dhaqaaqa Jobbik wuxuu tirada codadka la dhiibtay ka helay 16.67% taas oo ka dhigan in xisbigu uu 47 kursi ku yeelanayo awoodda siyaasadeed ee dalka. Wax-yar kadibna, madaxa Jobbik wuxuu booqasho aan horay loo sii shaacin ku tagay dhowr jaamacadood ee ku yaalla gudaha dalka Turkiga. “Uma imaanayno ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!