Seol (Himilonetwork) – Ey yar ayaa dhalaaliyay qalbiyada malaayiin qof oo Kuuriyaan ah kadib markii warbaahintu kusoo warantay inuu muddo saddex sano ah sugayay milkiilihiisa maqan – ogaal la’aan inuusan soo laaban doonin. Dhowr sano kahor, haweeney da’ ah oo ku nool Busan, dalka Koofur Kuuriya ayaa rabaysatay Eygan da’da yar waxayna u bixisay Fu Shi. Labaduba waxay ku wada noolaayeen si ...
Read More »Yearly Archives: 2017
Warbixin ku saabsan Subaca iyo Soomaalida – Bisha Ramadaan.
Muqdisho (Himilonews) – Dhawaqa aad maqlaysaan waa hooris Subac oo ay wada aqrinayaan cutub ka kooban labood da’yar iyo da’dhexaad ah kaas oo habeen kasta oo bisha Soon-qaad katirsan ka dhaca xaafad kamid ah degmada Wadajir ee gobalka Banadir. Waxaana cutubkaas kamid ah Maxamed Isaaq oo ku jira da’da 50-jirka. Aqrintiisuna ma ahan dhaqan hadda un bilowday. “Dhaqankani waa ab-ogaa ...
Read More »Eeyo cunay lamaanihii korsan jiray!
Madrid (Himilonews) – Qoyska ayaa ku yimid xaalad argagax leh markii ay dul-yimaadeen waalidkooda muddo dheer kadib. Mid kamid ah xubnaha qoyska ayaa daah-rogay in lamaanahan da’da ah ee reer Spain ay cuneen Eeyaha ay korsanayeen kadib markii ay ku naf-baxeen gudaha aqalkooda ku yaalla Mallorca. Booliska ayaa rumeysan in ninku uu hor-dhintay kahor afadiisa xanuun dheer dabadiis. Mana aysan awoodin ...
Read More »Haweeney 30 sano Indhool iska dhigaysay si aan loo salaamin!
Madrid (Himilonews) – 28 sano kahor, Carmen Jiménez oo ku nool caasimadda Madrid ee dalka Spain ayaa gebi ahaanba noqotay indhoole dhaawac indhaha kasoo gaaray awgeed. Ugu yaraan, taasi waa waxa ay u sheegtay qof walba oo ay kamid yihiin reerkeeda – waayo waxay ku daashay dhihidda ‘helo’ qof kasta mana dooneyn inay dadka salaanto. Hweeneydan 57-jirta ah ayaa dhawaan ...
Read More »La kulan: Ninka 40 sano ku bixiyay nooleynta Keymaha la xaalufiyay!
Brazil (Himilonews) – 83 sano jir lagu magacaabo Antonio Vicente wuxuu 40-kii sano ee lasoo dhaafay uu ku howlnaa dib u tarminta keymaha deegaanka. Sida badan oo xoola-dhaqatada Brazil ay u jaraan geedaha si ay xeyn-daab uga dhigaan xerooyinka iyo inay guryo ku dhistaan, wuxuu u hal-gamay in taranta geedaha la dabar-jaro uu soo nooleeyo. Maanta dadaalkiisa waa laga abaal-naqay, maadaama ...
Read More »Shiinaha – Markay Geeduhu helaan Qadarinta ay mudan yihiin!
Beijing (Himilonews)- Ardayda dugsiga magaalada Beijing ee Yucai High School waa inay aad u digtoonaadaan marka ay ku dhex ciyaarayaan gegida kubadda cagta. Taasina waa geed 100 sano jir ah oo ku dhex-yaal bartamihiisa. Ka dhisidda garoon ciyaareed hareeraha geed weyn caqligu ma qaato, hayeeshe dugsiga Yucai lamid ma ahan dugsiyada kale ee Shiinaha oo doorashada u furan. Yucai High School ...
Read More »Dr Zaki Naik oo sheegay in xukuumadda Hindiya suurad-xumeynayso sumcaddiisa.
Kuwait (Himilonews) – Gudaha wareysi dhawaan lala yeeshay, daaciga Muslimka ah ee Dr Zakir Naik wuxuu ka hadlay doodaha hareeyey laftiisa iyo sida dowladda Hindiya oo kaashanaysa warbaahinta dalkaas ay iskugu dayayso inay ku sumadayso dagaal-huriye. Waraysiga oo uu siiyay KTV Al Majlis – oo hoos yimaada fogaan-aragga dowliga ah ee Kuwait Television KTV, Naik wuxuu sheegay sida ay dowladda Hindiya iskugu ...
Read More »Argagax – Muslimad si sanduleysan looga xayuubiyay xijaabka!
Washington (Himilonews) – Gabar da’yar Muslimad ah ayaa laga bannaan bixiyay bangi ku yaalla magaalada Washington ee dalka Maraykanka, halkaas oo lagu soo warramay inay u aaday bixinta ceymista gaariga. Jamela Mohamed ayaa sheegtay in la baadi-soocday laguna qasbay inay dibadda uga baxdo bangiga Sound Credit Union – waayo waxay xirneyd xijaab. In kasta oo astaamo muujinaya in madax-gashiyada oo dhan ...
Read More »Maan Adeegsanno Awoodda Wax Cafinta!
Muqdisho (Himilonews) – Xusuusnow, uma cafisid dadka naftooda aawadeed – waxaad u cafisaa naftaada awgeed. Cafintu micnaheedu ma ahan inaad iska hilmaanto wixii ku dhacay – kamana dhigna inaad dirayso farriin ah in wixii laguugu sameeyey ay sax aheyd. Balse waa inaad iska saarto carada, mahadhaha iyo uur-ku-taallada aad u qabto qofka. Hase yeeshe taasi manoqon karto mid u fudud ...
Read More »Hindiya – Maxkamad ku baaqday in Lo’da laga dhigo Xoolo Qaran – Xabsi nololeedna lagu rido Muslimiinta cuna!
New Delhi (Himilonews) – Maxkamadda sare ee Rajasthan ayaa weydiisatay xukuumadda ra’iisul-wasaare Modi in Lo’da laga dhigo Xoolo Qaran. Waxay sidoo kale weydiisatay in sare loo qaado muddo-xilliyeedka ciqaabta lagu rido dadka cuna hilibka Lo’da – ama xitaa laga dhigo xabsi daa’in. Maxkamaddu waxay xog-hayaha iyo qaadi guud ee gobalka ugu yeertay inuu arrinta u qaado golaha dhexe ee dalka Hindiya. ...
Read More »