MUQDISHO – 26-jirka reer New York ee Robert Lee waa mid kamid ah arwaaxda naadirka ah ee xirfadooda heerka sarreysa uga haray inay is-beddel ku sameeyaan dunida. Lee waa helaha Rescuing Leftover Cuisine’ oo ah dhaq-dhaqaaq sameeya dadaallo lagu cirib-tirayo gaajada magaalooyinka – isaga oo ururiya cunnooyinka ay soo daadiyaan shirkdaha waaweyn kadibna ku nafaqeeya kuwa saboolka ah. Lee wuxuu sheegay ...
Read More »Yearly Archives: 2017
Maqaal – Dalmarayaal u safra sidii dal-xiisayaal kase duwan!
Muqdisho (Himilonews) – Qofi waxa uu laabta ku beegto cidi ma ogaato balse kol baa sida kaah iftiin loo arkaa waase goortuu kadin ka helo wixii ku keydsanaa. Biyuhuba kolkay karaarada ka kormaraan ayaa laga kurboodaa, kulamana laga yeeshaa iska moosidooda inta ka horreysa warba looma hayo. Dheriguna kolkuu kululaaduu karkaraa, markaas ayuu isna qooraansi kasbadaa, laguna ridaa cuuudkii la ...
Read More »Nin weeraray Taallada Ataturk kuna sheegay Sanam diinteennu diiday!
Istanbul (Himilonews) – Nin kamid ah dadka degmada Siverek ee dhacda koofur-bari dalka Turkiga ayaa weeraray taallada Ataturk – isaga oo yiri; ‘Sanam caabudku boos kuma lahan Islaamka,’ sida ay soo warisay Dogan News Agency. Ninka oo lagu sheegay Mehmet Malbora ayaa ku dulbooday taallada Ataturk ee ku taalla fagaaraha Siverek’s Cumhuriyet Square isaga oo burus la dhacaya. “Kuma jirto sanam ...
Read More »Dhaqtar sida dib-jirta u labista si uu bilaash ugu dabiibo darbi-jiifta ku nool Maraykanka!
Washington (Himilonews) – In ka badan 20 sano, Dr. Jim Withers wuxuu ku socdaalayaa jidadka Pittsburgh ee Pennsylvania – isaga oo kusii jeeda meelaha dib-jirtu gabaadsato, siiyana baxnaano, daweyn iyo daryeel caafimaad. Wuxuu samafalkiisa ugu yeeraa ‘dawada jidka’. Markuu ugu horreyn bilaabay, wuxuu isku ekeysiiyay sida dib-jirta uu rabo inuu gargaaro. Xirashada dhar-duug ah iyo dhaashi-xumida, wuxuu ku raja-weynaa inuu ku ...
Read More »Ma dhabbaa in Muuska laga qaado caafimaad-darro?!
Muqdisho (Himilonews) – Muuska ‘Banana’ waa mid ka mid ah dalaga ugu muhiimsan qudaarta, waxa uu kaalin lixaad leh kaga jiraa dhaqaalaha dhowr dal oo kamid ah dunida, tiiyoo ugu wacan tahay qiimaha sare ee uu kaga jiro cunnada, xawliga isticmaalkiisa iyo dhadhanka uu ku laran yahay macaanka uuna kaga gedisan yahay qudaarta kale. Waa dhame sanadka xilliyadiisa kala duwan ...
Read More »Laacib Muslim ah oo kooxdiisa kaga tagaya astaanteeda Macatabka
Muqdisho (Himilonews) – Ku biirista kooxda Macedonian-ka laba toddobaad kahor, laacibka Muslimka u dhashay dalka Albania, Florent Osmani ayaa go’aansaday inuu isaga tago Skopje – isaga oo yiri lama istaagi karo astaanta macatabka. “Astaanta kooxda ayaa leh macatab oo aan mar walba isku dayay inaad qariyo, waxaana taasi u sameynayay sababo caqiido,” ayuu Osmani u sheegay World Bulletin. “Sidaas la ...
Read More »Mushkiladda heysata Qoysaskeenna Yurub ku nool.
Muqdisho (Himilonews) – Dhaqankeennu wuxuu hadiyo jeer ahaa mid ku ilaashan isku xirnaanta iyo ka tilmaansiga hiddaha xeesha dheer ee awoowayaasheen. Dhaqanku wuxuu lahaa xeer iyo shuruuc degsan oo lagu wada arooro iyo hidde, dhaxal ahaan, lagaga daydayo jiilalkeennii hore. Marna ma dhicin qarniyadii hore, siiba xilligii isticmaarka, in Soomaalida lagu sandulleeyo ama laga dhaadhiciyo ku milanka dhaqamada iyo caadooyinka ...
Read More »Lakulan – Nin maalin kasta shaqadiisa diyaarad ugu kicitima!
Los Angeles (Himilonews) – Haddii aad kamid tahay dadka qaar oo aalaaba ka cawda socdaalka maalinleed ee shaqadiisa, sheekadan waxay ugu yaraan ku gelinaysaa xaalad degan. Nin ku nool Los Angeles kaas oo ka shaqeeya San Francisco ayaa lixda saacadood ee safarkiisa shaqada ku qaata duullimaad diyaarad. Maalin walba, Curt von Badinski, oo ah injineer makaanik iyo isku dubba-ridaha shirkad ...
Read More »Cano Cristales – Webiga ‘Shanta Midab’ ama Qaanso-roobaad.
MUQDISHO — Webiga Shanta Midab’ ama ‘Webiga Qaansa-roobaad’, Cano Cristales waa mid kamid ah webiyada ugu cajiibka badan caalamka. Inta ugu badan sanadka, Cano Cristales river oo ku yaalla dalka Colombia kaliya waa mid aan ka duwanayn qulqul biyoodka webiyada. Hayeeshe xilli kooban oo kamid ah waqtiga, wuxuu yeeshaa muuqaal ku xardhan midabyo kala jaadad ah. Ajada yaryar ee ka ...
Read More »Nin subax kasta webi kaga soo dabaasha aqalkiisa ilaa goobtiisa shaqada!
Muqdisho – Badi socotada magaalada Munich ee dalka Jarmalka waxaa saacado badan kaga baxa socdaalka jidadka mashquulka iyo jaamka la tiictiicaya subax walba, hayeeshe 40-jirka lagu magacaabo Benjamin David, socdaalku wuxuu dhabtii kaga dhigan yahay waaya’aragnimo raaxa leh. Maalin kasta wuxuu kusoo boodaa webiga Isar isaga oo kusoo dabaasha 2 km oo ay ku taallo kobta uu shaqeeyo ee Kulturstrand. ...
Read More »