Muqdisho (Himilonetwork) – Nin duurka kala yimid mas si uu xanaaneysto ayaa nolosha lagu cunay, marka loo eego booliska Thailand. Booliska degmada Kong Krailat ayaa sheegay in looga yeeray guri ku yaalla xaafadda Sukhothai si loo siiyo warbixin la xiriirta mas gebi ahaanba wada cunaya ninkii lahaa. Saraakiisha booliska oo goobta soo gaaray ayaa xaqiijiyay geerida ninka. Wuxuu u dhintay neef-qabad kadib ...
Read More »Yearly Archives: 2017
1 December – Maalinta Caalamiga ee AIDS-ka.
Muqdisho (Himilonetwork) – Kowda bisha December sanad kasta taniyo sanadkii 1988-kii, waa maalin caalami ah oo loogu dow-galay sare-u-qaadista wacyiga la xiriira cudurka dilaaga ah ee AIDS-ka kaas oo ku fidiya feyraska halista ah ee HIV-ga iyo in sidoo kale loo baroordiiqo dadkii ku dhintay cudurkan. Dowladaha iyo saraakiisha caafimaadka, ururrada aan dowliga ahayn iyo shaqsiyaadka adduun-weynaha oo dhan ku ...
Read More »Carruurtaada wali Hadyad maku siisay inay Masjidka ku tukadaan salaadda Subax?!
Muqdisho (Himilonetwork) – Koox carruurta Turkiga kamid ah waxaa lagu abaal-mariyay hadyado iyo baaskiilo maadaama ay Masjidka ku tukadeen salaadda Fajarka – kuwaas oo 40 saf buuxiyay. Hadyadda waxaa lagu siiyay Masjidka Sultan Selim ee degmada Iimaan oo katirsan caasimadda Istanbul, sida IIm Feed laga soo xigtay. Hooyooyin badan ayaa joogto ugu soo wehliya carruurtooda salaadda Fajarka si ay u ...
Read More »Masjid gudihiisa Jimicsi loogu sameeyo da’da culus!
Istanbul (Himilonetwork) – Shanta waqtiga ee salaadaha – hal xirmo oo jimicsi ah waa mashruuc samafal ah oo koox ardayda dalka Turkiga kamid ah ay soo qaban-qaabiyeen. Mashruuca wuxuu isku keenayaa dadka da’da culus ee Masaajidda ku cibaadaysanaya oo ku nool Dumlupinar: hadafku waa inay caafimaad dareemi karaan hadiyo jeer. “Isboortigu waa howl gaar ah oo si gaar ah da’deenna oo ...
Read More »Adnan Menderes – Halyeygii Baraaruga Islaamiga ee Turkiga cusub!
Muqdisho (Himilonetwork) – Waa RW hore ee dalka Turkiga, Adnan Menderes. Intii u dhaxaysay 1950-kii iyo 1960-kii ayuu ahaa RW kaas oo saddex jeer oo xiriir ah ku guuleystay doorashada. Wuxuu aad ugu nuglaa ilaalinta dhaqanka iyo akhlaaqda Islaamiga in lagu dhaqmo marka lala barbar-dhigo helihii Calmaaniyadda Turkiga: Ataturk, Kemal Pasha. Wuxuu 50-meeyadii u ol’oleeyey sharciyeynta Aadaanka Salaadda – yacni ...
Read More »Dameero Xabsiga loo dhigay cunista caleemo qaali ah.
Muqdisho (Himilonetwork) – Milkiilaha dameero ku nool Hindiya ayaa la yaab sunniyaha la taagay markii loo sheegay in boolisku ay xabsiga u taxaabeen dameeradiisa kadib markii ay cuneen caleemo. Kamlesh oo ku nool Utter Pradesh ayaa sheegay inuu u baxay raadinta dameeradiisa markii uu miriqdooda waayay. Tirada dameeradiisu waxay gaarayeen 8. Kadibna wuxuu ogaaday inay ku jiraan xabsiga Urai ee degmadiisa. ...
Read More »Gabar is dishay markii saaxiibkeed uu baahiyay sawiradeeda.
Muqdisho – Gabar ayaa gebi ahaanba dunida isaga quusatay markii saaxiibkeed uu sawirradeeda oo qaawan uu soo dhigay baraha bulshada, marka loo eego booliska Brazil. Booliska Nova Andradina ayaa sheegay inay sameeyeen baaritaan kadib markii 15-jir lagu magacaabo Karina Saifer Oliveira la arkay iyada oo ku meyday gurigeeda. Aabaheed, Aparecido Oliveira ayaa sheegay inuu inantiisa kala hadlay sawirradeeda qaawan ee lasoo dhigay ...
Read More »Aqoon-is-weydaarsiga Sanadlaha ee Cilmi-baarista Soomaaliya oo la daah-furay.
Muqdisho (Himilonetwork) – Waxaa maanta furmay aqoon-is-weydaarsiga sanadlaha ee cilmi-baarista Soomaaliyeed oo uu soo qaban-qaabiyay Machadka Cilmi-baarista Soomaaliyeed. Kani waa sanadkii saddexaad oo Machadku uu qabto cilmi-baarista. Wuxuuna socon doonaa muddo saddex maalmood ah. Isaga oo qeyb ka ah Jaamacadda Muqdisho, Machadku wuxuu labadii sano ee hore sidan oo kale usoo qaban-qaabiyay madasha cilmi-baarista Soomaaliyeed. Hal-ku-dhegga sanadkan ayaa ah: Adkeysiga iyo ...
Read More »Garasho la’aanta Soomaalida iyo Gacan-bidixeynta reer Galbeedka.
Muqdisho (Himilonetwork) – Dood badan kama taagna in dalkan uu ka dhacay burbur iyo bara-kac xoogan bilawgii 1991-kii, markii la dumiyey nidaamkii milatariga. Hayeeshe waxaa lagu kala qeybsan yahay aragtida ah sababtii loo riday dowladdii Milatariga ee Jaalle Siyaad. Dunidan waji walba waxaa horyaalla mid kale wax walbana waa labo labo, dabcan haddii ay dad ku doodayaan dalkan iyo dowladdiisii ...
Read More »82 qofood oo mar qura ku Islaamay gudaha Nigeria.
Lagos (Himilonetwork) – Munaasabad laba maalinle ah oo ay qabatay Akadeemiyadda Fidinta Dacwada Islaamka ee Nigeria ACADIP ayaa kusoo idlaatay guul kadib markii 82 qof oo Masiixi ah ay kusoo Muslimeen. “Taariikhdeenna dacwada aan wadnay muddo 23 sano ah waa markii ugu horreysay oo dhacdadan oo kale ay nasoo marto – halkaas oo tiro badan ay wadar-wadar kusoo Muslimeen,” ayaa lagu ...
Read More »