Salaadiinta Soomaliyeed ayaa Wacad Ku Maray in ay duqa Magaalada fikirkiisa ahaay in magaaladan ay Noqoto Mid nadiif ah ay ku Garab taagan yihiin “Anaga Hadaan nahay salaadiiinta iyo Duubabka Soomaliyed waxaan Maanta Gacmaheena Ku Nadiifineynaa Caasimadda Soomaliya waa Arin Waajib nagu ah Maadaama Dhaqankii ay ka go.antahay In ay Magaaladooda Nadiifiyaan Waxaan Isleenahay Soomaliya Waxay istaagi Doontaa Amni iyo Hormar ayaana la gaari doonaa Salaadiinta Lama soo Kicin jirin Laakiin Duqa Magaalada Cusub Waa nasoo Kiciyey waana Uga mahadcelineynaa ayuu Imaaamka Maxamed Yuusuf”
Gudoomiyaha G/banaadir ayaa salaadiinta,Ugaasyada.Imaamyada iyo Cuqaasha Iyo Dhamaan Oday Dhaqameedyada Maanta ka damqaday Dalkoooda Uga Mahadceliyey Sida ay Isku Xilqaameen Dhawaan waxay arki Doonaa Madaxda qaranka oo iyaguna Gacmahooda wadanka Ku Nadiifinaya.