crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> 2017 | HimiloNetwork | Page 18

Yearly Archives: 2017

Laba haween si yaab leh isugu dayay inay ku dhacaan bangi.

Pennsylvania (Himilonews) – Laba dumar oo ku labisan dharka haweenka ku xiran kaniisadaha ayaa isku dayay inay dhacaan bangi kahor inta aysan baxsan, marka loo eego booliska Pennsylvania. Booliska Pocono Township ayaa sheegay inay ku raad-joogaan labadan haween kuwaas oo aan la garan heybtooda, kadib markii ay soo galeen bangiga kuna qabteen qoryo ilaalada si lacagta caddaanka ah ee taalla ...

Read More »

Haweeney uur leh oo ku goodisay inay iska soo xaaqayso cunugeeda haddii aysan helin barteeda Twitter-ka u helin 4,000 likes.

Florida (Himilonetwork) – Dad badan ayaa la argagaxay aragtida haweeney xaamilo ah oo ku goodinaysa inay iska soo ridayso ilmaha uurkeeda ku jira haddii aysan helin like badan. Haweeneyda reer Florida oo isugu yeerta Saipanting barteeda Twitter-ka, ayaa sheegtay inay leedahay uur afar bilood ah. Maalintii Arbacada, waxay iska qaaday sawir ‘selfie’ ay ku muujinayso uurkeeda. Waxay xinayd dhagadhago macatab u sameysan ...

Read More »

Nin xarun daryeel u furay Eeyaha howl-gabka noqda.

Muqdisho (Himilonetwork) – Bai Yan, qalbi-jilcane ku nool Hangzhou ayaa dhawaantan soo jiitay indhaha bulshada caalamka kadib markii la ogaaday in 7 sano ee lasoo dhaafay uu lacag dhan $150,000 ku bixiyay daryeelka iyo xanaanaynta Eeyaha howl-gabka noqday halkaas oo kuwii lasoo shaqeeyey ay helayaan baxnaano. 55 sano jirkan ayaa booliska kamid noqday sanadkii 2004 isaga oo 30 ku dhawaad tababbaray. Wuxuu ...

Read More »

Wiilka qasaalad uu isku dhex qariyay ay ku dhagtay muddo saacado ah.

Muqdisho – Wiil yar ayaa naftiisa baray in dheeshu mararka qaar ay dhimashada u dhowdahay kadib markii muddo saacado ah uu ku dhex xirmay qasaaladda dharka lagu dhaqdo, marka loo eego booliska dalka Ukraine. Booliska Kharkiv ayaa sheegay in loogu yeeray guriga wiilkan 7 sano jirka ah kagadaal markii uu awoodi waayay inuu kasoo baxo mashiinta lagu meyro dharka. Wiilka ...

Read More »

Sawirro – Sidaan oo kale ma u qurxinaa fardaheenna?!

Muqdisho (Himilonetwork) – Gamaanku wuxuu had iyo jeer ahaa qeyb kamid ah nolosha insaanka – u eegis la’aan waqtiga iyo casriga lagu jiro. Wuxuu lahaa qeyb weyn oo noloshu la’aantiis aysan suura-gal noqoteen. Hayeeshe qarniyadii danbe oo adeegsiga gaadiidka afar-lugoodka uu soo kordhay, ku tiirsanaanta Gamaanka aad bay hoos ugu dhacday. Balse taasi kama horjoogsan in geesta kale looga faa’iideysto. ...

Read More »

Gorgor halis ku haya nolosha magaalo kamid ah Maraykanka.

Alaska (Himilonews) – Gorgorku waa shinbirta qaran ee dalka Maraykanka, hayeeshe badi dadka Ameerikanka ah aad bay ugu adag tahay inay arkaan inta ay nool yihiin, marka laga reebo kuwa ku nool magaalada Unalaska halkaas oo ay aad ugu badan yihiin. Unalaska waxay guri u tahay dad ku dhow 4,700 kuwaas oo deegaankooda ay la qeybsadaan shinbiraha kan ugu xoogga ...

Read More »

Xaflad lagu soo xiray Tababbar loo qabtay Wariyaasha Radio Himilo.

Muqdisho (Himilonews) – Xaflad kooban oo lagu soo xirayay tababbar soconayay muddo saddex maalmood ah ayaa lagu qabtay hoolka Idaacadda Himilo. Tababbarkan oo wariyaasha Idaacadda Himilo lagu barayay diyaarinta iyo sameynta Radio Documentary, Radio Magazine iyo Newspaper Article waxaa bixinayay kaadirro ku gaaroobay cilmiga iyo mihnadda saxaafadda. Ustaad Faarax Cumar Nuur oo ah madaxa tababarrada Ururka NUSOJ oo inta badan ...

Read More »

Daladda ugu ballaaran adduunka oo laga sameeyey Magaalada Makka.

Makkah (Himilonews) – Daladda ugu ballaaran adduunka oo dhismaheedu dhawaanahanba uu socday ayaa sanadkan lagu wadaa inay hoos iyo har qabow u noqoto Muslimiinta ka qeyb-galaya Xajka sanadkan, si looga yareeyo hurka iyo kuleylka cadceedda ee magaalada Barakaysan ee Makka, sida laga soo xigtay saraakiisha qaabilsan howlaha Xajka. Hoosiiskan ‘Daladda – Umbrella’, waxay dabooli doontaan fogaan isku wareeg ah oo ...

Read More »

Xaafadda ugu nadiifka badan Qaaradda Aasiya.

Muqdisho (Himilonews) – Badi magaalooyinka waaweyn ee dalka Hindiya waxay caan ku yihiin la dhinac jiifsiga qashinka iyo bulaacadaha, hayeeshe xaafadda Mawlynnong kuma jirto kuwaas. Dadka xaafaddan uma hayaan dulqaad yar aragtida qashinka waxayna waqtigooda ku bixiyaan hubsashada in mitir kasta oo xaafadda kamid ah aysan wasaq lahayn. Mawlynnong waxay markii ugu horreysay soo shaac-baxday sanadkii 2003-da, markii saxafi ka ...

Read More »

Qoys gurigooda ku xanaaneeya Duur-joogta ugaarsiga ku dhiban.

Muqdisho (Himilonetwork) – Xarunta Animal Ark waa goob gaar loogu xanaaneeyo duur-joogta Maharashtra ee dalka Hindiya taas oo qaabisha xayawaannada aqoontoobay lana ugaarsaday waalidiintii dhalay. Waxaa dhisay mid kamid ah dhaqaatiirta xaafadda kaas oo fahmay lagama haraanka ugaarsiga, hayeeshe aan haddana oggolaanin in ilmaha yar ay macluul iyo agoonnimo u dhintaan. Maalin, waqtigii 70-meeyada, isaga iyo afadiisa oo maraya keynta ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!