crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> 2017 | HimiloNetwork | Page 12

Yearly Archives: 2017

Deeggaanka Gaarisa oo laga mamnuucay dhirta la jaro ee dhuxusha laga sameeyo

Muqdisho (Himilonetwork) – Dowlad deegaanka Gaarisa ayaa bayaan ay soo saartay waxa ay ku mamnuucday in dhirta la jaro oo dhuxul laga sameeyo. Arrintan ayey dowladda deegaanku sheegtay inay uga gol-leedahay inay uga hortagto nabaad guur ku yimaada deeganka. Deegaanka Gaarisa ayaa waxaa ku badan dhirta la jaro ee laga sameeyo ganacsiga dhuxusha, taas oo lagu eedeeyo inay ku dhaqaaqaan ...

Read More »

Muslimiinta Maraykanka oo dhiig ugu deeqaya dhibanayaashii Las Vegas.

Washington (Himilonetwork) – Dallada Muslimiinta xuquuqda rayidka Maraykanka ugu weyn ayaa isugu yeeray bulshada Muslimiinta inay isugu yimaadaan caawinta iyo dhiig ku deeqista dhibanayaasha Las Vegas oo gaaraya 500 oo dhaawacyo ah. “Waxaan tiiraanyo iyo tacsiba la wadaagaynaa dhibanayaasha iyo bulshada kale ee Maraykanka,” ayay ku tiri warbixin ay soo xigatay aboutislam.net Nihad Awad, oo kamid ah National Executive Director of ...

Read More »

Saldhigyada Turkigu – waa Suuqyada cusub ee hubka uu soo saaro!

Muqdisho – Turkiga ayaa si rasmi ah u daahfuray xero ciidan oo aad u weyn kuna taal koofurta Caasimadda Muqdisho; xeradan ciidan oo ah tan ugu weyn saldhigyada Millateri ee Turkigu ku leeyahay meel ka baxsa ciidda Turkiga ayaa ka kooban 3; dugsi oo loogu talagalay tababarka ciidanka,Guryo ay askartu inta la tababarayo degaan maamulka iyo maareynta xerada loo diyaariyey, Masaajid ...

Read More »

Muslimad xijaabkeeda ku badbaadisay nin gubanaya!

Muqdisho – Haweeney Muslimad ah oo xijaabkeeda ku damisay nin ku gubtay shil gaari. “Markii aan arkay qof gubanaya waxaan sameeyey wax walba wixii iigu mudnaa,” ayay u sheegtay awaher Saif Al Kumaiti, wargeyska Khaliij Times. “Waxaan ka codsaday saaxiibtay oo gaariga ila saarnayd inay i siiso cabaayadeeda – iyadana ay gaariga kusii jirto.” Al Kumaiti waxay u soctay isbitaalka markii ...

Read More »

Caruus webi kasoo badbaadiyay wiil ku dhacay

Kanada (Himilonetwork) – Caruus ayaa lagu amaanay geesinimo markii u wiil yar oo webi ku dhacay uu soo badbaadiyay. Lamaanayaasha Clayton “Clay” iyo Brittany Cook oo u dhashay Kanada waxay dhammeysteen is dhaafsiga faraantiga, waxayna isku diyaarinayeen inay sawirro xusuus wada-galaan. Sawir-qaadahooda Darren Hatt, wuxuu soo jeediyay inay daanta webiga isku sawiraan. Markii ay sawir-qaadista bilaabeen, Brittany waxay aragtay seygeeda oo webiga isku ...

Read More »

Nin feer ka jabiyay nin ka diiday inuu shinbiro quudiyo.

Tokyo – Nin ayaa aad ugu dhaawacmay markii uu nin u sheegay inuusan gurigiisa hortiisa ku quudinin shinbiro, marka loo eego booliska dalka Japan. Booliska Nagoya ayaa sheegay inay xireen 61-jir lagu magacaabo Yoshio Muranaga kadib markii lagu eedeeyey inuu feer ka jabiyay nin ka dalbaday inuusan gurigiisa hortiisa ku quudinin shinbiraha. Maxkamadda horteeda, Muranaga waxaa lagu helay gabood-fal. Garsoore Yukie Yasufuku ayaa ...

Read More »

Carruurta Rohingya oo xeryaha qaxootiga ku baranaya Qur’anka Kariimka.

Dhaka (Himilonetwork) – Boqollaal masaafo in u jirta guryahooda, Muslimiinta Rohingya waxay carruurtooda Qur’anka ku xifdinayaan xerooyinka qaxootiga oo qalalaaso iyo gumaadka looga soo barakiciyay. “Tani waa moora-dilaac, haddana isla mar ahaantaas carruurta Rohingya waxay xeryaha ku baranayaan Qur’anka Kariimka,”  IlmFeed ayaa kusoo qortay barteeda faceook  oo uu la socday muuqaal ay kasoo duubtay. Ku dhawaad 430,000 oo qof ayaa kasoo ...

Read More »

Tuug isku dayay inuu xado gaari boolis ay ku dhex jiraan!!

Tokyo (Himilonetwork) – Tuug ayaa la argagaxay markii uu laba sarkaal booliska uu ku dhex arkay gaari uu isku dayay inuu xado, marka loo eego booliska Japan. Booliska Aichi ayaa sheegay inay xireen 23-jir lagu magacaabo  Ushio Sato, kadib markii lagu soo eedeeyey inuu damacsanaa xatooyada gaari boolis. Sato waxaa lagu qaaday danbi ah isku dayga xatooyo qaran. Marka loo eego baaritaanka booliska, ...

Read More »

Nin isaga oo hurda looga kiciyay dil uu qof u geystay!

Beijing (Himilonetwork) – Nin ku nool Shiinaha ayaa la yaabay sida aroor hore ay gurigiisa ugu soo kalaheen booliska. Wuxuu la yaabay ayaa noqotay in loo sheegay in lagu sameynayo baaritaan la xiriira dhimashada nin meydkiisu yiillay waddada dhinaceeda. Booliska ayaa 41-jirkan u sheegay inuu ku lug leeyahay fal ku dhufo-oo-ka-dhaqaaq ah oo ka dhacay waddada. Haung ayaa qirtay inuu ...

Read More »

Faa’iidooyinka laga helo cunista Sabiibka.

Muqdisho (Himilonetwork) – Sabiibka oo afka qalaad lagu yiraahdo raisins, wuxuu ku jiraa qudaarta faakihaysiga loo cuno. Balse in badan kamid ah faa’iidada caafimaad ee ku jirta lama socdaan. Waxaana jira faa’iidooyin aan lasoo koobi karin oo kugu sii qasbaya inaad sii isticmaasho ama hadda kadib aad bilowdo cunistiisa. Wuxuu daweeyaa calool-fuurka. Wuxuu sare u qaadaa miisaanka qofka – culeyska. ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!