London (Himilonetwork) – Danbiyada naceybka ee ka dhanka ah Muslimiintu wuxu sare u kacay sanadkan, sida lagu sheegay baaritaanka Press Association. “Weerarada ka dhanka ah tira-yarta diimaha UK waxay noqonayaan joogto,” Diane Abbott ayaa u sheegtay Birmingham Mail. “Humuujka ka dhan ka ah Muslimiinta wuxuu noqday mid si guud loo dhaleeceeyey.” Marka loo eego warbixinta Press Association, booliska ayaa diiwaan-geliyay 110 danbiyo ...
Read More »Yearly Archives: 2017
10 October – Maalinta Caalamiga ee Caafimaadka Dhimirka
Muqdisho (Himilonetwork) – Inta lagu jiro nolosha ka danbeysa qaangaarka, qeyb ballaaran oo waqtigeenna kamid ah waxaan ku bixinaa shaqada. Waaya’aragnimadeenna shaqada waa mid kamid ah siyaalaha go’aamiya badqabkeenna. Shaqaalaha iyo maareeyaasha waxay ku noqoneysaa lama huraan hubsashada badqabka sixo iyo wacnaanta howlgalka ee xubnaha kala shaqeeya goobaha shaqada si kor loogu dhigo wax soo saarka. Deegaan shaqadiisu taban tahay, ...
Read More »Maxaa ka taqaan Xuduudaha ugu Qatarta badan Caalamka?!
Muqdisho (Himilonetwork) – In aad ogaato waxaa kaa xiga in aad aqriso — sideedda xudduud ee caalamka ugu qatarta badan iyo sababta. al-Jeeriya iyo Marooko – xuduudda u dhaxeysa waddanka al-Jeeriya iyo Marooko ayaa ah xaduudda ugu qatarta badan caalamka. Sanadkii 1963-kii, waxaa ka dhacay xuduudan dagaal loo bixiyay “Xarbul Rimaal. Sidoo kale, sanadkii 1994-kii, ayaa laga dhisay gidaar labada waddan kala bara. ...
Read More »Axmed Johari – Geyfane u heelan Liibaanta Qoysaskeenna.
Muqdisho (Himilonetwork) – Su’aalaha doorka ah ee ilaa iyo maanta doodaha u furan waxaa ku jira haddii dareenku yahay bilowga guurka ama guurku uu yahay bilowga dareenka, hayeeshe Axmed Johari oo isaga iyo afadiisa hoggaamiya dhaq-dhaqaaq da’yarta loogu diyaarinayo sida nolosha guurka loogu guuleysto ayaa qaba in guurku yahay meesha lagu xaqiijiyo dareenka jaceylka iyo xiriirka labada lamaane ka dhex ...
Read More »Warbixin – Sida ay tahay shaqada Shirkadda Nadaafadda ECO.
Muqdisho (Himilonetwork) – Kahor inta aysan magaalada imaan shirkadaha nadaafadda, Axmed Sh Cusman Maxamed iyo Abdi Maxamed Goobaale waxay nolol maalmeedkoodu ku maarayn jireen xoogsiga iyo dhagax-jabiska. Hadda waxay katirsan yihiin shaqaalaha shirkadda nadaafadda iyo bilicda ee ECO. ECO waa mid kamid dhowr shirkadood oo howlaha nadaafadda ka shaqeeya kuwaas oo lixdii sano ee lasoo dhaafay si maalinle ah uga ...
Read More »Hambalyo Ardayda Gaalkacyo – Waan idin la qaadnay Farriintiinna Nabadda.
Muqdisho (Himilonetwork) – Inta bulshada Soomaalidu tiqiin sida loo dagaallamo, waxaa kale oo ay tiqiin sida ba’an oo aan looga mahdin balada uu reebo. Sidaas awgeed, mayara inta maahmaah, murti ama sheeko oo laga yiri waxa ku baxay dirir la isku fara-saaray. Mana ahayn qof kasta inuu jeclaa dagaal bilowgiis. Maadaama ninna uusan caano kusoo cabi doonin is fara-saarka, inta ...
Read More »05 October – Maalinta Macalinka Adduunka.
Muqdisho (Himilonetwork) – Maalinta Caalamiga ee Macalinkan waxaa loo dabaal-degaa 5 bisha October sanad kasta taniyo sanadkii 1994-kii si loo weyneeyo doorka ay horumarinta bulshooyinka kaga jiraan. Xuska sanadkan waxaa hal-ku-dheg ahaan loo qaatay: Tacliin xurnimo leh iyo xoojinta awoodda macalinka, waxayna tani daba soctaa halku-dheg sanadkii 2015 la qaatay oo ahaa hiigsiga cusub ee horumarin joogto ah. Si kale ...
Read More »Magaalo Allahu Akbar oo lala qeyliyo la isku tooganayo!
Venice (Himilonetwork) – Qof kasta oo ku qeyliya kalmadda Allahu Akbar waa la toogan doonaa, sidaas waxaa yiri maayarka magaalada Venice ee dalka Talyaaniga. Maayarka katirsan Xisbiga Garabka fog, Luigi Brugnaro, waxaa lagu soo warramay inuu warkan ka sheegay kal-fadhi ka dhacay Rimini kadib weerarkii ka dhacay Barcelona. Wuxuu sheegtay in: qof kasta oo -isaga oo ku sugan St Mark’s Square – ku qeyliya ...
Read More »Barnaamij loo sameeyay ragga doonaya inay si fudud xaasas badan ku guursadaan!
Jakarta (Himilonetwork) – Kadib garwaaqsiga in rag badan oo adeegsada shukaansiga online-ka ah ay isku dayayaan helidda xaasas dheeri ah, horumariyaha barnaamij software ah ayaa go’aansaday inuu u fududeeyo – isaga oo u abuuray page gaar ku ah nimanka godadlayaasha ah. Sanad kahor, isaga oo dhex meeraya dhowr mareegood oo shukaansiga ku lug leh, Lindu Pranayama wuxuu fahmay in badi ...
Read More »Somaliland oo ka digtay in Haramacadka si sharci darro ah dibedda loogu dhoofiyo
Hargeysa (Himilonetwork) – Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta reer Guuraaga ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland, ayaa ka digtay in ugaarta duurjoogta gaar ahaan Harimacadka ay si sharci darro ah dad dibedda ugu dhoofiyaan. Wasaaraddu waxa ay sheegtay in ciddii lagu helaa falalka noocaas ah la marin doono cadaallada oo la saamixi doonin, waxayna intaa ku dartay in ugaartan ...
Read More »