crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Wararka | HimiloNetwork | Page 8

Wararka

Gudaha Isgoyska ugu weyn Caalamka.

MUQDISHO (HN) — Bar isgoyska Putrajaya ee dalka Malaysia wuxuu buugga dhacdooyinka dunida ku galay inuu yahay midka ugu weyn adduunka oo ku fadhiya bed dhan 3.4km. Wuxuu dhacaa bartamaha caasimadda labaad ee Malaysia ee Putrajaya. Waana mid kamid ah meelaha ugu soo jiidashada badan caalamka. Waxaa sannadkii 2003 qaabeeyey Hijjas Kasturi, waxaana loo dhisay hab qurux badan sidoo kalana kaalingal ...

Read More »

Sheekada Haweeneyda ‘hab siisa’ geedaha si ay uga bogsato walbahaarka nolosha!

MUQDISHO (HN) — Haweeney Shanghai u dhalatay ayaa dhawaan qabsatay hadalheynta dalkeeda Shiinaha kaddib markii la arkay iyada oo ku dhegan ama hab siinaysa geedaha – waana tallaab ay sheegtay inay u sameyso si ay nabad, farxad iyo xasilooni uga hesho dabeecadda siiba geedaha. Qishishiqi ayaa sheegtay inay habsiinta geedaha ay soo bilowday bishii April ee sannadkan – iyada oo seygeeda ...

Read More »

Kalluumaystaha xiriirka fog la leh Yaxaaska.

MUQDISHO (HN) — Kalluumayste Induniisiyaan ah ayaa sheegay inuu xiriir 20 jirsaday la leeyahay yaxaas afar mitir gaaraya – uuna ugu yeero bulshada qeybteeda bogga ku socota. 59 jirka  Ambo oo ah kalluumayste ku nool Bontang wuxuu si un caan uga dhex noqday degmadiisa kaddib kolkii sida la yiri uu xiriir saaxiibtinimo la yeeshay yaxaas loogu yeero Rizka. Wuxuuna nolosha Ambo ...

Read More »

Dhismaha Dabaq ay ku nool yihiin 20,000 oo qof.

MUQDISHO (HN) — Dhismaha Regent International oo ku yaalla Hangzhou, dalka Shiinaha wuxuu qaadi karaa inta ku nool degmo oo dhan 20,000. Bartamaha Qianjiang Century ayuu dhacaa dabaqan, waxaana markiisii hore loo dhisay hoteel lagu raaxaysto, laakiin markii dambe wuxuu isku beddelay guryo laga kireeyo dadka caadiga ah waxaana uu ka kooban yahay in ka badan kun qolal isku go’go’an. ...

Read More »

Fadeexad ku dhacday shirkad dhismo ‘oo roog madow’ laami uga dhigtay dadweyne reer miyi ah!

MUQDISHO (HN) — Dadka ku nool gobalka Maharashtra ee dalka Hindiya ayay la-yaab ku noqotay inay ogaadeen in jidkii loo dhisay uusan ahayn mid sida jidadka kale laami u ah – balse uu yahay roog madow oo la dulmariyay ama lagu shubay laami. Marka loo eego Lokmat Times, dadka xaafadda Karjat-Hast Pokhari, waxay muddo badan ka cabanayeen in jidadkii ka dumay loo ...

Read More »

Dadka Japan ‘oo mar kale la barayo’ sida loo dhoolla-caddeeyo.

MUQDISHO (HN) — Waxay xirnaayeen afxir ama afsaab muddo saddex sannadood ah. Hadda dad badan oo Japan u dhashay waxay iska diiwaangeliyaan iskuul lagu barto sida loo muudsoodo ama loo dhoolla-caddeeyo mar kale. Dhoollaha oo la caddeeyo waxay Japan ka tahay falcelin dabiici ah, laakiin saddexdii sannadood ee lasoo dhaafay qofna ma uusan dhoolla-caddeynin sababta oo ah qof walba wuxuu ...

Read More »

Qoyska iska diiday inay iibiyaan gurigooda ku yaalla bartamaha fagaaraha magaalada.

MUQDISHO (HN) — Qoys ku nool magaalada Sidney, Australia ayaa lagu amaanay go’aankooda ah inay iska diideen iibsashada guri ay leeyihiin oo bartanka fagaaraha magaalada ku yaalla kaas oo loo gaaray adduun dhan malaayiin lacag ah. Deriskooda oo dhan waxay isaga guureen fagaaraha waxayna degaamaysteen meelo kale. Laakiin qoyskan ayaa iska diiday dhammaanba lacag walba oo loo gaaray. Mana qorsheynayaan ...

Read More »

La kulan – 22 jirkii Ardayga ahaa ‘ee guursaday’ macalimaddiisa oo 48 jir ah.

MUQDISHO (HN) — Wiil arday Malaysian oo 22 jir ah ayaa guursaday 48 jir macalimadiisa ah waxaana sheekadiisu ay abuurtay hadalheyn. Muhammad Danial Ahmad Ali, oo guursaday Jamilah Mohd wuxuu xiriirkoodu soo bilowday sannadkii 2016-ka oo ay macalin u ahayd. Wax xiriir jaceyl ah oo la yaqaan kama uusan dhaxeynin, in kasta oo Ahmed Ali xusuusan yahay sidii kalgacalka iyo naxariista ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!