crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Shabakadda Himilo oo Farxadda Ciidda la qeybsaneysa Umadda Islaamka. | HimiloNetwork

Shabakadda Himilo oo Farxadda Ciidda la qeybsaneysa Umadda Islaamka.

MUQDISHO (HN) — Shabakadda Himilo oo sannadkii 5aad u dabaal-degaysa markii la aas-aasay, waxay munsaabadda Ciidul-Adxa awgeed ay hambalyo iyo bogaadin hawada usoo marinaysaa dhammaan umadda Muslimiinta ah – gaar ahaan bulshada Somaaliyeed.

Shabakadda HimiloNetwork waxay u rajeynaysaa umadda Islaamka ah iyo bulshada Muslimiinta meel walba oo ay dunida ka joogaan inay ku ciidaan caafimaad iyo farxad. Waxaa kale oo ay Alle uga baryaysaa inuu ka dulqaado musiibooyinka heysta.

Helaha iyo Mulkiilaha Shabakadda, Zakariya Xasan Maxamed ‘Zaki Hiraale’ wuxuu isaga oo ku hadlaya codka dhammaan howl-wadeennada HimiloNetwork, umadda Somaaliyeed mar labaad ugu hambalyeynayaa munsaabadda Ciidda oo ku beegan maalinta beritto ah.

Xafiiska Shabakadda HimiloNetwork.

Nairobi – Kenya.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!