crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Gudaha Isgoyska ugu weyn Caalamka. | HimiloNetwork

Gudaha Isgoyska ugu weyn Caalamka.

MUQDISHO (HN) — Bar isgoyska Putrajaya ee dalka Malaysia wuxuu buugga dhacdooyinka dunida ku galay inuu yahay midka ugu weyn adduunka oo ku fadhiya bed dhan 3.4km. Wuxuu dhacaa bartamaha caasimadda labaad ee Malaysia ee Putrajaya. Waana mid kamid ah meelaha ugu soo jiidashada badan caalamka.

Waxaa sannadkii 2003 qaabeeyey Hijjas Kasturi, waxaana loo dhisay hab qurux badan sidoo kalana kaalingal ah. Hareeraha iyo gudahaba waxaa uga yaalla dhir qurxoon iypo guryo aad u heer sarreeya.

In ka badan 2 miles ama (3.4km) oo wareeg ah ayuu ku fadhiyaa. Wuxuuna leeyahay hal dhinac oo gaadiidyadu isku reed ama feer dhaafaan.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!