MUQDISHO (HN) — Sannad kasta 27 June waxaa loo dabaal-degaa xuska Maalinta Ganacsiyada yaryar iyo kuwa heer-dhexaadka ah si kor loogu dhigo wacyiga muhiimadda iyo kaalinta ganacsiyada meel dhexaadka ah ay ka ciayari karaa la kulmidda Qorshaha horumarinta joogtada ee QM. Waxaa jira jaadad iyo nuucyo ay ganacsiyada yaryari ka koobmaan. Waxaana qeyb ka ah wax-soo-saarka yaryar iyo qeybinta adeegyada ...
Read More »Wararka
26-ka June – Maalintii koowaad ee Madax-bannaanida Somaaliweyntii lagu hungoobay!
MUQDISHO (HN) — Waxay ahayd bilowga xurriyad iyo madax-banaani astaan qaranimo iyo qab umadeed suntan oo geyi kamid ah dhulka Somaalida uu ka helay gumeystayaashii dul-deganaa mid kamid ah. Dad badan waxay xusuusan yihiin sida habeenkaasu uga dhignaa dib-u-dhalasho iyo damaashaad aanay jirin ereyo lagu mcineyn karay. Markiise calankii Ingiriis ee ka dul banan jiray dhulka waqooyiga Somaaliya hoos loo ...
Read More »Madax-bannaanida Jabuuti waa Guusha Somaaliya.
MUQDISHO (HN) — Jabuuti waa barta istiraatijiyadda bariga Afrika oo dhaca xeebta waqooyi bari ee Geeska Afrika. Waxay dhinaca ku heysaa Marinka Baab al-Mandab kaas oo kala seera ama kala gooya Badda Cas iyo Gacabnka Cadmeed. Intii u dhaxaysay 1867-1967-kii waxaa loogu yeeri jiray Isticmaarka Faransiiska ee Dhulka Cafarta iyo Ciisaha. Markii la gaaray 1967-1977) dalkani wuxuu magaciisa Jabuuti qaatay ...
Read More »La kulan: Halyayga lagu naaneyso Bogsiiyaha Lama-degaanka.
MUQDISHO (HN) — Anand Dhawaj Negi, oo ahaa xisaabiye iyo qasnadhaye katirsan waaxda adeegga bulshada Hindiya ayaa ku guuleystay inuu bacad lama degaan ah ka dhigo keyn cagaaran. Halgankiisa oo 20-jirsaday wuxuu soo muujiyay saameyn togan iyo horukac loo aayay oo laga dareemay waqooyiga bacadka dhaca ee Himachal Pradesh ee dalka Hindiya. Sannadkii 1997 markii dowladda Hindiya ay bilowday Mashruuca ...
Read More »Maalinta Caalamiga ee La-dagaalanka Nabaadguurka iyo Abaaraha.
MUQDISHO (HN) — June 17 sannadka 2021 Maalinta Caalamiga ee Nabaadguurka iyo Abaaraha waxaa diiradda lagu saarayaa dib u nooleynta dhulka qalalay si loogu nacfiyo. Ol’olahaas dib usoo celinta ahina wuxuu horseedayaa abuurka fursado dhaqaale, shaqooyin iyo dakhliga qofeed oo kordha. Waxaa sidoo kale kobcaya heerka wax soo saarka cuntada. Qorshaha daba qabashada dabaadiga ka haray dhulal badan oo nabaad ...
Read More »Maalinta Caalamiga ee Qoysaska iyo Xawaaladaha.
MUQDISHO (HN) — Sannad kasta 16 June marka la gaaro waxaa QM ay u aqoonsatay Maalinta Caalamiga ee Qoysaska iyo Xawaaladaha. Xuska maalintan ayaa lagu aqoonsadaa doorka iyo kaalinta caadyaalka ah ee xoogsatada ka xoojiya dalalka ka baxsan waddamada ay u dhasheen ay ku leeyihiin sare-u-dhigidda iyo horumarka xubnaha qoysaska ay ka dhasheen ee dalkii hooyo ku sugan. Shaqaalaha ka ...
Read More »Maalinta Caalamiga Bedqabka Cunnada
MUQDISHO (HN) — Maanta waa Maalinta Caalamiga ah ee Bedqabka Cunnada. Sannadkii 2018-ka ayaa Kal-fadhiga Guud ee QM wuxuu 7 June u asteeyey inay tahay maalinta bedqabka cunnada. Kulanweynihii caafimaadka dunida ayaa sannadkii hore meelmariyay heshiis lagu xoojinayo laguna dhirrri-gelinayo dadaallada wax ku oolka ah ee lagu doonayo hubinta iyo tayada caafimaad ee cunnooyinka si qof walba oo aadmi ah ...
Read More »Maalinta Caalamiga ee Ka-dhanka-ah Kalluumaysiga Sharci-darrada.
MUQDISHO (HN) — Fadhigii Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ee dhacay bishii December sanadkii 2017-kii, ayaa lagu go’aamiyay in sanadka kasta shanta Bisha Juun la xusuusto mushkiladaha kalluumeysiga sharci-darrada ahi ka dhasha. Waxaa maalintan looga faa’iideystaan in indhaha dowladaha Caalamka iyo ururada caalamiga ahba lagu jeediyo saameynta taban ee ka dhalata dhaqdhaqaaqaasi aanan ku fadhin sharciga ee wiiqaya ...
Read More »Maalinta Caalamiga ee Degaanka.
MUQDISHO (HN) — Muddo aan u fog, waxaan qodaynay godkii lagu xabaali lahaa nolosha degaanka; kheyraad walba oo ku dihan iyo baxaali quruxsanaanteeda waxaa lagu waday dhac iyo wax-yeelo joogto ah; mana jirto mas’uuliyad umadeed oo la iska saaray si wadajir in loo ilaaliyo dabeecadda degaanka. Saddexdii ilbiriqsi ee kasta, waxaa dunida ka luma keyn muggeedu la eg yahay garoon ...
Read More »Ciriiriga Caasimadda Xal haloo helo!
MUQDISHO (HN) — Habeen kale iyo ciriiriga waddada Jaalle Siyaad iyo Aargada Dayniile u dhaxeeya. Muddo bil ah xilliyada habeenkii waxaa ku yaraa ciriiriga iyo saxmadda xad-dhaafka ah ee gaadiidka. Laakiin bil kaddib halkan waxay kusoo laabanaysaa wejigii lagu yiqiin. La-yaabna malahan in waqtigii kaga bixi jiray shacabka inuu haddana uga baxayo. Xalay oo kale waxay ahayd habeen ciriirigu gaaray ...
Read More »