Muqdisho, Soomaaliya (HIMILONEWS) – Sawirro muujinaya webiga Shabeelle ee dhex mara degmada Afgooye oo qalleyl noqday oo aysan hal dhibic oo biyo ah ku jirin ayaa toddobaadyadan lasoo dhigay baraha kulanka bulshada sida facebook. Sawirada waxaa la socday warbxinno tilmaamaya in qof kasta oo Soomaaliyeed uu ogsoonaado in webigu uusan iska qalalin balse ay jirto sabab/jiho ka dambeysa. Waxay tilmaameen ...
Read More »Sahanka
Sahan cilmiyeed: Maxaa keena Yaraanshaha Biyaha Labbada Webi ee Jubba iyo Shabelle?!
Muqdisho, Soomaaliya (Himilonews) – Biyo yarida Joogtada ah ee qaybo badan oo kamida dhulka Soomaaliya waxay noqotay dhibaato aan dhamaad lahayn. Dalku wuxuu ku yaalaa dhul oomane ah oo ay biyo la aan baahsani ka jirto, dadka ku noolna ay aad u kala firirsanyihiin. Baahida biyaha ee bulshada ku nool Soomaaliya waxay had iyo jeer ku daboolaan biyo ay ka soo ...
Read More »Q2aad: Sayniska iyo Salaadda
Muqdisho (Himilonews) – ———– SAYNISKA IYO SALAADA—————————- ———————————————————————————– Waxa aynu qabtii kowaad kaga soo hadalay, faaiidooyinka caafimaad ee ku jirra qayabaha waysada, Sida luqluqashada, sandaarsiga iyo maydhida wajiga . qaybtan waxa aynu kaga hadli doona faaidooyinka caafimaad ee ku jirra maydhida gacmaha, masaxida dhagaha iyo maydhida lugaha. iyo guud ahaah faaidooyinka kale ee waysada. ————-————————————————————————– 1. dhagaha oo laa masaxaa ...
Read More »Seyniska iyo Salaadda
Muqdisho (Himilonews) – Sayniska waxa lagu qayaxaa, waa waxqabad aqooneed oo wax ku ool ah, waxqabadkaas oo ka kooban barashada habdhiska iyo dhaqanka dabeecadeed ee shay kasta oo dunida ka jirra. Iyadoo lagu baranayo indho indhayn iyo iyo tijaabin. Saynisku waa aqoon ka dhaxaysa aadamaha oo dhan. Waana aqoontii ay iska soo dhaxleyeen illa nabi aadam csw. Waxa uu soomaray marxalado ...
Read More »44 sano kadib, maxaan ku soo kordhinay Qoraalka iyo ku hadalka Af Soomaaliga?
Muqdisho (Himilonews) – Af soomaaliga waxaa la qoray Sanadkii 1972-kii. Waxaa lagu qoray xuruufta laatiinka ka dib 11 sano markii la magacaabay guddigii Af Soomaaliga sanadkii 1961. Dood dheer kadib waxa soo baxday in uu jiro kala duwanaansho u dhexeeya guddiga oo ku saabsan xarfaha lagu qorayo iyo habka la raacayo iyada oo la soo bandhigay dhigaallo kala duwan. Dowladii Kacaanka ayaa ...
Read More »Sahan: LONDON waa meelaha ugu XUN ee UK looga noolaado! Ka guur hadaba!
Muqdisho (Himilonews) – Waxaa caadka lasoo dhigay meelaha ugu xun ee looga noolaado Boqortooyada Midowday ee UK la isku yiraahdo. Sahankan oo uu qaaday B. Heard ayaa ku sargooyay hab-samida nololeed ee ay ku kala duwan yihiin magaalooyinka ku yaalla UK sida dhinacyada waxbarashada–tayo ahaan, heerka danbiyada iyo tirada bulshada saboolka ah ee ku nool magaaladaas. Dorset ayaa lagu tilmaamay meesha ugu ...
Read More »SAHAN: LA YAAB!! DUMARKA UK BADIGOOD MA QUBEYSTAAN
Muqdisho (Himilonews) – Daraasad cusub oo la sameeyey ayaa lagu ogaaday in badi haweenka ku nool UK aysan qubeysanin maalin kasta sida ay cilmi-baaristu ku bilowday. Sahanka ayaa sidoo muujiyay in saddexdii dumarba uu mid ka qubeysto maalinkii–iyaga oo ku dhawaad saddex maalmood oo xiriir ah aan wada qubeysanin; ama aan jirkooda kareem ku dhaashan. Kaliya 57% kamid ah dumarka ...
Read More »Sahan: Dadka gurran oo si fariid u ah
Muqdisho (Himilonews) – Sida aalaba raad-galku ku arooro, wuxuu ku raarmaa ugu yaraan run ahaantiisa. Balse waxaa jira siyaalo dhowr ah oo dadka gacanta bidix wax ku qora oo Soomaalidu u taqaan Gureey loogu tilmaami karo dad fariid ah. Mid kamid ah siyaalahan waa hal-fikirka ama kartida ay kusoo karaariyaan aragti cusub oo ku saleysan xog dhabta. Taas waa marka ...
Read More »Sahan: Facebook oo shacbiyadda dhalinta koobaad ka galay
Muqdisho (Himilonews) – Dhalintan idin muuqata waxay si haqabeel ah ugu rogteen moobilladooda arjiga kuu suura-galiya inaad facebook-ga isticmaasho. Da’yarta waxaa dhacda inay moodaan in facebook-gu uu ka sara-tagay taladii waalidka, hadana waxay wali u adeegsanayaan si ka badan abid. Cimil-gal cusub oo ay sameysay firm Forrester, ayaa muujisay in–65% da’da u dhaxeysa 12–17-jir ay aaladaha xiriirka bulshada u arkaan ...
Read More »Sahan: Haweenka jirkooda iibsada oo ku badan Kenya
Muqdisho (Himilonews) – Jiilka soo hana-qaadaya ee Kenya ayaa ku dhex-haftoonaya dhaqan-guur hareeray anshaxa nololeed ee Insaaniyadda. Dhillaysigu wuxuu ka joogaa heerka ugu sarreeya. Meelo kamid ah tusaalaha gudbiya baaxadda ay la egtahay heerka uu dhillaysigu taagan yahay, waa Embakasi oo noqotay degmo ay ku yaalliin qolal lagu fiirsado filimada Jinsiga. Waxaa lagu galaa lacag dhan 150/Ksh kaliya daawashada. Halka ...
Read More »
HimiloNetwork Han & Horseed