crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Sahan: Facebook oo shacbiyadda dhalinta koobaad ka galay | HimiloNetwork

Sahan: Facebook oo shacbiyadda dhalinta koobaad ka galay

Muqdisho (Himilonews) – Dhalintan idin muuqata waxay si haqabeel ah ugu rogteen moobilladooda arjiga kuu suura-galiya inaad facebook-ga isticmaasho.
Da’yarta waxaa dhacda inay moodaan in facebook-gu uu ka sara-tagay taladii waalidka, hadana waxay wali u adeegsanayaan si ka badan abid.
Cimil-gal cusub oo ay sameysay firm Forrester, ayaa muujisay in–65% da’da u dhaxeysa 12–17-jir ay aaladaha xiriirka bulshada u arkaan diirimaad oo ay ka doorbidayaan hyper usage-ka sida  Snapchat, Instagram ama Twitterka. Ku dhawaad 61%, waxay sheegeen in facebook uu yahay kan ay aadka u adeegsadaan.
Tani waxay ku beegmeysaa xaqiiqda maal-dahan weriyaha Business Insider Maya Kosoff kaas oo tilmaamay in facebook-ga uu nuxur u yahay noloshooda bulshanimo.
Hadda, bishiiba 78% waxay adeegadaan facebook-ga, taas oo ka badan Instagram-ka (55%) Twitter-ka (50%) iyo Snapchat-ka (45%).
Facebooking
Isha: Himilonews.com
Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!