crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Sahan: Dadka gurran oo si fariid u ah | HimiloNetwork

Sahan: Dadka gurran oo si fariid u ah

Muqdisho (Himilonews) – Sida aalaba raad-galku ku arooro, wuxuu ku raarmaa ugu yaraan run ahaantiisa. 
Balse waxaa jira siyaalo dhowr ah oo dadka gacanta bidix wax ku qora oo Soomaalidu u taqaan Gureey loogu tilmaami karo dad fariid ah. Mid kamid ah siyaalahan waa hal-fikirka ama kartida ay kusoo karaariyaan aragti cusub oo ku saleysan xog dhabta.
Taas waa marka loo eego cilmi-baaristii 1995 uu sameeyey sychologist-gii Stanley Coren taas oo dhawaanahan ay dib u ifisay New Yorker article. Coren wuxuu tilmaamay tijaabooyin dhowr ah oo soo jeediya in dadka gurani ay leeyihiin karti-sarreysa oo hal-fikir ah, ugu yaraan ragga.
Coren wuxuu awooday in si dardar ku jirto uu ku kala dhigo maagalnimada ah in gureeyaashu ku fariidsan yihiin, qeyb ahaan, ku agaasimista shaqadooda fikirka saxda taas oo ka imaanaysa inay aqoonta ku jirta iyo xeerarka ay ku jaangooyaan jawaabta saxda ah.
Coren ayaa sharaxaday sida dadka gurani ay ugu badan yihiin dhinacyada xisaabta, farshaxanka, qaabeeyaasha dhismaha iyo kuwa dubnadda ciyaara.
Hadaba,aqriste noogu fariintaada ku aadan sida aad u aragto cilmi-baaristan.
Isha: Himilonews.com
Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com

 

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!