crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Dunida Muslimka | HimiloNetwork | Page 64

Dunida Muslimka

Gabar Muslimad ah oo su’aal adag weydiisay Musharax Donald Trump

 Muqdisho (Himilonews) – Gabar Muslimad ah oo xubin ka ah golaha Muslimiinta Maraykanka ayaa kahor timid faalladii Islaam-naceybka aheyd ee uu yiri musharaxa xilka madaxtimo ee Donald Trump oo aheyd in USA laga mamnuuco Muslimiinta. Zeinab Chaundry ayaa faalladiisa ku tilmaantay mid aan Ameerikaani aheyn iyada oo is-weydiisay haddii uu sidoo kale gudaha Maraykanka ka mamnuucayo caddaanka Xagjirada Kiristaan ah.  ...

Read More »

Aqalka Cad: Islaamku waa qeyb kamid ah Maraykanka

Muqdisho (Himilonews) – Iyada oo doraad musharaxa u taagan xilka madaxtinimo ee Maraykanka Donald Trump ee xisbiga Republican-ka ah uu sheegay in laga mancuuno Muslimiin kale inay soo galaan Maraykanka, Aqalka Cad ee White house-ka ayaa oraahdiisa ku tilmaamay mid qaaya-dilaysa noqoshadiisa madaxweynanimo ee USA–iyaga oo ugu yeeray xisbiga Republican-ka inay diidaan musharaxnimadiisa.  Af-hayeenka Aqalka Cad Josh Earnest ayaa ku tilmaamay Ol’olaha ...

Read More »

Maxay ka dhigan tahay Muslim-ku-noqoshada Ruushka?!

Muqdisho (Himilonews) – Kolkii Zeinab Nesterova iyo seygeeda ay u ban baxeen inay kusoo dalxiisaan Aasiya, waxay lasoo laabatay wax ka weyn tan, sawirro iyo bir-lab firinjiyeer. Socdaalka ayaa indhaheeda u furay dunida Muslimka, dhaqan-wanaagooda iyo hab-nololeedkooda. Waa markii koobaad ee muwaadinadda Ruushiyadda ah ay sahan-diimeed tagto. Tani ayaana carbis shaqsiyadeed u noqotay nolosheeda iyo iimaankeeda. Sanad kadib, waxay soo ...

Read More »

Putin oo yiri; “Alle wuxuu doonay in madaxda Turkiga aan ciqaabno”

Muqdisho (Himilonews) – Isaga oo kahor hadlayay xubnaha ugu awoodda badan Ruushka, madax-weyne Putin wuxuu sii qaraareeyey xiisadda ka dhex aloosan Moscow iyo Ankara. “Ilaahay wuxuu go’aansaday inaan gacmaheenna ku ciqaabno dowladda Turkiga inaga oo ka gacan-maroogsaneysa sabab badan oo xubnaheeda ah,” ayuu yiri Putin. Isaga oo kahor hadlaya Shirka Sanadlaha ee Ruushka, wuxuu tilmaamay in Turkigu wajaho ciqaab-ruuxi ah ...

Read More »

Muslimiinta Poland oo ka ban-baxay Islaam-naceybka lagu hayo

Warsaw, Poland (Himilonews) – Boqolaal dibad-baxyaal ah ayaa isugu soo baxay magaalada Pozman ee dalka Poland kaas oo looga soo horjeedo argagaxiseynta iyo Islaam-naceybnimada ayaa waxaa soo qaban-qaabiyey tira yarta Muslimiinta ah ee ku nool dalka Kirishtaanka u badan. Ku dhawaad 300 oo Muslimiin dibad-baxyaal ah ayaa isugu yimid banka magaalada ku taalla galbeedka dalkaas iyaga oo sita sawirro ay ...

Read More »

Haween ku hor kaadshay qoys Muslimiin ah oo tukanaya

Muqdisho – Laba haween oo ku hor kaadshay qoys Muslimiin ah oo salaad tukanayey –xilli ay cabsanaayeen ayaa laga sii daayay maxkamadda. Natalie Richardson, oo 32-jir ah iyo Claire Farrell, oo 36-jir ah, oo xilligaa cabsanaa ayaa ku qeyliyey ereyo Islaam-naceyb ah iyaga oo kastuumooyinka ku hor baxsanaya qoyska Muslimiinta ah ee tukanayey oo ay ku jireen laba caruur ah ...

Read More »

Muslim loo dhaawacay Islaam-naceyb

Muqdisho – Koox u dooda xuquuqda Muslimiinta ayaa weydiinaysa Waaxda Garsoorka ee Maraykanka inay baaritaan ku sameyso dhaawac loo geystay taksiile reer Pittsburgh. Darawalka ayaa la dhaawacay habeen loo yaqaan Mahad-naq isaga oo ku sugan Hazelwood, Golaha Xriirka Muslimiinta Maraykankana waxay guddiga Garsoorka ka dalbadeen in la baaro falkan Islaam-naceybka ah. Marka loo eego warbixinta, darawalka ah 38-jir, wuxuu gaarigiisa ...

Read More »

Muslimad lagu xabisay garoon diyaaradeed gudihiisa

Muqdisho – Muslimad Maraykan ah ayaa lagu hakad-celiyay gudaha gegi ku taalla UK kadib socdaal ay kaga soo duushay Maraykanka sababo la xiriira caqiidadeeda, sida ay sheegtay. Ayan Mohamud, oo 18-jir ah, waxaa lagu celiyey gegida Heathrow muddo 13-saacadood ah iyada oo wax laga weydiinayo wixii ka dhacay magaalada Paris–halkaas oo kooxda Daacish ay weerar ka geysatay. “Maan fileyn in saacado ...

Read More »

Calanka Falastin oo la suray xarunta MA ee Adis Ababa

Adis Ababa – Ururka ugu weyn QM ee Africa oo marka lasoo gaabiyo loo yaqaan UNECA ayaa Jimcihii sare uga taagay calanka dalka Falastnin magaalada Adis Ababa oo ah xarunta midowga Africa–taas oo hadda kadib hubaal u siisay dal noqoshada reer Falastin. Daganayaasha magaalada, danjirro iyo madax kala duwan ayaa goob-joog ka ahaa xafladda lagu taagay bandiiradda Falastin halkaas oo heesta qaranka ...

Read More »

Madaxweynaha Bolivia oo Israel ku tilmaamay dal argagaxiso

Muqdisho — Madaxweynaha dalka Bolivia, Evo Morales ayaa ku dhawaaqay toddobaadkii hore in Israa’iil ay tahay dalka argagaxiso ah oo dhibaato kawada marinka Gaza ee dhulka Reer Falastiin. Morales ayaa xusay in wixii hadda ka dambeeyay ay dadka Israa’iiliyiinta ah ee booqanaya Bolivia looga baahan yahay inay fiiso dalbadaan, isgaoo xusay in la jabiyay heshiis 1972-kii ay wada-galeen Israa’iil iyo ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!