crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Dunida Muslimka | HimiloNetwork | Page 43

Dunida Muslimka

Yuusuf Islam – “Doorkeennii lumay ee Dunida aan soo celino!”

ISTANBUL (Himilonetwork)  – Yusuf Islam, oo ah Muslim u dhashay dalka Britain kaas oo markii hore la dhihi jiray Cat Stevens ayaa ku bogaadiyay Dunida Muslimka inay sare u dhigaan hankooda iyo hiigsiga ku jira. “Way adag tahay in la helo dal Muslim ah oo soo saaraya sancada diyaaradaha, gaadiidka iyo telefeshannada,” ayuu yiri Yuusuf, sida laga soo xigtay Anadolu Agency. “Dunida Muslimka ...

Read More »

Masjidka Malmo ee Sweden oo Quudinaya Dadka Darbi-jiifta ah!

MALMÖ, Sweden (Himilonetwork) – Masjidka Malmo oo ah midka labaad ee ugu da’da weyn dalka Sweden ayaa cunno iyo hu’ u qeybinaya dadka darbi-jiifta ah xilliga qaboobaha uu soo darsaday, sida ay soo xigatay World Bulletin. “Masjidka Malmo wuxuu cunno ku filan siinayaa darbi-jiifta, qofna looga tagi maayo gaajada,” ayay tiri Eva, oo kamid ah xubnaha guddiga Masjidka. “Waddooyinka waxaan ku ...

Read More »

Masjid ku yaalla Malaysia oo soo jiidanaya Indhaha Dalxiisayaasha Caalamka.

BESUT (Himilonetwork) – Kaddib lix sano oo la dhisayay, hadda Masjidka Eight Dome oo dhaca xaafadda Kampung Lapan Kotak, galbeedka Malaysia, wuxuu si mid ah usoo jiidanayaa indhaha Muslimiinta gudaha iyo dalxiisayaasha dibadda uga yimaada dalka. “Dadku waxay ilaa dhinaca waqooyi ee dalka uga yimaadaan Masjidkan si ay ugu dhex tukadaan,” ayaa lagu yiri qoraal ay soo xigatay Bernama News Agencies. “Jiritaanka Masjidkan ...

Read More »

Masha Allah – Duuliye Shahaadada loogu qabtay Hawada sare ee Sucuudiga!

RIYAD (Himilonetwork) – Duuliye u dhashay dalka Brazil ayaa qabsaday indhaha dadyowga caalamka kaddib markii isaga oo hawada sare ku duulinaya diyaaradda uu cabbaar hakad geliyay si Shahaadada loogu qabto dusheeda xilli ay dul maraysay hawada Sucuudiga. Captain Amalo, oo duulinaya diyaarad aan magaceeda la sheegin waxaa la duubay isaga oo aqrinaya Shahaadada. Waxaana u qabanayay saaxiib la saarnaa diyaaradda. ...

Read More »

Da’yar Muslim ah oo u dhintay Badbaadinta Dib-jir cabsanaa oo Jidka Tareenka ku socday.

FRANKFURT – (Himilonetwork) – Boqollaal qofood ayaa iskugu soo baxay magaalada Hanau si ay iilka ugu sagootiyaan 17 sanno jir dhintay isaga oo badbaadinaya nin darbi-jiif ah oo ku socday dhabbaha tareenka. “Ma ihi caan iyo maal-qabeen toona, laakiin intaan oo dhan waxay iskugu soo baxeen geesinimada inankayga,” ayuu yiri  Ejder Sözen, oo ah aabaha dhalay marxuumka. Mustafa Sözen, kaas oo baranayay ...

Read More »

Lagos oo laga oggolaaday in gabdhaha Muslimiinta ah ay Iskuullada u xiran karaan Xijaabka.

LAGOS (Himilonetwork) – Dowlad-goboleedka Koofur-bari Lagos ayaa oggolaaday in xirashada xijaabka ee gabdhaha Muslimiinta uu kamid noqdo uniform-ka iskuullada, kaddib dood dheer oo qaadatay muddo bil ah. Maamulka ayaa ugu yeeray iskuullada inay gabdhaha Muslimiinta ah u oggolaadaan xirashada xijaabka – marba haddii uu la siman yahay uniform-ka caadiga ah, sida ay soo xigatay Anadolu Agency. “Qofna looma takoori karo ...

Read More »

Xaafad dhan oo mar qura wada qaadatay Diinta Islaamka.

CEBU, Philippines (Himilonetwork) – Koox ka socta Akadeemiyadda Seyniska iyo Cilmi-baarista UK oo loo soo gaabiyo  (IERA) ayaa indhahooda ku arkay arrin ashqaraar toddobaadkii hore kaddib xaafad dhan oo ku taalla dalka Filibiin ay qaateen Diinta Islaamka. Qeyb kamid ah Ol’olahooda Dacwada, IERA waxay casuumaad ka heshay dhawaan-Muslime ku nool tuulada kaas oo sidoo kale dadka xaafadda iskugu yeeray inay usoo baxaan ...

Read More »

Ghana – Gudaha Masjidka dhisan 700 oo sannadood!

ACCRA (Himilonetwork) – Masjidka Larabanga oo ku yaalla waqooyiga dalka Ghana, waxaa dhisay injineerro Suudaanees ah, waana Masjidka ugu da’da weyn gudaha Ghana iyo dhammaan Galbeedka Afrika. Waxaana lagu naaneysaa Masjidkii Makka ee Galbeedka Afrika ‘Makkah of West Africa.’ Wuxuu qaab ahaan u dhisan yahay qaababka dhismayaashii hore. Qaabka loo dhisay iyo qalab dhaqameedka loo adeegsaday dhismihiisa awgeed, gudaha Masjidkani waa ...

Read More »

Muslimiinta Maraykanka oo dugsiyada ka doonaya in jadwalkooda ay ku daraan Fasaxyada Ciidda.

Washington (Himilonetwork) – Koox Muslimiin ah oo ku sugan Wake, Waqooyiga Carolina ayaa doonaya in la aqoonsado Maalmaha Fasaxyada ah ee Muslimiintu dabaaldegaan laguna daro jadwalka iskuullada si carruurtooda u u helaan aqoonsi lamida kuwa lamidka ah ee dugsiyada la dhigta. “Way ku adag tahay inay ka baaqdaan iskuulka. Dugsiyada qaar ayaa fasax cudurdaar ah siiya carruurta, laakiin taasi wali ma ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!