Sign in Welcome! Log into your account your username your password Forgot your password? Get help Password recovery Recover your password your email A password will be e-mailed to you. HomeDunida MuslimkaGhana - Gudaha Masjidka dhisan 700 oo sannadood! Dunida Muslimka Ghana – Gudaha Masjidka dhisan 700 oo sannadood! By Himilo November 3, 2018 0 47 Share FacebookXPinterestWhatsApp ACCRA (Himilonetwork) – Masjidka Larabanga oo ku yaalla waqooyiga dalka Ghana, waxaa dhisay injineerro Suudaanees ah, waana Masjidka ugu da’da weyn gudaha Ghana iyo dhammaan Galbeedka Afrika. Waxaana lagu naaneysaa Masjidkii Makka ee Galbeedka Afrika ‘Makkah of West Africa.’ Wuxuu qaab ahaan u dhisan yahay qaababka dhismayaashii hore. Qaabka loo dhisay iyo qalab dhaqameedka loo adeegsaday dhismihiisa awgeed, gudaha Masjidkani waa mid aan u qabow badan. Halkaas oo cimilada ka jirta degaankaas ay tahay mid kulul. Waxaa la sheegaa in helihii Masjidkan, Ibrahim Ayuba al-Ansari, uu ku dhex aasan yahay gudhiisa. Dadka degaanka ayaa sheegaya in al-Ansari uu kasoo jeedo qabiilka Banu al-Najjar, oo ah midkii ay kasoo jeeday hooyadii Suubanaha NNKH, Aamina bin Abdullahi. Sannad kasta dadka degaanka ayaa isku soo baxa inay naashnaashaan masjidka oo u dhisan sidii loo dhisay qarniyo kahor. Share FacebookXPinterestWhatsApp Previous articleMaqaayad – si is-dhexgalka dhabta ah loo dhiirri-geliyo – mamnuucaysa moobillada smartphones-ka.Next articleMagaalada – beddelkii lacagta – Gaadiidkeeda lagu raaco Qashinka Balaastikada! Himilohttp://Himilonetwork.comZakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka. RELATED ARTICLES Dunida Muslimka “U daaya diintiisa.” – Maxkamadda Allahabad oo Ayush Malik u tixgelisay qaadashadiisa Islaamka. September 21, 2026 Dunida Muslimka Lamaane Muslim ah oo lagu qasbay inay ku dhawaaqaan hal-ku-dhegyo Hindu ah! September 21, 2026 Dunida Muslimka Cabasho laga gudbiyay sarkaal BOOLIS markii ay ku salaantay ‘Assalamu-Calaykum’ September 21, 2026 LEAVE A REPLY Cancel replyLog in to leave a comment Most Popular “U daaya diintiisa.” – Maxkamadda Allahabad oo Ayush Malik u tixgelisay qaadashadiisa Islaamka. September 21, 2026 Lamaane Muslim ah oo lagu qasbay inay ku dhawaaqaan hal-ku-dhegyo Hindu ah! September 21, 2026 Cabasho laga gudbiyay sarkaal BOOLIS markii ay ku salaantay ‘Assalamu-Calaykum’ September 21, 2026 Xildhibaan ku baaqday in Carruurta Muslimiinta Madrasadaha dhigta ay qaadaan Amaanta Sanamyada! September 21, 2026 Load more Recent Comments