MUQDISHO (HN) — Masjid ku yaalla gobalka Halabja ee Kurdistan ayaa xiisad jimicsi ah siinaya Jamaacada Masjidka soo xaadirta Salaadda Subax si ay maalinkooda firfircooni ugu qaataan. “Qof ahaan, jimicsigan waxaan kaga bogsaday jajabka iyo xanuunka dhabarka iyo lafaha,” ayuu yiri Sarkawt Nuri, oo kamid ah Jamaacada. Nuri wuxuu rajeynayaa in jimicsigani sii socdo si dad badan oo isaga lamid ah ...
Read More »Dunida Muslimka
Shirkad – beddelkii Muusiga – Duullimaadyadeeda u daaraysa Qasiido Nabi-amaan ah!
MUQDISHO (HN) — Shirkadda Duullimaadyada ee Pakistan International Airlines (PIA) ayaa go’aansatay inay rakaabkeeda kusoo dhaweyso Nashiidada Burda Sharif, oo ah mid lagu amaanayo Suubanaha NNKH – halkii lagu soo dhaweyn lahaa muusig dabacsan. Go’aanka waxaa ku dhawaaqay guddoomiyaha Shirkadda, Marshal Arshad Malik. Nashiidada waxaa si gaar ah loogu daarayaa duullimaadyada u socda magaalooyinka Jeddah iyo Madiina. Shirkaddan ayaa aalaaba sameysa ducada safarka ...
Read More »Masjid dadka la’ Nimcada Maqalka u sahlaya inay bartaan Qur’anka.
MUQDISHO (HN) – Masjid ku yaalla degmada Mataram, ee dalka Indonesia ayaa diyaarinaya tarjumayaal ku xeel-dheer la-hadalka dhagoollada si loogu caawiyo barashada Qur’anka oo ay baahi weyn u qabaan. Abdullahi oo kamid ah Jamaah Tabligh ayaa yiri; “Waxaan bilownay mashruucan barakada leh waxaana soo kordhinay shan tarjumayaal oo ku xeel-dheer luqad jireedka lagula macaamilo dhagoollada si ay u baraan diinta iyo Qur’anka.” ...
Read More »RW Malaysia oo difaacay sababta uu Muwaadiniin Israeli ah uga mamnuucay dalkiisa.
MUQDISHO (HN) – RW Malaysia, Mahathir Bin Mohamad ayaa sheegay in dadka u dhashay dalka Israel aan loo oggolaan doonin in dalkiisa ay soo galaan, marka loo eego Walla! News. Hadalkan ayaa daba socda dhaleeceyn loo jeediyay dowladdiisa kaddib markii ka qeyb-galayaal u dhashay dalka Israel laga mamnuucay inay ka qeyb-galaan tartanka caalamiga ee dabaasha Paralympic Swimming World Championship oo ka dhacaya dalka Malaysia. ...
Read More »Mohamed Ali oo loogu magac-darayo garoon diyaaradeed.
MUQDISHO (Himilonetwork) — Gegida dayuuradaha Louisville oo ku yaalla Kentucky, USA, ayaa ku dhawaaqday inay magaceeda u bedelayso Mohamed Ali si loo sharfo halganka feeryahankii weynaa. “Waxaa inoo farxad ah inaan ku dhawaaqno in magaca gegida dayuuradaha aan u beddelayno Louisville Muhammad Ali,” ayaa lagu soo daabacay barta twitter-ka. “In la nooleeyo dhaxalka Mohammed Ali waxay muhiim u tahay magaaladiisa uu ku dhashay.” ...
Read More »Haweeney – si ay Masjid u dhisto – muddo 30 sanno ah ururin jirtay lacagta biilka!
RIYAD (Himilonetwork) — Qisada haweeney muddo 30 sannadood ah ururinaysa keyd lacageed si ay masjid ugu dhisto ayaa ku baahday baraha bulshada. Sheekadeeda ayaa bilowday inay ku faafto barta twitter-ka kaddib markii wiilkeeda, Mohammad Al Harbi, uu soo dhigay maalintii Isniinta. Wuxuu soo dhigay sawirka hooyadiis oo dhex taagan wax u muuqda dhismo qabyo ah oo howl ay wali ku socto. ...
Read More »90-jir ‘Qaadatay’ Diinta Islaamka.
CEBU (Himilonetwork) — Haweeney 90-jir ah oo ku nool dalka Filibiin ayaa ugu danbeyn qaadatay diinta Islaamka – dadaal ay wadajir u bixiyeen Naadiga dacwada (IERA) oo fadhigeedu yahay UK iyo dadka degaanka. “Alxamdullilah, haweeneydan waxay meel dheer nooga timid si ay Shahaadada horteeda ugu qaadato,” ayaa lagu yiri qoraal la socday muuqaal ay barteeda soo dhigtay (IERA). “Da’da 90-jirka ayay ku ...
Read More »Muslim loo ganaaxay fagaare-ka-dhihidda Kalmadda Allahu Akbar!
MUQDISHO (Himilonetwork) — Da’yar Muslim ah oo ku nool Switzerland ayaa lagu ganaaxay lacag dhan 210 Swiss francs ama £170, kaddib markii uu kor u yiri kalmadda ‘Allahu Akbar’ – xilli uu farxad ku qaabilayay saaxiibkiis oo ay muddo kala maqnaayeen. Orhan E, oo 22-jir ah ayaa markii uu ku dhawaaqay kalmadda, waxaa durba u yeeray booliska magaalada Schaffhausen. Waxayna u sheegeen ...
Read More »Maxaad ka taqaan Kulan-diimeedka Sannadlaha ah ee Bishwa Ijtema?!
DHAKA (Himilonetwork) — Boqollaal kun oo Muslimiin ah ayaa ku kulma daanta webiga Turag ee duleedka caasimadda Bangladesh ee Dhakka – isku imaatin lagu tilmaamo midka labaad ee ugu weyn dunida kaddib Xajka oo la yiraahdo Bishwa Ijtema. Ijtema waxaa qudbado dheerdheer ka jeediya culumada dalka Bangladesh. Waxaana uu socdaa muddo saddex maalin oo xiriir ah. Balse si loo dhimo mugga tirada ...
Read More »Saleh oo rumeynaya riyada taageere Liverpool oo indhoole ah.
LONDON (Himilonetwork) — Xiddiga Muslimka ah, Mohammed Saleh ayaa rumeeyey riyada taageere 26-jir indhoole ah oo kooxdiisa Liverpool taageerayay taniyo carruurnimada – isaga oo ku marti-qaaday xerada tababbarka kooxda Anfield. “Qof walba wuxuu ii ahaa soo dhaweeye diirran,” ayuu yiri Mike Kearney isaga oo la hadlaya BBC Sport. Toddobaadkii hore, Kearney ayay qabatay shaashadda isaga oo u dabaal-degaya gool uu dhaliyay ...
Read More »