HomeMuuqaalladaDaawo - Bullaacado ay ku dhex nool yihiin Kalluunka.

Daawo – Bullaacado ay ku dhex nool yihiin Kalluunka.

MUQDISHO (HN) — Gudaha Japan marka aad joogto, la yaab malahan in xittaa bulaacadaha biyuhu ku shubmaan ay hoy u noqon karaan noolaha qaar sida kalluunka.

Taasna waa sababta oo ah heerka ay ka gaareen hufnaanta iyo bilicda degaanka.

Haddaba muuqaalka soo aadan waxaad ku daawanaysa qeyb kamid ah falsafadda nololeed ee ilbaxnimada degaaneed ee dalka Japan.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments