crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> La-yaabka | HimiloNetwork | Page 8

La-yaabka

“Daacad kama ahan inuu i guursado,” — Haweeney Dacwad yaab leh ku oogtay…

MUQDISHO (HN) — 26 jir u dhalatay dalka Zambia ayaa dhawaan noqotay hadal-heyn qaran kaddib markii ay dacwad ka gudbisay jaceylkeeda iyada oo ku eedeynaysa inuu waqtigeeda ka lumiyay madaama uu muddo badan ka maadanayay inuu soo afjaro xiriirkooda 8 jirsaday. Ku daalista sugitaankiisa, Gertrude Ngoma ayaa maxkamadda uga dacwootay jaceylkiisa si ay ugu cadaadiyaan inuu si dhaqso ah u ...

Read More »

Nadaafiso – si ay u muujiso Nadaafadda Musqusha – biyaha ka cabta Kortagga.

MUQDISHO (HN) — Dood adag ayaa ka dhalatay muuqaalka haweeney nadaafadda u qaabilsan shirkad ku taalla Shiinaha kaas oo la arkay iyada oo kortagga lagu saxaroodo kasoo darsanaysa biyo u muuqda inay nadiif yihiin si ay u cabto. Haweeneyda oo goor hore shaqada nadaafadda shirkadda dhameysay ayaa ugu yeereysa maamulaheeda si uu uga marqaati kaco heerka hufnaan ahaaneed oo ay ...

Read More »

Ninkii sida yaabka leh caan uga dhex noqday TikTok.

MUQDISHO (HN) — Da’ dhexaad u dhashay dalka Fiitnaam ayaa noqday qof caan ka ah barta TikTok kaddib markii uu kasoo muuqday muuqaallo uu isaga oo shiban iska soo duubayo. Anh Tran Tan, waxaa aalaaba la arkaa isaga oo fiirinaya kaamirada oo kaliya – halmar aan dhinac isku nuuxinayn weliba ay usii dheer tahay aamusnaan. Waxa kaliya gadaashiisa ka daaran ...

Read More »

95 jir aan weligiis Timihiisa jarin!

DELHI (HN) — 95 jir u dhashay Hindiya ayaa sheeganaya inuusan weligiis maalin jarin timihiisa oo dhererkoodu sii dhaafayo 24-feet ama (7.3 meters). Marwalba oo soconayo dhakadiisa waxaa tuurma isu-tagga timihiisa oo dad badan aragtidiisa ay la yaab awgiis sunniyaha la taagaan. Xilli in badan ay ka walaacsan yihiin inaysan booqan karin goobaha lagu qurxiyo timaha, 95 jirkan dan kama ...

Read More »

Muxuu Baadari xertiisa ugu yeeray inay dhistaan guryo kana baxaan kirada?!

LAGOS (HN) — Baadari ku nool Nigeria oo la yiraahdo Pastor Charles Osazuwa, ayaa xertiisa ugu baaqay inay dhistaan guryo ay leeyihiin, kana baxaan guryaha ay kirada ugu jiraan, madaama lihilaha guriga uu Ilaaha Masiixa ‘oo uu kala jeedo Nebi Ciise CS’ aysan isla qaadan karin magac qura. Landlord waxaa loogu yeeraa shaqsiyaadka leh hantida maguurtada ah sida guryaha, sidaas darteed, ...

Read More »

Jeegaantii gubaneysay oo lagu arkay Japan!

TOKYO (HN) — Japan waxay caan ku tahay hal-abuurka iyo wax soo saarka sancada nuucyadeeda kala jaadka ah, balse waxay sidoo kale gaar u leedahay jeegaanta dhif ah oo lagu arkay heegada sare ee caasimadda Tokyo. Wax lagu murmay inay yihiin daruur cuslaatay oo baraf ah iyo jeegaan ayaa baraha bulshada Japan aad la iskugu dhaafsaday, waxaase muuqeeda kore la ...

Read More »

Maxaa Xaasle ku kalifaya inuu Dacwad ka gudbiyo Google Map?!

DELHI (HN) — Saxaafadda Hindiya ayaa tebinaysa sheekada nin dacwad ka gudbiyay shirkadda Google qeybteeda ‘goobeynta’ Google Map – isaga oo yiri: “Waxay noqotay aalad ay xaaskaygu igu raadgurto mar kasta oo aan guriga ka baxo.” R Chandrasekhar, oo 49 jir ah ayaa sheegay in afadiisa iyo isagu ay halis ugu jiraan inay guurkoodii soo jiray gu’aal badan uu ku danbeeyo ...

Read More »

Sawiro — Siyaasi gaarigii uu jeclaa ka dardaarmay in lala duugo!

PRETORIA (HN) — Siyaasi u dhashay dalka Koofur Afrika oo dhintay toddobaad kahor ayaa lala aasay gaarigiisa Mercedes limousine si loo fuliyo dardaarankiisa. Tshekede Bufton Pitso, oo ah hoggaamiyihii hore ee United Democratic Movement (UDM) ayaa ku dhintay shil gaar isaga oo ku jira safar gaaban. Waqti waxaa soo maray uu lahaa dhowr gaari oo nuuca raaxada ah, laakiin sannadihii ...

Read More »

Dad diida inay u hoggaamsamaan Bandowga oo loo helay xal la-yaab iyo cabsi leh!

JAKARTA (HN) — Ka daalista in dadka lagu amro inay guryahooda ku negaadaan inta lagu jiro bandowga socda ee lagu horjoogsanayo faafista xanuunka Covid-19, siyaasi ku nool jazaiiradda Java ee dalka Induniisiya ayaa soo jeediyay tallaab la-yaab iyo cabsi leh. Kuwa jebiya amarka lagu soo rogay oo ka dhega-adeyga inay guryahooda isku karantiilaan, waxaa lagu xirayaa qolal mugdi ah oo ...

Read More »

Nin Carrabka iskaga jaray si xanuunka Corona uu u joogsado!

DELHI (HN) — 24 jir dalka Hindiya u dhashay oo dhawaan carabka iskaga jaray si hibo uga dhigo Ilaaha uu caabudo ee Kali Mata ayaa loola cararay isbitaalka. Vivek Sharma oo ku nool gobalka Gujurat ee dalka Hindiya ayaa tallaabadan sameeyey si – sida uu aaminsan yahay – uu Ilaahiisa Kali Mata wax u qabto faafitaanka xanuunka Covid-19. Bandowga lagu ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!