crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Ninkii sida yaabka leh caan uga dhex noqday TikTok. | HimiloNetwork

Ninkii sida yaabka leh caan uga dhex noqday TikTok.

MUQDISHO (HN) — Da’ dhexaad u dhashay dalka Fiitnaam ayaa noqday qof caan ka ah barta TikTok kaddib markii uu kasoo muuqday muuqaallo uu isaga oo shiban iska soo duubayo.

Anh Tran Tan, waxaa aalaaba la arkaa isaga oo fiirinaya kaamirada oo kaliya – halmar aan dhinac isku nuuxinayn weliba ay usii dheer tahay aamusnaan.

Waxa kaliya gadaashiisa ka daaran muusig Fiitnaamees ah.

Waxaa ku xiran 500,000. Waxaana daawaday in ka badan 8 milyan. Sidaas oo ay tahay, sooma dhigo muuqaallo badan bartiisa.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!