Muqdisho (Himilonetwork) – Nin hinaase ah ayaa saaxiibtiis ku toogtay codsi saaxiibtinimo oo facebook loogu soo dirsaday, marka loo eego booliska Florida. 19-jir lagu magacaabo Charles Tenpenny waxaa xiray xafiiska Pinellas County Sheriff’s kadib markii uu toogtay 18-jir laheyd uur 20 isbuuc ah. Tenpenny wuxuu, markiisii hore, sheegay in qof aan la garaneyn oo huwan dhar madow uu saaxiibtiis toogtay xilli ay ...
Read More »La-yaabka
Xarun Duur-joog oo Dameer u ekeysiisay Farowga.
Qaahira (Himilonetwork) – Xarun lagu xanaaneeyo duurjoogta oo ku taalla dalka Masar ayaa wajahaysa dhaleeceymo ku saabsan isku day qiyaano oo ay kula kaceen dalxiisayaal u yimid inay daawadaan duurjoogta kaddib markii ay dameer u ekeysiiyeen dameer farowga. Mahmoud A. Sarhani, oo soo booqday xarunta ayaa qaaday sawirrada dameer-farow ku jira xerada kaas oo uu aad ula yaabay muuqaalkiisa aan ...
Read More »Ilmihii dhashay 4 sano kaddib dhimashada Waalidkiisa.
Beijing (Himilonetwork) – Wiil ayaa dhashay afar sano kaddib geerida labadiisa waalid. Shen Jie iyo Liu Xi ayaa is qabay muddo laba sannadood ah, waxay dooni jireen inay carruur isku dhalaan. Markii ay awoodi waayeen inay galmada tooska ah iskugu qaadaan uur, waxay iskula weecdeen hannaanka beerista ugxamaha ee bacriminta dadban oo loo yaqaan IVF – In Vitro Fertilization. Shan ...
Read More »Diyaarad halhaleel ku degtay markii uu ka dhex dhacay fal la yaab leh.
Muqdisho (Himilonetwork) – Diyaarad laga leeyahay Shiinaha ayaa sameysay degitaanka degdeg ah kaddib markii mid kamid ah rakaabka diyaaradda uu garba-duub ku qabsaday haweeney kamid ah shaqaalaha. Muuqaal laga soo duubay ayaa muujiyay ninkan oo qalin dhuunta uga haya haweeneydan kamid ah shaqaalaha diyaaradda oo fadhisa – isaguna uu gadaal dhuunta uga dhegan yahay. Duullimaadka ayaa u kala safrayay magaalooyinka Changsha ...
Read More »Sheekada Wiilkii iska diiwaan-geliyay Jaamacadda Haweenka Shiinaha.
Beijing (Himilonetwork) – Wiil 18-jir Shiinees ah ayaa qabsaday baraha bulshada ee caalamka kaddib markii uu iska diiwaan-geliyay Jaamacadda Haweenka Shiinaha – mid kamid ah sababta uu sidaas u yeelana waa inuu helo gabar uu nolosha la wadaago. Iyada oo loo eegayo doorbidista dhallaanka laboodka ah ‘wiilasha’ oo Shiinaha ka dhaqan-qalay xilligii lagu jiray Siyaasadda Hal-cunug (1979 – 2015), hadda dalka ...
Read More »Haweeney nolol ku aastay Cunugeeda si ay u raal-geliso Nin ay jeclaatay!
Muqdisho (Himilonetwork) – Haweeney ayaa lagu qasbay inay ilmaheeda kasoo bixiso god ay ku riday isaga oo nool, si ay u raali-geliso saaxiibkeeda cusub. Muuqaal la yaab leh oo laga duubay ayaa muujinayay hooyadan oo heysa cunug meyd ah oo saddex bilood jir ah – iyada oo aan muujineyn wax walwal ah. Haweeneyda ayaa markaas xabsiga la dhigay, cunugeeda waxaa ...
Read More »Caruus iyo caruusad Xabsiga loo taxaabay habeenkii koobaad ee Bisha Malabka.
Muqdisho (Himilonetwork) – Caruusad iyo caruuskeeda ayaa lagu qasbay inay laba qol oo xabsiga dhexdiisa ah ku kala hoydaan habeenkii koobaad ee aqalkooda. Halkii ay habeen farxadeed ku qaadan lahaayeen arooskooda, lamaanaha oo ku nool England waxaa lagu xiray xasbiga, marka loo eego xeer ilaaliyaha. Booliska ayaa loogu yeeray goobta ay xafladda arooskooda ay ka jirtay si ay u ugu ...
Read More »Niman si la yaab leh ku dhacay bangi markii ay saxarada Ey ku daadiyeen dhexdiisa.
Muqdisho – Koox bangiyada jabsata ayaa gacanta lagu dhigay kadib markii ay maareeyeen xatooyada lacag badan iyo walxo qaali ah, marka loo eego booliska Spain. Booliska Cartagena police ayaa sheegay inay xireen shanta nin oo muddo sanado ah dalal badan ka howl-geli jiray. Falkii ugu danbeysay, shanta nin oo kasoo kala jeeda dalalka Colombia, Mexico, iyo Cuba, waxay gooni gooni usoo kala ...
Read More »Wadaad Afadiisa ku furaya nadaafad-darro iyo caajis!
Muqdisho – Raadatada Wadaad baadari ah ayaa la yaabay inuu kiis furriin ka gudbiyay afadiisa. Baadariga 38-jirka ah oo lagu magacaabo Adedayo Adeyemo ayaa u shegay maxkamadda inuusan wax badan sii qabi karin xaaskiisa maadaama aysan ogoleyn hagaajinta iyo howlaha guriga. Adeyemo wuxuu baadari ka yahay kaniisadda Joint Heir Assembly. Labaduba waxay isku dhaleen laba carruur ah oo shan jir iyo sagaal ...
Read More »Haweeney qalqal gelisay rakaab diyaarad markii loo diiday inay sigaar ku dhex cabto.
Muqdisho – Haweeney ayaa mada wareer ku dhacay markii loo diiday in sigaar ku dhex nuugto gudaha musqul diyaaradeed xilli ay duullimaad ku jirtay, marka loo eego booliska California. Booliska Sacramento ayaa sheegay inay xireen 24-jir lagu magacaabo Valerie Curbelo taas oo dil ugu hanjabtay rakaabkii la saarnaa diyaaradda iyo shaqaalaha. Curbelo waxaa lagu qaaday danbi ah carqaladeynta deganaata rakaabka. Waxaa kiiskeeda ...
Read More »