crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> La-yaabka | HimiloNetwork | Page 10

La-yaabka

Hooyo – si ay deynta iskaga bixiso – Mataanaheeda iska iibisay.

BEIJING (HN) — Hooyo keli-nool ah oo ku nool dalka Shiinaha ayaa xabsiga loo taxaabay dhawaan markii la ogaaday inay mataano ay dhashay ku iibsatay adduun dhan 65,000 yuan ($9,100) si ay ugu deyn baxdo kagana iibsato moobil cusub. Marka loo eego Ningbo Evening News, hooyadan oo ku jirta da’da 20 jirka ayaa lagu soo waramay in bishii September sannadkii hore ...

Read More »

Meeqo sanno ayaad ku qiyaasi lahayd da’da inankan?!

ISTANBUL (HN) — Daawadayaasha kulan ciyaareed dhex marayay laba koox oo Turkiga ka wada dhisan ayaa ku wareeray muuqaal da’yar fiirsanayay ciyaarta oo la ogaaday inuu ka weyn yahay sida uu u muuqaal u eg yahay. Kulan ciyaareedka oo dhex marayay labada koox ee ugu weyn dalka Turkiga ee Bursaspor iyo Fenerbahce ayay daawadayaashu ku adkaatay inay si dhab ah ...

Read More »

Shaqaale ciqaab looga dhigay inay cunaan kalluun nool….

MUQDISHO (HN) — Shirkad gediska ganacsiga ku gaarowday oo ku taalla Guizhou, ayaa la kulantay fadeexad kaddib markii ay shaqaalaheeda ku amartay cunaan kalluun nool; iyo inay cabaan dhiiga digaaga, maadaama heerkii shirkadda ay u baahneyd aanay uga soo bixin shaqadooda. Muuqaalka shaqaalaha oo si qasab ah ku liqaya kalluun kuna cabaya dhiig digaag ayaa ku baahay baraha bulshada taas ...

Read More »

Ninka 40 sanno aan jarin Timihiisa!

MUMBAI (HN) — 63-jir u dhashay Hindiya ayaa muddo 40 sano ah jarin timihiisa; kuna taaban wax biyo ah. Markaad aragto wuxuu kuula muuqanayaa sida xamaali madaxa ku sida jawaan. Sakal Dev Tuddu oo ah degan xaafadda Mandada ee gobalka Bihar dalka Hindiya wuxuu tarminayay timihiisa taniyo markuu jiray 22 sanno. Markii hore, sababtiisa goonnida ah ayuu u doorbiday inuu ...

Read More »

Duugtiisa ayaa la diyaarinayay markii la ogaaday inuu weli nool yahay.

MUQDISHO (HN) — 20 jir ku nool Lucknow, dalka Hindiya ayaa ku sigtay in nolosha lagu aaso kaddib markii isbitaal gaar loo leeyahay oo la dhigay ay ku sheegeen inuu dhintay. Mohammed Furqan ayaa shil galay dhammaadka bishii tagtay waxaana loola cararay isbitaalka, wuxuu ku jiray xaalad halis ah. Markii reerkiisu bixiyeen adduun walba oo ay awoodeen si loogu daweeyo, ...

Read More »

Maqaayad – si aadan lacagta ugala cararin – kugu kor xiraysa kursiga aad ku fadhiisato.

MUQDISHO (HN) — Sawirada muhaajir Venezuela u dhashay kaas oo lagu silsiladeeyey kursiga maqaayad uu cunno kasoo raadsaday – si aanu ula baxsan lacagta lagu leeyahay – ayaa ku baahday baraha bulshada. Waxayna abuurtay dood la isku maan-dhaafay. Sawiradan waxaa markii hore bartiisa soo dhigay weriye u dhashay dalka Venezuela kaas oo wax u qora La Patilla. Si kastaba, walow ...

Read More »

Siyaasi si la-yaab leh oohin afka furtay markuu shan cod ka helay doorashadii dhacday.

MUQDISHO (HN) — Musharaxa madax-bannaan oo ka tartamayay gobalka Punjab ee dalka Hindiya ayaa dunida ka yaabsaday kaddib markii warbaahintu qabatay isaga oo ooyaya markii uu helay shan cod oo kaliya doorashadii dhacday – xilli sagaal qof oo reerkiisa kamid ah ay ku jireen cod-bixiyaasha. RW Narendra Modi ayaa helay guulo taariikhi ah doorashadii dhacday taas oo ay kasoo qeyb ...

Read More »

Aabbe Xabsi u gelaya dhanbaal ku socday wiilkiisa oo uu amar la’aantiisa furay!

MADRID (HN) — Aabbe ayaa lagu wadaa inuu labada sanno ee soo aadan uu xabsiga liin dhannaanta ku cabo kaddib markii uu furay dhanbaal ku socday wiilkiisa 10-jirka amar la’aantiisa, marka loo eego warbaahinta Spanish-ka. Tallaabadan ayuu kaga gol lahaa inuu caddeymo ugu raadsado kiiska ka yaalla maxkamadda ee kala dhaxeeya afadiisa – oo ah inanka hooyadiis. Balse maanu marnaba ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!