Muqdisho (Himilonetwork) – Wax cafintu ma ahan mid ku xiran caqiido diimeed, dhaqan umadeed iyo wixii lamid ah. Waa arrin ama mas’alo insaani ah oo qofku kaga xoroobo ciriiriga ka heysta qalbiga una ogolaada inuu liibaan ku noolaado. Mid kamid ah dadka sida la yaabka leh u cafiyay dadkii ku gaboodfalay waa aabe Muslim ah oo cafis u fidiyay dilaaga ...
Read More »Yearly Archives: 2017
Muslimiin ku tukaneysay fagaaraha Clichy oo fal cunsurinmo ah lagula kacay
Paris (Himilonetwork) – Qiyaastii boqol ka mid ah siyaasiyiinta Faransiiska ayaa isugu soo baxay wadooyiinka magaalada ku taalla duleedka Paris iyagoo ka cabanaya dad Muslimiin oo ah salaadii jimcaha ku tukaday goob fagaara ah. Siyaasiyiintan oo xirnaa dhar leh midibo kala duwan ayaa waxa ay ku luuqaynayeen heesta astaanta qaranka . Dadkan dibad baxa dhigayay ayaa waxa ay carqaladeeyeen dad ...
Read More »Qormo – Dal-jir Dadkiisa ka didaya miyaa Dalkiisa dhowri kara?!
Muqdisho (Himilonetwork) – Waqtigii halganka, dadku waxa ay ugu jeclaayeen ninka ama qofka qoriga sita ee difaacaya xorriyaddii dalka u baahnaa, Maadaama uu xilligaasi dalka ku jiray in uu madax banaani ka qaato gumeystiyaal Reer Yurub ah. Gobollo badan, askarta ayaa laga xun yahay muuqaalkooda. Umadda Soomaaliyeed inteeda badan waxa ka muuqata in aanay wax fahan iyo aqoon ama abaal ...
Read More »Saameynta Maandooriyuhu ku hayo Nolosha Jiilka Maanta.
Muqdisho (Himilonetwork) – Maandooriyuhu kaliya ma saameynayo shaqsiyadda, hayeeshe wuxuu sidoo kale raadeyn karaa qoysaska, shaqooyinka, caafimaadka qofka, habka daryeelka caafimaadka, bulshada deegaanka iyo mujtamaca guud ahaan. Adeegsiga qaldan ee aalkolada iyo isticmaalka dawooyinka aan kusoo bixin talada dhaqtarka waxay araxda jebisaa bulshada oo natiijada ka ratibanta ay kamid tahay wax soo saarka shaqada oo hoos-u-dhaca, qarashka daryeelka caafimaadka oo ...
Read More »Suuq lagu iibiyo Hadyadaha lammaanaha kala hara oo la furay!
Hanoi (Himilonetwork) – Gudaha magaalada Hanoi, dalka Fitnam, hindise da’yar oo lagu magacaabo Dinh Thang ayaa helay hal-abuur xal noqon kara. Halkii la iska xoori lahaa walxaha tilmaanta u ah xiriirkii dheeliyay ee labada lammaane ka dhaxeeyey sida waraaqaha jaceylka iyo hadyadaha kala duwan, Thang wuxuu ku xirxiraa baakado korka looga qoray qiimaha lagu iibinayo. Bishii Febraayo ee sanadkan, wuxuu ...
Read More »Idaha oo kala aqoonsan kara Wajiyada Dadka ay arkaan!
Muqdisho (Himilonetwork) – Jaamacada Cambridge cilmi baaris cusub ay sameysay ayaa lagu ogaaday xayawaanka Idaha in uu kala aqoonsan karo Wajiyada ku cusub iyo kuwa uu horey u arki jiray. Cilmi baaristan ayaa lagu tijaabiyay 8 neef oo ido ah kuwaa oo la baray Afar qof oo kala ah atooraha Jake Gyllenhaal, Emma Watson , Brack Obama iyo Wariye Fiona Bruce. ...
Read More »Aroos noociisa aan horey loogu arag dunida oo ka dhacay dalka Talyaaniga
Napoli (Himilonetwork) – Haddii aad maqli jirtay lamaane aqal galay, rag isguursaday ama Dumar dhexdooda isqaba, maanta waxaan soo baxday sheeko intaas oo dhan ka duwan. Laura Mesi oo ah Macalimadda dadka barta jirdhiska ayaa shaacisay iney iyada isguursatay ka dib markii ay muddo 20 sanno ah raadineysay nin iyada ku habboon ayna ku guuldarreysatay iney soo hesho. Maadaama ay ...
Read More »Matxafka lagu keydiyo Xusuusta Xiriirrada Go’ay
Zagreb (Himilonetwork) – Matxafka Xiriirada Go’ay wuxuu kamid yahay goobaha si la yaabka leh loogu dalxiiska tago caalamka. Halkan, dadka imaanaya waxay u riyaaqaan daawashada dhammaan nuucyada sheekooyinka iyo agabyada xusuusashada leh oo ay ku deeqaan dadka qalbi-jabku soo gaaro ee dunida dacalladeeda isaga yimaada. Olinka Vistina iyo Drazen Grubisic, oo labaduba ah farxashanley kuwaas oo qalbi-jab ku dhacay sanadkii ...
Read More »Nin 25 Xabo oo moobiillada iPhone-ka codsi guur ugu ban-dhigtay saaxiibtiisa!
Beijing (Himilonetwork) – Chen Ming, oo ah da’yar ku nool Shenzen, dalka Shiinaha ayaa dhawaan soo jiitay indhaha dadka la dhacsan isticmaalka telafoonnada iPhone-ka kadib markii uu 25 xabo oo cusub usoo iibsaday si uu astaan jaceyl ah ugu sameeyo gabadha uu jeclaaday si ay uga aqbasho jaceylkiisa. Chen ayaa dalbaday 25 xabo oo nuuca iPhone-ka ah markii lasoo saaray wuxuuna ...
Read More »Muslim aashito lagu soo weeraray oo aan dib danbe wax u arki doonin.
London (Himilonetwork) – Muslim cunna-geeye ah ayaa nolosha la halgamaya kadib markii weerar aashito ah uu laba indhood wax-yeelay. Marka loo eego Independent, laba qof ayaa kusoo dhawaaday Muhammed Nawshad Kamal, oo 32 jir ah, isaga oo maraya xaafadda Walthamstow area ee bariga London. Labada nin oo mid kamid la xiray in yar kadib ayaa isku dayay inuu xado baaskiilkiisa – kahor inta ...
Read More »