crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> 2017 | HimiloNetwork | Page 30

Yearly Archives: 2017

Ned Norton – Sama-falaha Jir-dhiska u sameeya dadka Naafada ah.

New York (Himilonews) – Ned Norton wuxuu u shaqeynayay sida tababare jireed oo katirsan tartamada Olombikada markii nin da’yar oo ka jaban laf dhabarta sare ee luqunta uu u yimid – isaga oo weydiistay kaalmo. “Ugu horreyn, ma aqoon wixii aan ka yeeli lahaa,” ayuu yiri Norton kaas oo maareeyaha naadi caafimaad oo ka dhisan Albany, New York. Si wadajir ah, labaduba ...

Read More »

Dhageyso: Warbixin ku saabsan haweeneydii Soomaaliyeed ee hal-gamaaga aheyd

Muqdisho (Himilonews) – Markii ay Reer Galbeedku dunida kale isku dayayeen inay gummeystaan ama isticmaarsadaan, laguma soo dhaweyn nabad iyo farxad – lagumana galbin reynreyn. Taas waa markaynu ka hadlayno dalal ay kow ka tahay Soomaaliya oo loolan dheer la galay gumeystayaashii kusoo duulay dalka. Gumeysi-diidkii lala galay shisheeyaha kaliya maysan horboodayn raggii Soomaaliyeed, ee haweenkuna waxay lahaayeen kaalin lama ilaawaan ...

Read More »

5 May – Maalinta Caalamiga ee Umulisada

Muqdisho (Himilonews) – Howlaha adag ee badbaadada nafeed la xiriira waxaa mar kasta laga xusi karaa umulinta iyo dhalmada haweenka. Howlaha ay qabtaan umulisooyinkuna  waxay yihiin kuwa ugu muhiimsan ee sida maalinlaha ah loogu baahan yahay. Gef may noqoteen in marar la yiraahdo la’aanta umulisooyinka, ifka ama adduunyada laguma yimaadeen sahal. Taasina waa baraarug caalami ah oo loo wada oggol ...

Read More »

Opinion – Mustaqbal without Kobciye!

Mogadishu (Himilonews) – Media do usually celebrate not more than its annual anniversary – but one does! And that is Mustaqbal Media Co-operation. On 3th May every year since 2015, MMC used to celebrate the anniversary of Kobciye program that was being aired for the last three years – and today its third anniversary is held not only for those ...

Read More »

3 May – Maalinta Xurriyadda Saxaafadda

Muqdisho (Himilonews) – Sanad kasta, 3 May waa taariikh loo dabaal-dego tiirarka aasaasiga u ah xurriyadda saxaafadda si loo qiimeeyo heerka xurriyadeed ee warbaahinta dunida; loogana difaaco weerarrada ku foolan madax-bannaanidooda iyo in ugu danbeyntii tacsi loo diro ehellada suxufiyiinta u geeriyooda gudashada waajibaadkooda. Maalinta Caalamiga ee Xurriyada Saxaafadda waxaa sanadkii 1993 ku dhawaaqay Kal-fadhiga Guud ee QM kadib talo ...

Read More »

Marka aan Sabirka kaashanno!

Muqdisho (Himilonews) – Tiirarka ugu weyn ee qofka u horseeda liibaan waarta iyo danbi dhaaf uu ka kasbado xagga Alle, waxaa kamid ah sabirka. Qof kasta wuxuu la miisaan yahay heerka uu ku eg yahay dulqaadkiisu. Si kooban marka loo yiraahdana, sabirku waa tallaabta kala reebta guulaha ay gaaraan dadka. Haddaanu jirin sabir la isku imtixaano, lama maqleen guuleystayaal iyo ...

Read More »

Tusmada laga qaato Shaqsiyaadka Xanaaneeya Bisadaha

Muqdisho (Himilonews) – “Yaanyuuraha sida aad aragto waa wehel; marka labaadna cayayaannada ayay waardiye kaaga noqdaan. Wax kugu soo dhawaanaya malahan – Masba Allaha ka dhigee.” Faalladaas waxaa bixinaya Ali Adan, oo ah xanaaneeye Bisad kaas oo ku dhawaad tobankii sano ee lasoo dhaafay ku howlanaa daryeelka iyo xanaaneynta noole aan qof kasta ka helin soo dhaweyn. Haddii badi guryaha ...

Read More »

1 May – Maalinta Shaqaalaha Adduunka

Muqdisho (Himilonews) – Kowdii Bishii May sanadkii 1886 xoogsato badan ayaa isugu soo baxay jidadka dalka Maraykanka – halgan weyn oo ay ku doonayeen in lagu yareeyo saacadaha shaqada oo aheyd 12 saacadood lagana dhigo 8 saacadood oo kaliya maalin kasta. Tani waxaa la yiraahdaa waa Maydii ugu horreysay ee abid loo dabaal-dego. Si kastaba, Maalinta Caalamiga ee Shaqaale-weynaha Dunida ...

Read More »

Caruusad iska diiday inay guursato caruuskeeda oo isla xafladda ku guursatay nin kale!

Bihar (Himilonews) – Nin caruus ah ayaa la qarracmay inuu indhihiisa ku arko gacalisadiisa oo guursaneysa nin kale – halkii ay isaga ka guursan laheyd xilli xafladdu ay ka soctay hool weyn oo uu kireeyey. Dhacdadan ayaa kasoo shaac-baxday bilowgii toddobaadkan degmada Bihar ee dalka Hindiya. Marka loo eego xubnaha qoyska caruuska, lamaanaha ayaa markii ugu horreysay kulmay kadib kolkii ...

Read More »

Nin afadiisa ku furaya dhalista carruur badan oo uu qadyaan ka joogo!

Abuja (Himilonews) – Sey ayaa la niyad xun kadib markii afadiisa ay noqotay xaamilo kadibna ay dhashay cunug fasax la’aantiisa, marka loo eego dukumenti maxkamadeed oo Nigeria ku taalla. 39-jirka lagu magacaabo Michael Ayinde ayaa dacwad furriin ah ka gudbiyay afadiisa oo u hanqal-taagaysa dhalista carruur dhowr ah – iyada oo hadda heysata 6 carruur ah muddo laga joogo 9 sano ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!