crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> 2017 | HimiloNetwork | Page 21

Yearly Archives: 2017

La kulankayga Mama Asli Calanside.

Muqdisho (Himilonews) – Galab gaabad casir liiq ah ayay aheyd markii aan fool-ka-fool isku aragnay aniga iyo Asli Calanside oo ku dhawaad saddex toddobaad aan ku howlanaa la kulankeeda, Axmed Cabaade oo la dhashay Asli ayaa ahaa isku xiraha labadeenna in kasta oo uusan inala joogin galabkaas. Maqal iyo muuq aan warbaahinta nuucyadeeda kala duwan dhaafsiisnayn ayaan ka garanayay Asli ...

Read More »

Xurriyatul-qowl ma xad-gudub baa?

Muqdisho (Himilonews) – Markii Ilaahay abuuray Aadam, Xaawana feertiisa ka beeray waxaa loo dejiyay nidaam iyo sharci, waxaana loo sheegay silsilad loogu tala-galay inay ku dul-wareegtaan oo la’amray inaysan dhinac uga ciirin.  Waxaa la dejiyay halkii ugu wanaagsanayd ee noole ku sugnaado – Jannada, laakin nasiib-darro markii ay dhinac uga ciireen tubtii loo jideeyey, waxay kaliftay inay kala irdhoobaan; lumiyaan ...

Read More »

Ima Keithel – Suuqa dumar-weynaha adduunka ugu weyn.

Muqdisho (Himilonews) – Loo yaqaan Suuqa Hooyooyinka, Ima Keithel waa suuq haween-weynaha adduunka ay ku ganacsadaan kan ugu weyn. Dacalladiisa iyo meel kasta oo kamid ah waxaa ku gacansada dumar. Cimrigiisu wuxuu gaarayaa 500 oo sanadood. Wuxuuna ku yaallaa bartamaha Imphal, gobalka Manipur ee dalka Hindiya. Waxaa ku ganacsada haween gaarayaa 4,000-5,000; maalin kastana waxaa macmiisha timaada la macaamila haween oo ...

Read More »

Degmo gabadhii ku dhalataba loo beero geedo dhan 111 xabo.

Muqdisho – Tiiyoo aqlabiyadda Hinduuga ee ku nool Hindiya ay wali doorbidaan wiilasha, xaafad yar oo ku taalla Rajasthan waxay leedahay dhaqan gaar ah oo ay ugu dabaal-degaan gabdhahooda. Taniyo sanadkii 2006, daganayaasha xaafadda Piplantri oo dhacda koofurta degmada Rajsamand ee gobalka Rajasthan, waxay beeraan 111 geed si gabadhii dhalata loogu dabaal-dego. Siinta celcelis dhan 60 gabdhood in lagu dhalo ...

Read More »

Dar-xumida ay ku jiraan darbi-jiifta Maraykanka.

Muqdisho – Darbi-jiifnimadu waa mushkilad bulsho oo ka jirta gudaha Maraykanka. Marka loo eego  McKinney–Vento Homeless Assistance Act, dadka hoy la’aanta ah waa kuwa la’ gabaad iyo hoyaad joogto ah. Darbi-jiifnimadu waxay mushkilad qaran noqotay sanadkii 1870.  Dib-jir badan ayaa ku nool magaalooyinka soo korayay waagaas sida New York. Xaaladaha sababa kororka dadka hoy la’aanta ah waxaa ugu weynaa gaajada. Hadba ...

Read More »

Nin si yaab leh isugu dhiibay booliska kadib markii………

UK (Himilonews) – Danbiile ayay ku adkaatay helidda doorasho ka baxsan inuu isku dhiibo booliska waayo wuxuu doonayay in saraakiisha boolisku ay sawirkiisa foosha xun oo ay ku doonayeen ka saaraan baraha bulshada, marka loo eego booliska UK. Booliska South Wales ayaa sheegay in Wayne Esmonde uu ku lug lahaa danbiyo iyo rabshado. Wuxuu ka baxsaday goobta kahor intaysan booliska soo gaarin. ...

Read More »

Dhaqtar bilaash ku dabiiba dhibanayaasha danyarta ah.

Chicago (Himilonews) – Marka rabshado hubaysan oo ka dhaca Chicago ay qabsadaan wararka ugu doorka roon, layaab kuma noqoto Dr. Daniel Ivankovich “Waa micnaha waddooyinka,” ayuu yiri Ivankovich, oo ah dhaqtar qallinka ku gaaroobay kana shaqeeya lama-galaan badan oo magaalada katirsan. “Dadku waxay ugu yeeraan xerada dilka.” Hayeeshe Ivankovich kaas oo dabiibay in ka badan 200 dhibanayaal rabshadaha hubeysan ku ...

Read More »

Taageere Liverpool: ‘Mo Salah wuu i muslimin doonaa’

Liverpool (Himilonews) – Taageere Liverpool ah ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhigay in saxiixa cusub ee naadiga, Mohamed Salah uu yahay laacib iyo shaqsiyad weyn kaas oo isaga muslimin doona. ‘Wuxuu iga dhigi doonaa Muslim,” taageere Carson Coffied, ayaa kusoo warceliyay qoraal barta kooxda lagu daabacay. Qoraal waxaa loo dhigay in loogu dabaal-dego goolka laacibka reer Masar uu ka dhaliyay Bayern ...

Read More »

Lakulan – Indhoole iyo gacmo laawe saaxiibo ah oo wadajir u beeray geedo badan!

Muqdisho (Himilonews) – Waxay alkumeen midnimo aan caadi ahayn – gaar ahaan iyaga oo ku bahoobay arrin u baahan xoog badan sida geed beerista. Nin indhoole ah iyo gacmo laawe ayaa naafanimadooda kaga guuleystay adeegsiga indhaha iyo gacmaha midka kale. Jia Haixa iyo Jia Wenqi waxay jaallenimada insaaniga ah ee muddada 10 sano ah ka dhaxaysa bilaabatay markii labaduba ay ...

Read More »

La kulan – Tima-jaraha darbi-jiifta lacag la’aan ku qurxiya!

Muqdisho (Himilonews) – Mark Buston oo ah ra’iisle reer New York, wuxuu leeyahay qalbi dahab ah. Wuxuu maalintiisa Axadda – oo ah tan kaliya uu fasaxa ka yahay howsha – uu si lacag la’aan timaha ugu jaraa dadka dib-jirta ‘darbi-jiifta.’ Sheekadiisa naxariista leh waxay taniyo sanadkii 2014 ku baahday baraha bulshada sida Instagram oo uu soo dhigo sawirrada wax-qabadka maalintaas. ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!