Muqdisho (Himilonews) – Gamaan faras ayaa dad ku sugnaa goob baroor-diiq loogu sameynayay ninkii lahaa ka oohiyay kadib markii laga dareemay siduu uga naxay geeridiisa saaxiibkiis. Wagner de Lima Figueiredo, oo 35-jir ahaa ayaa ku dhintay shil baabuur oo ka dhacay magaalada Brazil ee isla dalka Brazil. Xigtada iyo saaxiibada meydka ayaa isugu soo baxay si ay ugu baroordiiqaan. Walaalkiis, Wando Lima, ...
Read More »Monthly Archives: January 2017
Nuxurka Dooddii – Adeegsiga af-Soomaaliga iyo Warbaahinta – ee SOMA
Muqdisho (Himilonews) – Dood cilmiyeed lagu magacaabay: Adeegsiga Habboon ee af Soomaaliga iyo Warbaahinta oo ay soo qaban-qaabisay hey’adda Somali Media Association ‘SOMA’ oo kaashanaysa Hey’adda Pen kana dhacay hotel Afrik ee KM4 ayaa lagu falanqeeyey doorka warfidiyeenku ku leeyihiin kobaca afka iyo ilaalintiisa. Madaxda ka kala socota hey’adda SOMA, Akadeemiyada fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed ee wasaaradda waxbarashada, madaxda Naadiga ...
Read More »Nin calooshii laga helay Maqas ku jirtay 18 sanadood.
Muqdisho (Himilonews) – Nin ayay la yaab ku noqotay inuu ogaado sida calooshiisa looga helay Maqas ku dhex jirtay muddo ku dhow 20 sanadood. 54-jir lagu magacaabo Ma Van Nhat oo kasoo jeeda gobalka Thai Nguyen ee dalka Vietnam ayaa aaminsan inuu muddo 18 sanadood ah uu la noolaa Maqas ku jirta calooshiisa oo kasoo gaaray qaliin lagu sameeyey kadib markii ...
Read More »Lakulan: Laacib geeridiisa u sahan tagay
United Kingdom (Himilonews) – Xidigii hore ee England, Kenny Sansom oo khamri-yacab noqday ayaa qadyaan ka joogo cabistiisa badan – isaga oo sheegay inuu u darbaday dhimasho. Gudaha wareysi qiira leh, laacibkii hore Arsenal kaas oo ku dib-jiray noloshiisa danbe wuxuu ugu danbeyn qirtay inuu ku fashilmay inuu iska dhaafo cabista khamrada. Wuxuu sheegay sida ay ugu adag tahay inuu ...
Read More »Markay lamaanuhu kala aamusaan muddo 20-sano ah – maseyr dartiis!
Muqdisho (Himilonews) – Da’yar geesi ah ayaa ku guuleystay inuu dib isugu keeno labadiisa waalid kadib markii aabihiis uu diiday inuu la hadlo hooyadiis muddo 20 sanadood ah. Otou Katayama oo u dhashay dalka Japan ayaa ugu danbeyn la hadlay afadiisa 20 sano kadib markii ay maalin kula hadashay hadal qalbigiisa nabar ku noqday. Otou ayaase ahaa mid guriga kula nool ...
Read More »Haweeney wacday nambarka degdegga ah ee 999 kadib markay ka cabsatay Bisad
Muqdisho (Himilonews) – Haweeney ku nool dalka Ingiriiska oo aad uga naxsaneyd Bisad in cabbaar ah iska bada-socta yaa baqdin ay ka muujisay awgeed waxay u wacday booliska leh nambarka degdegga ah ee 999 si ay u xiraan. Booliska magaalada London ee Metropolitan Police Service ayaa sii daayay wicitaannadii ugu yaabka badnaa toddobaadkan ay heleen oo ay kamid tahay haweeneydan ka cabanaysa ...
Read More »Jaakad casri ah oo dadka dawarsada u sahlaysa tuugsigooda
Muqdisho (Himilonews) – Shirkad ku taalla magaalada Amsterdam ee dalka Holland ayaa soo saartay jaakad cusub taas oo dadka dawarsada ama tuugsada u fududeyneysa in lacag loogu deeqi karo qaab ATM ama iyaga oo kaarka bangiyada lamarinayo dalool yar oo jaakadda ku sameysan. Sanadihii dhawaa, dawarsadayaasha ayaan helin kaalmo iyo siismo dheeraad ah maadaama ay badi dadku lacagaha ku qaataan kaarar-ka ...
Read More »Ninka leh Gar Shinni
Muqdisho (Himilonews) – Nin ku nool dalka Masar kaas oo si joogto garkiisa ay iskugu soo ururaan boqollaal Shinni ah ayaa sheegay inuu doonayo bilaabists wacyi-gelin ah in Shinnidu aysan halis ahayn. 31-jirka lagu magacaabo Mohamed Hagras oo kasoo jeeda gobalka Menoufia, ahna injineer, ayaa go’aansaday inuu noqdo ilaaliye Shinni kadib markii uu dhiiri-gelin ka helay muuqaal haweeeney si geesinimo ...
Read More »Jidadka Muqdisho: Dhisanaye, maan dhowraarsanno?!`
Muqdisho (Himilonews) – Indhaha qofka manta jooga Muqdisho – u eegis la’aan da’diisa, wuxuu ka marqaati kici karaa kala duwanaanshaha muuqda ee laga dheehan karo muuqaalkeeda marka ay ku socdaalaan jidadka faras-magaale ee Xamar. Waana hadda oo kaliya. Taniyo sanadihii dhawaa, siiba markii Turkigu soo caga-dhigtay dalka, dhismaha waddooyinku waxay ahayd muhiimad gaar ah oo qeyb ka noqotay mashruuca dib u ...
Read More »