crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> February | 2016 | HimiloNetwork | Page 2

Monthly Archives: February 2016

Siyaasadda Maraykanka iyo Dunida Muslimka

Muqdisho (Himilonews) – Kadib dhicista hoggaankii dheelliyay ee midowga Soofiyeeti sanadkii 1991, Maraykanka ayaa kusoo haray talada koobaad ee dunida loolan la’aan. Waana kolkaas markii ay dunida ka iclaamiyeen waxa loogu yeero New World Order ama nidaamka cusub ee caalamka. Kahor xilligan Maraykanka oo galbeed hoggaaminaya ayaa siyaasad ahaan kasoo adkaaday hoggaankii bariga ee midowgii soofiyeeti kaas oo gudihiisa ku ...

Read More »

Bisad kaga luntay qoyskeeda gudaha Giriigga oo dib loogu keenay Berlin kadib ol’ole ballaaran

Muqdisho (Himilonews) – Bisad ayaa dib ula midowday qoyskii lahaa oo ah reer qaxooti Ciraaqi ah kadib markii ay ku kala lumeen safar doonni ka timid Turkiga kuna sii jeeday Giriigga. Sama-falayaal badan ayaa u ban-baxay inay soo helaan bisadda maqan oo lagu naaneyso ‘Dias’. Bisaddan ayaa jiha-luntay xilli ay qoyskeeda kula sugneyd xeeb ku taalla degmada Lesbos ee Giriigga. ...

Read More »

Ma gaboobo Caashaqu: lamaanuhu qalbiyaday iska arkaan maya indhaha–nala ogow xaqiiqada oo aqriso sheekadan

Muqdisho (HIMILONEWS) – Abbaan-warayaal badan oo dunida ku nool waxaa dhacda inay rucub ubaxyo ah hadiyad ahaan ugu keenaan afooyinkooda si ay farxad iyo jaceyl ugu beeraan. Hayeeshe, hal sey oo ku nool dalka Japan waxay ula kacday doc kale kadib ku qaadashada 10-sano inuu beer qurux badan oo ubaxyo iyo doog leh ku beero si uu ooridiisa oo indha ...

Read More »

Haku seexan tilifoonkaada

Muqdisho (HIMILONEWS) – Bileyska New York ayaa kaga digay dadka inay tilifoonadooda kula seexdaan barkimahooda kadib soo ban-dhigista muuqaallo muujinaya dad halis ku noqday iyaga oo moobilladooda kula jiifa barkimahooa. Inta badan dhalinta ayaa caadeysta inay mobilkooda barkinta hoos-galiya iyaga oo ku dul-jiifanaya–iyada oo qaar moobilkooda kaarikeysmayo. Saraakiisha ayaa barta twitter soo dhigay moobillo ku hoos gubtay barkimo lagu dul-jiifay. ...

Read More »

Daanyeer loo xiray tuugnimo

Muqdisho (HIMILONEWS) – Daanyeer qalalaaso ba’an waday ayaa waxaa xabsiga u taxaabay bileyska kadib kolkii lagu soo eedeeyey inuu shantii bilood ee lasoo dhaafay cunto ka xadi jiray dadka deegaanka, sida laga soo xigtay bileyska Hindiya. Dhacdooyinkan ayaa ku baahay gudaha Sion—dadka deegaanka ayaa farax la qeyliyay markii bileysku ay jeebayn iyo dabrid iskugu dareen. Luqunta daanyeerka ayaa xarig lagu ...

Read More »

LAKULAN: Dadka Qashinka Lacag ka sameeyey.

Muqdisho (HIMILONEWS) – Halka qashinku nagu hayo dhib caafimaad, dalalka horumaray waxay ku qabaan dheef ganacsi lacag ka sameynta qashinka. Sida ay horayba u yiraahdeen “A country’s trash is another country’s treasure” oo macnaheedu yahay “Dal qashinkiisa wa quudka dal kale,” Jarmalka ayaa soo galaya booska koobaad ee dalalka qashinka u badala hanti lacag laga sameeyo. Gebi ahaan qashinka ay maalinle usoo ...

Read More »

Shilkii Daalo: Dhacdo mise Dhoodhoob

Muqdisho (HIMILONEWS) – Qof loo maleynayo inuu kamid yahay xagjirrada al-Shabab ayaa maleegay qarax sababay in diyaarad duullimaadkeedu ahaa Flight D3159  oo ay leedahay shirkadda Daallo airlines lagu qasbay inay halhaleel ku caga-dhigato—iyada oo dhinac ka gubaneysa—garoonka caalamiga ah ee Adan Cadde ee magaalada Muqdisho. Sidaas waxaa qortay Wall Street Journal. Mid lamid ah tiraabtan waxaa si guud usoo tebiyay ...

Read More »

Qalliin qaatay 10-saac oo ay qeyb ka qaateen 22-dhaqaatiir iyo kalkaaliyaal oo lagu sameeyey mataano madaxyada iskaga dhagan

Muqdisho (HIMILONEWS) – Mataano madax-yada iska dhagan ayaa lagu guuleystay in lagu kala sooco gudaha how-gal qalliin oo ay ka qeyb-qaateen 22-dhaqaatiir iyo kalkaaliyaal oo caalami ah toddobaadkii hore.  Qalliinka lagu sameeyey labada gabdhood ee mataanaha ah Tuqa iyo Yakeen al-Khadar oo madaxyada iska dhagnaa taniyo if-usoo baxooda ayaa lagu kala soocay gudaha isbitaalka caalamiga ah ee Riyaad, Sucuudi Carabiya. Marka ...

Read More »

Hal mid iska weydii DALKA JAPAN?

Muqdisho (HIMILONEWS) – Dalka Jaziiradda ah ee dhaca bariga fog ee Asiya waxay dadkiisu ugu yeeraan dhulkii Qorrax-sinka—mana ahan dal kale waa JAPAN. Dalka Japan waa isu-geynta dhuloobid ee tiro jaziirado ah oo gaaraya 6852 halkaas oo afarta ugu waaweyn lagu kala magacaabo  Honshu, Hokkaido, Kyushu, iyo Shikoku kuwaas oo ku fadhiya 97% dhul-weynaha JAPAN. 126 malyuun oo ku nool JAPAN waxay ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!