crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> February | 2016 | HimiloNetwork | Page 3

Monthly Archives: February 2016

Marka uu Ninku Naagtiisa Umuliyo—Booska Umulisada galo.

Muqdisho (HIMILONEWS) – Aabe-noqde ayaa lagu qasbay inuu noqdo umuliyaha xaaskiisa—xilli ay fooshu ku timid—iyada oo ku sugan aqalkooda—wuxuuna waliba awooday inuu dhacdada muuqaal ka duubo. Sawir-qaade Martin Boyce, oo Leicester ku nool ayaa kaamiradiisa u golaadiyay inay duubto dhalmada xaaskiisa Holly Dawson oo uurka ku siday curadkiisa koobaad. Lamaanaha ayay ilaaladu la kulantay xilli hore aroortii ah—jeer Holly ay ...

Read More »

La kulan gabadhii rabtay inay jaceylkeeda fogaan 3200 oo mile ah u jarto si ay ula noolaato!–Balse maxaa dhacay?!

Muqdisho (HIMILONEWS) – Haweeney shaqaday laheyd iska joojisay—hantideediina iibisay si ay ugu socdaasho Kanada una guursato nin aysan waligeed la kulmin ayaa niyad-jab kala kulantay xaggiisa—kadib kolkay ogaatay inuu haween badan jidkaan oo kale ku dhigay. Evangelina Tsadiosou, oo 40-jir ah, waxay qorsheyneysay inay fogaan dhan 3200 oo mile ay usoo goyso maalinta jaceylka si ay ula noolaato Darryl Brown ...

Read More »

Mucjiso: Canug la dhashay kutubka Qur’anka gudaha Nigeria

Mogadishu (HIMILONEWS) – Magaalada Lagos ee dalka Nigeria waxaa ku dhashay wiil la mataalan kutubka Qur’anka kariimka ah. Dadweyne badan ayaa iskugu yimid guriga uu ku dhashay dhallaankan mucjisada leh. Hooyada dhallaankan Kabirat Lamidi, oo 32-jir ah, waxay sheegtay inay la xanuunsaneyd uurka ilmaheeda oo ay shinka ku siday 11-bilood. Marka loo eego Lamidi, kolkii ay tahli weysay xanuunka uu ...

Read More »

Wax ka badan Dhibka Afrika

Muqdisho (HIMILONEWS) – Dhacdadii diyaaradeed ee 2-dii February ee bishan caadka dhigtay waxa ka jira hawada Soomaaliya ayaa hadda soo qayaxmeysa. Wax-yar kadib 15-daqiiqo oo diyaaradda duullimaadkeedu ahaa 159 ay ka duushay gegida Aadan Cadde ee Muqdisho—walxo qarxa oo uu siday Abdullahi Abdisalam Boorleh, oo kamid ahaa rakaabka diyaaradda ayaa dhinaca midig ee diyaaradda ka duleeliyay. Mr Boorleh oo lagu ...

Read More »

Hardanka Dibiyada ee Jidadka Caasimadda iyo Dayacnaanta Bulshada

Muqdisho (Himilonews) – Muddo 24-saac gadahood ah ayaa laba meel oo kala duwan waxaan ku arkay dagaal magaca iyo muuqaba kala siman midka Aadmiga una dhaxeeya laba Dibi oo waliba qasaare hadimmo iyo howl-hakinba geysanaya. Aniga oo gaari shacab ah kasoo raacay isgoyska Dabka kuna soo jeeda Howl-wadaag ayaa si halhaleel ah oo darawalka iyo badi rakaabku aanay dhaadeyn waxaa ...

Read More »

Donald Trump oo loo magacaabay abaalmarinta Nabadda ee Noble Peace.

Muqdisho (HIMILONEWS) – Musharaxii u taagnaa xilka madaxtinimo ee USA waxaa dhacda inuu ku hungoobay hankaas: balse wuxuu helay magacaabis kale oo qiimo badan. Donald Trump oo u taagnaa xilka musharaxnimo ee xisbigiisa Republican-ka ee madaxtinimada Maraykanka–kaas oo bannaan cad ku taagsaday in bulshada Muslimiinta laga mamnuuco gudaha USA: yirina Mexican-ku waa danbiilayaal iyo kufsato–waxaa loo magacaabay mid kamid ah ...

Read More »

Obama oo booqasho taariikhiga ku tagay Masjidka Baltimore ee Maraykanka.

Muqdisho (Himilonews) – Madaxweyne Obama ayaa booqasho rasmi ah ku sameeyey Masjid ku yaalla Baltimore isaga oo dhaleeceeyey naceybka ka dhanka ah Muslimiinta. Obama ayaa yimid xarunta bulshada Islaamka ee Baltimore subaxnimadii Arbacada oo ka kooban Masjid iyo madraso Islaami ah. “Inta badan Muslimiinta Maraykanka waxaa loo beegsadaa falalka ay dhigaan tira-yar oo kamid ah,” ayuu yiri Obama. “In diin ...

Read More »

Q2aad: Sayniska iyo Salaadda

Muqdisho (Himilonews) – ———– SAYNISKA IYO SALAADA—————————- ———————————————————————————– Waxa aynu qabtii kowaad kaga soo hadalay, faaiidooyinka caafimaad ee ku jirra qayabaha waysada, Sida luqluqashada, sandaarsiga iyo maydhida wajiga . qaybtan waxa aynu kaga hadli doona faaidooyinka caafimaad ee ku jirra maydhida gacmaha, masaxida dhagaha iyo maydhida lugaha. iyo guud ahaah faaidooyinka kale ee waysada. ————-————————————————————————– 1. dhagaha oo laa masaxaa ...

Read More »

Obama oo markii ugu horreysay booqanaya Masjid ku yaalla Maraykanka

Muqdisho (Himilonews) – Muslimiinta ku nool Maraykanka ayaa soo dhaweeyey dhawaqa ah in madaxweynaha Obama uu booqashadii koobaad ee rasmi ah uu ku sameyn doono Masjid kamid ah Masaajidda ku yaalla USA. Sanadka ugu danbeeya madaxtinimadiisa, madaxweyne Barack Obama wuxuu booqan doona Xarunta Bulshada Islaamka ee Baltimore maalinta Arbacada ah, marka loo eego Aqalka Cad.  “Anaga oo ku sugan xarunta bulshada ...

Read More »

La kulan Ninka Gaari ku shaqeynaya Cadceedda ku safray fogaan ka badan 3000 km

  Muqdisho (Himilonews) – Dalka Hindiya ayaa kamid ah dalalka ugu badan tirada dadyowga dunida. 13 magaalo oo kamid ah dalka Hindiya waa magaalooyinka ugu bulshada badan. Kadib la daala-dhicista gaaska badan ee ay sii daayaan baabuurka Delhi, waxaa dhacday dhimis lagu sameeyey tirada baabuurka shacabka. Balse taasi in badan kuma filna hawada sii wasaqoobeysa. Balse marka ay aqrino sheekada ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!