Muqdisho (Himilonews) – Qalbi walba oo hal-abuur noqda, wali waa dhantaalan yahay jeer dhiggiisu uu la talantaaliyo. Kuwa quudaraynaya inay maansoodaan waxay helaan maanso. Bilowga lahashada jaceylka, qof kasta waa hal-abuur. Waxaan wax ku jeclaanay jaceyl kaas oo ka badan jaceyl. Sidaas awgeed, waan ku jeclahay waayo ifka oo dhan ayaa igu kaalmaynaya inaan ku helo. Laba jaceyl ku sugan, iyagoo kaligood ...
Read More »Monthly Archives: December 2015
FARRIIMAHA JACEYLKA
Muqdisho (Himilonews) – Waan ku jeclahay aniga oon ogayn sida, sababta, siyaabaha iyo sabada aan kugu jeclaaday. Sidaan ayaan kuu jeclahay waayo magaranayo si kale oon kuu jeclaado. Meel aysan jirin Aniga ama Adiga balse Innaga! Jaceyl lumay wali waa jaceyl. Kaliya dhabbaha ayuu rogtaa. Kolka uuse dareenkiisa goonni-joognimada nugleeyo hanka qof kale; gocashadu waxay noqotaa lamaanahaaga. Waad shinsataa. Waad ...
Read More »Wax Ka Baro Shabeelka–The Tiger
Muqdisho (Himilonews) – Dugaag ku nool Afrika, Aasiya iyo meelo kale. Midabkiisu waa cawl baro mad-madow ahi ku yaalliin; dhulka dhirta badan ayuu joogaa–geedahana wuu fuuli ogyahay. Xoolaha iyo ugaarta ayuu aad u laayaa; dadkana kolkol buu damcaa. Labkiisa waxaa la yiraahdaa Arbe; halka tiisa dhedigta ahna lagu magacaabo Shabeel. Shabeelku waa bah Dinad kan ugu weyn–kaas oo dhirirnimadiisa jireed ...
Read More »Feeryahanka Muslimka ah Maxamed Cali Kalaay oo u jawaabay Donald Trump
Muqdisho (Himilonews) – Feeryahanka howla-gabka noqday ee Muslimka ah Maxamed Cali Kalaay ayaa u jawaabay musharaxa xilka madaxtinimada Maraykanka ee Xisbiga Republican-ka Donald Trump–kaas oo yiri Muslimiinta waa in laga mamnuuco inay soo galaan USA. Kalaay oo bartiisa kulanka bulshada ee Twitter fariin soo dhigay ayaa ku yiri: “Waxaan ahay Muslim. Diinteennuna waxay si cad uga hor imaanaysa xasuuq–Paris iyo ...
Read More »Way dhacdaaye: Waligaa surwaalku makaa furtay meel fagaare ah?!
Muqdisho (Himilonews) – Ivan Zvonimir Cicak oo u heelana soo dhaweynta madax-weynaha dalka Croatia Kolinda Grabar-Kitarovic ayaa waxaa ka dhacay surwaalkiisa. Ivan oo ay xaajadu ku dhaaya-furatay ayaa is-moodsiiyay inuu surwaalku ka dhacay–isaga oo boorkii uu siday inta si xirfadeysan ugu gacan-dhameeyey marwadii la taagneyd ayuu si aayar ah dib ugu gashaday surwaalkiisa. Hadaba, aqriste nala wadaag aragtidada. Ma kugu dhacday middan ...
Read More »Markay Dadku Dhibanaha ku soocaan Dhibkiisa
Muqdisho (Himilonews) – Wiil Hindiyan ah oo ku dhashay afar lugood ayay ku saleeyeen “Sheydaan” dadka xaafadda la dagan–taas oo ka dhigtay inuu gaar-jooge ka noqdo bulshada dhexdeeda. Arun Rajput, oo 20-jir ah, oo ku nool degmada Farrukhabad ee Uttar Pradesh ee waqooyiga Hindiya, hadda wuxuu naawilayaa in qalliin lagu sameeyo uu maan-gal ka dhigi doono inuu nolol cusub anba-qaado. Wuxuu ...
Read More »Perviz Musharaf: Mujaahidiinta Kashmiir ma ahan argagaxiso
Muqdisho (Himilonews) – Madaxweynihii hore dalka Pakistan Parviz Musharaf ayaa ku tilmaamay geesiyaasha gobanimo-u-dirirka reer Kashmiir kuwo Mujaahidiin ah oo aan aheyn argagaxiso. Hadal uu siiyay BBC-da qeyba afka Urdu-ga ayuu ku sheegay inuu la dhacsan yahay doorka Mujaahidiinta walaallada Kashmiir ay ku leeyihiin la dagaalanka gumeysiga Hinduuga. “Geesiyaasha Kashmir sida Lashkar-i-Taiba and Jaish-i-Muhammad waa Mujaadiin mana ahan argagaxiso,” ayuu yiri ...
Read More »Gabar Muslimad ah oo su’aal adag weydiisay Musharax Donald Trump
Muqdisho (Himilonews) – Gabar Muslimad ah oo xubin ka ah golaha Muslimiinta Maraykanka ayaa kahor timid faalladii Islaam-naceybka aheyd ee uu yiri musharaxa xilka madaxtimo ee Donald Trump oo aheyd in USA laga mamnuuco Muslimiinta. Zeinab Chaundry ayaa faalladiisa ku tilmaantay mid aan Ameerikaani aheyn iyada oo is-weydiisay haddii uu sidoo kale gudaha Maraykanka ka mamnuucayo caddaanka Xagjirada Kiristaan ah. ...
Read More »Yaxaas cunay Wiil baxsad ka ahaa bileyska Florida
Muqdisho (Himilonews) – Meydka wiil dhalinyaro ah ayaa laga helay daan webi–isaga oo ay ku hareersan yihiin dhowr tiro yaxaas ah, sida laga soo xigtay bileyska Florida. Sida ay sheegtay saaxiibtiisa, wiilkan oo dhowr maalin la weysnaa halkuu jaanta dhigay ayaa la arkay isaga oo dul sabbeynaya biyaha webiga. Marka loo eego waaxda danbi-baarista bileyska Florida, wiilkan ayaa baxsad ka ...
Read More »Jaceyl dartiis: Adeer la baxsaday gabadha xaaskiisa
Muqdisho (Himilonews) – Bileyska ayaa raadinaya gabar iyo adeerkeed qabay hooyadeed, oo ugu aadan aabo labaad, kadib markay isula baxsadeen lamaane ahaan, sida laga soo xigtay waaxda bileyska Kenya. 36-jirada Caroline Achieng oo ku nool Kibera, waxay sheegtay in seygeedu uu xiriirka u jaray kahor intaanu la fakan gabadheeda 22-jirada ah. Seyga iyo gabadha xaaskiisa ayaa isla baxsaday kadib markay ogaatay ...
Read More »