crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Wararka | HimiloNetwork | Page 52

Wararka

La kulan – Gabadha aan muuqaalkeedu is-beddelin muddo 20 sano ah!

MUQDISHO (Himilonetwork) – Yang Dan, oo ah 44-jir muddo 22 sano ah ka shaqeynaysa qeybta saadaasha hawada ee fogaan-aragga Shiinaha ee CCTV waxay noqotay fil-walba-la-fac aan in yar oo da’ ah aysan maalin kasoo muuqan wajigeeda. Yang waxay aad muuqaalkeeda ugu soo jiidatay indhaha daawadayaasha, kaddib markii soo-saarayaasha ay sii daayeen fiidiyow isku dhaf ah oo laga diyaariyay taniyo markii ay ...

Read More »

Xaafad Dhan oo Mar qura Iska wada dhaaftay Cabista Sigaarka.

YOZGAT (Himilonetwork) – In kasta oo diinta Islaamka ay mamnuucday dhuuqista sigaarka, haddana malaayiin Muslimiin ah ayaa ku dhiban nuugidda tubaakada. Balse hadda wax walba waxay u muuqdaan inay is bedelayaan gaar ahaan xaafadda Haydarbeyli, oo kamid ah Anatolia, dalka Turkiga – halkaas oo 180 daganayaasheeda kamid ah aysan cabin sigaarka. Kuwii hore u isticmaali jirayna hadda way ka joogsanayaan, sida ay ...

Read More »

La kulan – Gabadha UGU dheer Dalka Shiinaha!

MUQDISHO (Himilonetwork) – Inaad aragto Zhang Ziyu oo – iyada oo la socta saaxiibadeeda fasalka – dusha sare la heysata marka ay u socdaan iskuulkooda  Cultural East Road ee Jinan, dalka China, waxaa kugu adkaaneysa inaad rumeysato in dhammaantood wada dhigaan fasalka lixaad ee dugsiga hoose. 11 sano jirta Zhang waxay dheer tahay  6ft 7in, qaar ayaana rumeysan inay tahay gabadha ugu dheer adduunka. ...

Read More »

La kulan – Ardaygii loo takooray Xanuunka uu qabo Awgiis!

Beijing (Himilonetwork) – Macalim Shiinees ah oo dugsiga hoose dhiga ayaa dhawaan laga fiijiyay ‘eryey’ shaqada kaddib markii uu takoor ku sameysay arday qaba cudurka Kansarka – isaga oo qeybta danbe ee fasalka ku karantiilay. Macalinkan ayaa tan iyo markii loo soo wareejiyay iskuulka Liancheng, Quanzhou, gobalka Fujian, wuxuu ka ashtakoonayay wiilka si loogu wareejiyo labadiisa waalid – iyaguna ay u siiyaan ...

Read More »

Tuug Xaday Laptop oo Farriin Raali-gelin ah u diraya Milkiilihii uu ka dhacay!

London (Himilonetwork) – Arday Jaamacad dhigta kaas oo dhawaan laga xaday laabtobkiisa, ayaa lagu soo warramayaa inuu helay farriin raali-gelin ah oo kaga timid tuugii dhacay – halkaas oo uu ku sheeganayo inuu u dhacay sabab faqri oo uu la noolaa. Farriin-danabeedkan raali-gelinta ah ayaa ku baahday baraha bulshada kaddib markii wiilka degan magaalada Birmingham ee Stevie Valentine uu muuqaalka qoraalkeeda la ...

Read More »

Adeegga ‘Relax We Post’ oo Dalxiisayaasha u sahlaya in looga shaqeeyo Koontadooda Baraha Bulshada.

Muqdisho (Himilonetwork) – Relax We Post” waa adeeg cusub oo hoteellada Swizz-ku ay u fidiyaan martida ku nasaneysa kuwaas oo raba inay ka nafisaan dunida baraha bulshada kuna raaxaystaan fasaxyadooda – isla mar ahaantaana aanan dooneyn inay ka maqnaadaan qadka. Dhammaan waxa kaliya oo ay u baahan yihiin ayaa ah inay xogaha koontadooda instagram-ka ku aaminaan howl-wadeennada hoteelka u qaabilsan shaqada ...

Read More »

Bulshada – si ay Waqti fiican ugu abuuraan Lammaane xanuunsan – sameynaya fal naxariis leh!

California (Himilonetwork) – Bulshada cajibka ah ee ku nool Seal Beach, California, waxay milkiilaha xarun iibisa doolshooyinka ku caawinayeen muddo badan inuu waqti ku filan la qaato afadiisa xanuunsan – iyaga oo xilli hore ka iibsada dhammaan dalabka maalinkaas usoo dhaca si uu xilli hore inta uu u xiro kaddibna ugu tago gacalisadiisa. John iyo Stella Chhan waxay muddo 30 sanno ...

Read More »

La kulan: Ninka – si uu u helo Shaqo iyo Lammaane cusub – doonaya inuu Da’diisa ka dhimo 20 sano!

Muqdisho (Himilonetwork) – Nin u dhashay dalka Holland oo 69 jir ah ayaa go’aansaday arrin liddi ku ah shuruucda iyo qawaaniinta kagadaal markii uu dalbaday in 20 saano laga jaro da’diisa dhabta ah. Waxa uu sheegay in muuqaal ahaan jirkiisu yahay dhallinyaro isagoo sita warqado caafimaad oo been abuur ah. Emile Rutland, Waa hawlwadeen dawladeed oo ka shaqeeya horumarinta aadanaha, ...

Read More »

Dhib ceynkee ah ayaa ka dhalan kara dawo uusan Dhaqtar kuu qorin?!

Muqdisho (Himilonetwork) – Qaadashada dawo waxaa keena xaalado caafimaad oo daruuri ah hase ahaatee in la qaato iyada oo uusan ku talin dhaqtar waxaa ka dhalan kara dhibaatooyin caafimaad oo ka khatarsan xanuunka loo qaatay. Dad badan ayaa iyaga oo ka fogaanaya safka dheer ee loo galo isbitaalada iyo kharashaadka ku baxa baarista caafimaad waxay tagaan farmashiyaha iyaga oo daqiiqado ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!