MUQDISHO (HN) — Jaakado dhowr ah oo ku waran gidaar ku yaalla caasimadda Kashmiir – tan Hindiya ay maamusho – ee Srinagar ayay indhihiisu qabanayaan Ali Mohammed. Waa maalin qabow, badi dadka jidadka marayana waxay xiran yihiin dhar culus oo dhaxanta ay kaga ganbadaan. Mohammed oo hadda ku jira da’diisa 60-jirka, ayaa u dhaqaaqaya dhinaca dhalinyaro agtaagan gidaarka. “Wiilkaygow, imisa ayaad ...
Read More »Wararka
RW Malaysia oo difaacay sababta uu Muwaadiniin Israeli ah uga mamnuucay dalkiisa.
MUQDISHO (HN) – RW Malaysia, Mahathir Bin Mohamad ayaa sheegay in dadka u dhashay dalka Israel aan loo oggolaan doonin in dalkiisa ay soo galaan, marka loo eego Walla! News. Hadalkan ayaa daba socda dhaleeceyn loo jeediyay dowladdiisa kaddib markii ka qeyb-galayaal u dhashay dalka Israel laga mamnuucay inay ka qeyb-galaan tartanka caalamiga ee dabaasha Paralympic Swimming World Championship oo ka dhacaya dalka Malaysia. ...
Read More »La kulan – Maqaayadda guur-guurta ee Maandeeq.
MUQDISHO (Himilonetwork) – Dhawaaqa gaari ee dhagihiinna kusoo dhacaya, waxaa dhacda inuu kuula muuqdo sida gaadiidka kale. Balse marka uu dhinac istaago geeska laamiga – kaddibna aad aragto isaga oo daaqadaha looga furayo – si aad uga iibsato adeeg cunnooyin ah, waxaad ogaaneysaa inaadan u baaheyn kaliya maqaayad maguurto ah inaad wax kasoo cunto. Tani waa Maqaayadda guur-guurta ee Maandeeq ...
Read More »Qaabkee ayay Qabiilka Ayaidah ku gartaan Beenaalaha?!
MUQDISHO (Himilonetwork) — The Ayaidah, oo ah qabiilka Bedouin ee dega waqooyi-bari dalka Masar waa kuwii ugu danbeeyey ee wali ku dhaqmaya Bisha’h oo ah hab-dhaqan hore oo lagu ogaado haddii eedeysanaha danbiga lagu soo oogay uu yahay danbiile ama dabilaawe. Waxay tani ku imaaneysa in qofku qaando kulul oo dabka laga soo qaaday uu ku hor leefo doqayda hortooda. Haddii carrabku uu ...
Read More »Maxaad ka taqaan Kulan-diimeedka Sannadlaha ah ee Bishwa Ijtema?!
DHAKA (Himilonetwork) — Boqollaal kun oo Muslimiin ah ayaa ku kulma daanta webiga Turag ee duleedka caasimadda Bangladesh ee Dhakka – isku imaatin lagu tilmaamo midka labaad ee ugu weyn dunida kaddib Xajka oo la yiraahdo Bishwa Ijtema. Ijtema waxaa qudbado dheerdheer ka jeediya culumada dalka Bangladesh. Waxaana uu socdaa muddo saddex maalin oo xiriir ah. Balse si loo dhimo mugga tirada ...
Read More »Marka Afadu Rabto Inay Tijaabiso Jaceylka Seygeedu u qabo Carruurtooda!
MUQDISHO (Himilonetwork) — Haweeney Shiinees ah ayaa lagu soo warramayaa inay ka been sheegtay afduubka wiilkeeda 11-jirka ah si ay u tijaabiso haddii seygeedu uu la walwali doono iyo in kale! Hooyada wiilka oo 33-jir ah laguna magacaabo Chen ayaa booliska Yueqing u gudbisay warqad anbad ah oo ay ku sheegeyso in inankeedii uu Ka maqan yahay. Waxay u sheegtay in ...
Read More »La kulan – Samafalaha u istaagay Samata-bixinta Eeyaha Dayacan iyo Kuwa Dhaawacan!
MUQDISHO (Himilonetwork) – Edgardo “Perros” Zuniga wuxuu ku safray gebi ahaan dalka Mexico isaga oo samata-bixinaya eeyaha dayacan; iyo kuwa dhaawacan; una fidinaya daryeel iyo gabaad. Wuxuu ilaa hadda soo samata-bixiyay 400 oo ey shantii sano ee lasoo dhaafay. Sannadkii 2013-ka, markii uu samafalkan bilaabayay, waxaa ka go’neyd inuu soo badbaadiyo eeyaha dhiban iyo kuwa dayacan inta karaankiisa ah. Shantii sano ...
Read More »La kulan – 12-jirka Maamule iyo Macalinba ka ah Dugsiga uu aas-aasay!
MUQDISHO (Himilonetwork) – Leonardo Nicanor Quinteros waa 12 jir wali ku jira wax-barashada dugsiga sare. Wuxuuna goor hore awooday inuu furto iskuulkiisa gaarka si uu carruurta kale iyo dadka waaweyn uga caawiyo tacliinta. Wuxuu jecel yahay wax-barashada iyo inuu la wadaago asaagiisa ka hooseeya. Kaddib markii uu u kuur-galay in carruur badan oo saaxiibadiis ah inaysan la qabsan wax-barashada iyo in ...
Read More »Muuqaalka Wiilkii lagu wareeray Labnimadiisa.
MUQDISHO (Himilonetwork) – Abdussalam Firdaus Abdul Aziz, oo ah 22-jir ku nool dalka Malaysia ayaa mashquuliyay dareenka baraha bulshada dalkiisa maadaama lagu jaah-wareeray muuqiisa u eg midka haweenka taas oo ku adag dadka inay kala saaraan haddii uu yahay lab ama dhedig. Sawirradiisa ayaa dhawaanahan ku baahay baraha bulshada kaddib markii lasoo weriyay in mar uu ka qeyb-galay daawashada ciyaar kubadda ...
Read More »La kulan – Ninka Baadi-goobka ugu jira Gabadhii uu ku riyooday!
MUQDISHO (Himilonetwork) – Nin Shiinees ah ayaa qabsaday warbaahinta Shiinaha kaddib markii la sheegay in muddo 50 maalmood ah uu dukaan iibiya buugaagta ku sugayay gabar uu sheedda ka jeclaaday hadda kahor oo halkan uu ku arkay. Ninkan oo 26 jir ah ayaa aamisan in gabadha uu halkan ku arkay ay tahay isla gabadhii uu ku riyoon jiray. Wuxuuna la ...
Read More »