crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Wararka | HimiloNetwork | Page 30

Wararka

Shabakadda Himilo oo Shacabka Somaaliyeed kula dabaal-degaysa bilashada Ramadaan.

MUQDISHO (HN) — Shabakadda HIMILO oo ah warbaahin madax-bannaan oo aan faa’iido doon ahayn taas oo lixdii sannadood ee lasoo dhaafay adeegyo warbaahineed u sameysa bulshada Somaaliyeed, waxay umadda Muslimka ah ugu bishaaraynaysaa bilashada Bisha Soonqaad. Waxaana ay Ilaahay uga rajaynaysaa inuu acmaashooda aqbalo; farxad iyo caafimaadna ku dhameystaan maalmaha cibaadada iyo Alla-bariga. Qoyska iyo dhammaanba bahda shaqada ee Shabakadda ...

Read More »

Harada Jaceylka ee Dubai.

MUQDISHO (HN) — Harada Jaceylka, oo qaabka wadnaha oo kale oo sameeyey, waxay dhacdaa saxaraha u dhow Dubai. Waana dabcan, bartilmaameedka dalxiiseed oo Bariga Dhexe ay lammaane badan usoo aadaan. Muqaallada halaasiga ah oo ay ku caan tahay Dubai sida Burj Khalifa ma ahan kuwa la koobi karo. Laakiin, hadda waxaa kale oo jira muuqaallo ildoogsi iyo dalxiisba leh oo ...

Read More »

Sheekada Lammaanaha kala-qeybsada Masruufka iyo Maamulka Qoyska.

MUQDISHO (HN) — Muuqaal laga sii daayay telefishan Japanees ah ayaa ka warramaya sheekada lammaane is qaba muddo laba sanno ah isla markaana kala qeybsada masruufka iyo marashada reerka. 39 jirta lagu magacaabo Aiko iyo seygeeda Kazuki oo 42 jir ah markii ugu horreysay ku kulmay goob lagu ciyaaro game-ka, waxay yeesheen haasaawe qurxoon iyaga oo si dhow isaga dareemay ...

Read More »

La kulan: Ninka neefta isku celin kara muddo 25 daqiiqo ah.

MUQDISHO (HN) — Budimir Buda Šobat, oo ah 54 jir kasoo jeeda dalka Croatia ayaa sameeyey rikoor cusub kaddib markii uu awooday inuu isku celiyo neefta muddo 24 daqiiqo iyo 33 ilbiriqsi dhan biyaha hoostooda isaga oo aan marna usoo kicin banaanka si uu hawo u helo. Barkad lagu dabaasho oo ku taalla  Sisak ayuu ku sameeyey tijaabadiisa isaga oo ...

Read More »

La kulan: Ninka keligiis dib usoo nooleeyey Keyn gubatay!

MUQDISHO (HN) — Waxaa loogu yeeri jiray ‘Ninka Waalan’ hadda waxaa loogu yeeraa halyey sababta oo ah wuxuu dhul cabbirkiisu yahay 250 hectares ka dhigay duni cagaaran oo dhirtu ay isku ciriiriso. Sheekada Sadiman oo isaga oo kaligiis ah ku guuleystay inuu keyn sii dhimanaysa kusoo celiyo nolosha waxay kasoo bilaabanaysaa sannadkii 1990 hayeeshe, dhibaatada uu xalkeeda helay waxay kasoo ...

Read More »

La kulan: Askariga ugu Da’da weyn Maraykanka.

MUQDISHO (HN) — Sida horayba loo yiri Da’da waa un tiro waxaa jira tusaalayaal nool oo ifin kara sugnaanteeda. Helen Hayes oo ahayd jilaa Maraykan ah ayaa tiri; haddii aad howlgab noqoto, waad daxalaysan doontaa, waa sababta dad badan ay u doortaan inaysan ka noqon howlgab shaqada ay hayaan gaar ahaan marba haddii waxa ay qabanayaan ay tahay howl ay ...

Read More »

Doorka Masaajidda ay ku leeyihiin Horumarka Bulshada.

MUQDISHO (HN) — Masaajidda diin ahaan aad bay uga guda ballaaran yihiin in lagu gaar yeelo kaliya cibaado iyo alla-bari taas oo ah sida qura oo Somaalidu badi ay ka heystaan xaggiisa. Amminta shanta gooreed oo 24-kii saacba ay tahay in la ajiibo baaqa ah in loo kaalayo salaadda iyo liibaanta, si wadajir loogu oogo salaadaha ayaa ah howsha ugu ...

Read More »

Gudaha Iskuulka wax loogu dhigo Carruurta ‘hadalku kasoo daaho’.

MUQDISHO (HN) — Ma joogaan goob dalxiis ama fasal kamid ah fasaladda xanaananooyinka caadiga ah ee  carruurta ah. Kuwani waa carruur hadalku kasoo daahay oo qaba xanuunka autism-ka kuwaas oo halkan ka helaya fursaddii ugu muhiimsaneyd noloshooda oo ah in loo diyaariyo la fal-gelidda walxaha iyo tan ugu muhiimsan iyada oo dhan oo ah inay ugu dambeyntii hadli karaan. Waana ...

Read More »

Dayniile – Wax walba oo ku saabsan Degmada Dalxiiska.

MUQDISHO (HN) — Degaan quruxsanaanta aalaaba waa astaan lala xiriiriyo degmadan oo aan xarunteedu ay bartamaha magaalada u jirto fogaan ku dhow 7 km. Waana gudaha marka aad usoo gashid dhexdeeda goorta aad fahmayso in Dayniile aysan kaliya lahayn muuqaal dabiici ah, balse adduun iyo waqti adag gelinayso in degmadu yeelato muuqaal soo jiidasho leh. Xarunta degmada oo ballac ahaan ...

Read More »

Gudaha Duruufaha ay ku shaqeeyaan Suxufiyiinta.

MUQDISHO (HN) — Dilalka, afduubka iyo xariga aan sharciga ahayn ee lagula kaco suxufiyiinta waa sheekooyinka muuqda oo gu’yaal badan ay lasoo kulmeen iyaga oo gudanaya howlaha warbaahineed oo ay u hayaan umadda. Waxaase jira halgan gudaha ah oo suxufiyiintu ay maalinle ula nool yihiin kaas oo aan aalaaba helin madal lagfu gorfeeyo taas oo qaar badan ka dhigtay dhibanayaal ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!