MUQDISHO (HN) — Nin KENYAN ah ayaa muddo 20 sano ah ay ku qaadatay inuu kaga baxo dugsiga hoose ayaa ugu dambeyntii ka qalin-jebiyay Jaamacadda. Isaga oo la hadlaya warfidiyeenka, Mathew Aol Nyamlori, oo ah 38 jir, ayaa shaaca ka qaaday inuu heerka koowaad ee Jaamacadda kaga baxay kulliyadda adabka – qeybta siyaasadda dadweynaha ee Jaamacadda Kenyatta University. Wuxuu ku ...
Read More »Wararka
Ragga Waraabaha la nool.
MUQDISHO (HN) — Ragga la nool Waraabaha waa koox duurka kasoo qafaasha Dhurwaayada si ay dadka ugu madadaaliyaan. Qashin-qub aanu dhab ugu noolaan Karin insaanka ayay ku ilaaliyaan noolahan miciyaleyda kamid ah. Gafuurxir loogu tala-galay in la iskaga ilaaliyo si gaadmo leh inuu afka kuula helo ayaa ah kahortagga ugu weyn ee xaggiisa laga sameeyey. Waxaa taas barbarsocda dhaqashada iyo ...
Read More »Gaariga ugu Foosha xun Dunida.
MUQDISHO (HN) — Carruurnimadiisa laga soo bilaabo wuxuu aad u jeclaa bir-socotada oo dhan oo baabuurtuna ay kaga jireen kaalmaha hore. Waxayna taasi kaga tagtay inuu is weydiiyo sabbata gaari walba dibadda loogu sameeyo oo aan gudaha mid lagu sameeyey loo arki Karin. Wuxuu sameeyey wax walba oo ay ku qaadan kartay si uu aragtidaas mar un u hirgaliyo. Waana ...
Read More »Fadliga Soonka Maalinta Carafo.
MUQDISHO (HN) — Bisha Soonqaad waxay dad badan u tahay bishii Soonka, sadaqada iyo sameynta acmaasha wanwanaagsan oo idil. Dad badan waxay uga dhigan tahay midda kaliya oo ay sugaalkeeda iyo ka fara-qabsiga ajarkeeda lagu fara-adeygo. Waana midda ka dhigaysa tan loogu tirsi iyo majeersi badan yahay billaha kale ee Muslimiinta. Bisha Carafo oo ah bil kale oo Muslimiinta dunida ...
Read More »Meesha ugu fiican ee Dameerka lagu dhaqdo!
MUQDISHO (HN) — Halkan waxaa la dhihi karaa waa goobta qura ee dunida kamid ah ee aad looga weyneeyo laguna dabaal-dego wax ku oolnimada Gamaanka la rarto. Kusoo dhawow tartanka Dameeraha oo halkan si joogto ah uga qabsoomaba gu’giiba marba. Waxaana sida idin muuqanaysa loogu diyaargaroobaa si weyn dabaal-degga iyo ka qeybgalka tartankan oo si kale marka loo dhigo qaabeeya ...
Read More »Sheekada Ninkii Saddex Xaas Mar-kaliya wada guursaday!
MUQDISHO (HN) — Mohamed Ssemanda oo u dhashay dalka Uganda wuxuu ahaa 50 jir sannadkii 2018-ka markii uu qabsaday hadalheynta dalkiisa kaddib kolkii uu saddex haween ah ku guursaday madal qura iyo xaflad kaliya. Waayo ma uusan awoodin inuu midba gaarkeeda u arooso. Degaanka Katabi ayuu Ssemanda ka ahaa qudaar iibiye markii uu dunida kaga yaabsaday guursiga saddex haween ah ...
Read More »Haweeney 13 sano Been Qof u sheega Ayeeyadeed u kiraysatay!
MUQDISHO (HN) — Haweeney Shiinees ah ayaa lagu qasbay inay been ku maaweeliso ayeeyadeed oo xattaa ay qof shaqadaas u qabta u kiraysatay muddo 13 sano si aysan qalbigeeda u dhaawicin. Runtu waa lama huraane. Haweeney ayaa dhawaan qiratay inay been u sheegi jirtay ayeeyadeed madaama ay ogeyd inay runta oo ay u sheegtaa ka dhalan karo xaalad qalbi jab ...
Read More »Laamiyada la-dayacay!
MUQDISHO (HN) — Yaa la yaabi kara muuqaalkan iyo kuwa lamidka ah ee ka jira jidadka iyo laamiyada caasimadda Muqdisho?! Marwalba oo roobabku ka da’aan waa iska caadi inay biyuhu fariistaan waddooyinka halbowlaha u ah isku socodka magaalada. Kanina waa muuqaal dhawaanahan aad u qabsaday baraha bulshada kaas oo qeyb ahaan muujinaya xil-iska saarid la’aan iyo mas’uuliyad xumo maamulo. Wuxuuna ...
Read More »Habka Ganacsiga Online-ka ahi uga jiro Muqdisho.
MUQDISHO (HN) — Hal maalin iyada oo gacanta ku haysa funaanad looga dhiibay dibadda ayay Faadumo Abdishakur dareentay sida asxaabteedu ay u daneynayaan helidda mid lamid inay helaan funaanadeeda. Waana halka uu kasoo bilowday safarkeeda ganacsi. “Madaama inta aan laga heli Karin dadkuna ay baahi ka muujiyeen inay helaan, waxaan go’aansaday inaan anigu soo-dejiye ka noqo kana ganacsado,” ayay tiri. ...
Read More »Maalinta Caalamiga ee Iskaashatooyinka.
MUQDISHO (HN) — Saddexda July waa Maalinta Caalamiga ah ee Iskaashatooyinka. Waxaa hal-ku-dheg snnadkan loo qaatay xuskeeda uu yahay Si-wadajir wax ugu dhiska hagaagsan. Iskaashatooyinka dunida kuu nool waxay hoosta ka xariiqi doonaan tabaha iyo hababka ay ula kulmi karaan baahiyaha ay isku qabaan – muddada lagu jiro xayiraadda xanuunka faafaya ee Covid-19. Isku duubnimada iyo dhabar-adeyga ay ka muujiyaan ...
Read More »