crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> 81 milyan oo booqday Masjidka NABIGA ee Madina sannadkan oo qura! | HimiloNetwork

81 milyan oo booqday Masjidka NABIGA ee Madina sannadkan oo qura!

MUQDISHO (HN) — 81 milyan oo Muslimiin ah ayaa booqday Masjidka Nabiga taniyo markii la guda-galay bisha Muxaram sida ay kusoo warrantay wakaaladda wararka Sucuudiga.

Barxadda Rawdah Sharif ee Masjidka Nabiga waxaa ku tukaday 8 milyan oo Muslimiin ah shantii bilood ee lasoo dhaafay.

Inta badan dadka Cumrada usoo aadaya Makka ayaa doorbida inay kasoo degaan Madiina kadibna ku negaadaan in muddo kahor inta aysan uga sii gudbin Makka.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!