crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Wararka | HimiloNetwork | Page 2

Wararka

Bukaan – si uu lacag ugala baxo bangiga – lagu soo qaaday sariirtii uu isbitaalka ku jiifay!

MUQDISHO (HN) – Bukaan-jiif xanuun la jiifay isbitaal ayaa lagu qasbay in lagu soo qaado sariirta – iyada oo la keenayo Bangiga – si loo hubiyo aqoonsigiisa ama hubinta xogta heybtiisa. Waxaana soo waday qaraabadiisa. Muuqaal aad ugu baahay Shiinaha ayaa la arkayaa haweeney ku nool  Shandong oo nin ku riixaysa sariirtiisa kaddib markii, sida la yiri loo sheegay, in ...

Read More »

La kulan – 31 jirka dusha ku sida hooyadiis oo naafo ah!

MUQDISHO (HN) — 31 jir u dhashay Shiinaha ayaa amaan iyo bogaadin ku mutay fal baarinimo leh oo uu sameeyey. Wuxuu hantidii uu heystay oo dhan isaga iibiyay si uu hooyadiis oo naafo ah ugu soo wareejiyo guud ahaanba Shiinaha – isaga oo weliba dushiisa ku xambaaraya! Xiao Ma wuxuu jiray 8 sano markii shil gaari oo waalidiintiisu galeen uu ...

Read More »

Nin baranbaro ‘nool’ calooshiisa laga helay!

MUQDISHO (HN) – Dhaqaatiirta New Delhi waxaa la yaab ku noqotay inay mindhicirihiisa ka helaan baranbaro 3-centimeter bukaan ka sheeganayay calool-majiir iyo dheefshiid xumo! Ninkaan ayaa isbitaal yimid kaddib saddex maalmood oo uu xanuunsanaa sida uu sheegay. Wuxuu ka cabanayay abitayt xumo iyo caloosha oo fadhisa. Wuxuu sheegay in maalmo kahor uu iibsaday cunnooyinka lagu iibiyo jidadka. Dhaqaatiirta ayaa si kastaba, ...

Read More »

Ninkii naafada ahaa oo afadii daryeeli jiray furay kadibna naag kale guursaday!

MUQDISHO (HN) – Haweeney Malaysian ah oo muddo lix sannadood ah daryeeli jirtay seygeeda oo sariiryaal ahaa ayaa ku dhawaaqday inuu furay kadibna uu xaas kale guursaday! Nurul Syazwani waxay si joogto ah usoo dhigi jirtay baraha bulshada nolosha dib usoo kabashada leh oo seygeeda helayo maalinba maalinta ka dambeysa. Waxaa la arki jiray iyada oo u qubeynaysa, dharka iyo xafaayadda ...

Read More »

55 sano kaddib Afgembigii dhacay maxaa laga dheefay?!

MUQDISHO (HN) – Maanta oo kale 21 October sanandkii 1969-kii dalka waxaa ka dhacay af-gambi aan dhiig ku daadan oo lagu riday xukuumaddii rayidka ahayd. Waxaana qorshaha af-gambigaas maleegay militarigii dalka. 55 sano ayaa laga joogaa markii af-gambigaas lagu magacaabay Kacaan – hoggaamiyana loogu doortay Maxamed Siyaad Barre. Haddaba, dhib iyo dheef maxaa laga dhaxlay xukunkii askarta? Af-gambigii ciidamadu ma ...

Read More »

Tuug hawlkar ah oo u dhaca guryaha dadka kadibna u qabta hawsha guriga oo lagu xukumay 22 bilood oo xarig ah…

MUQDISHO (HN) – Nin u dhashay dalka Poland ayaa dhawaan lagu xukumay 22 bilood oo xarig ah kadib markii lagu helay inuu jabsaday labo guri una qabtay howlo kala duwan, sida dhar-dhaqidda iyo nadiifinta dhulka. Damian Wojnilowicz oo 36 jir ah ayaa ah weli mid xanaqsan. Ma aha oo kaliya inuusan ka helin mahadnaq aad u badan dadka dhibanayaasha u ...

Read More »

Dhibaatada ay la kulmaan carruurteenna duruufaha adag ku shaqeeya.

MUQDISHO (HN) — Burburkii dalka wuxuu si guud u saameeyey nolosha qoysas badan oo carruurtii ay dhaleen ay ku qasbanaadeen inay noqdaan kuwa buuxiya kaalintii aabbe-nimo ee soo dhicinta nolosha reerka. Meelo kala duwan oo heerarka nolosha ah ayay ka xoojiyaan aalaaba carruurtan sida inay baalashle-yaal noqdaan iyo wixii la halmaala. Wax badanse lagama oga duruufaha adag oo ay ku ...

Read More »

Sidee looga faa’idaysan karaa dhalinyarada baratay cilmiga Adeegga Bulshada?

MUQDISHO (HN) — Kulliyadaha dhawaan ay aad uga soo aflaxeen dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed waxaa kamid ah kulliyadda adeegga bulshada ama social work. Waxaana sannad kasta kasoo qalinjebiya jaamacadaha arday fara badan oo cilmigaas xambaarsan. Balse su’aashu waxay tahay: ma loo diyaargaroobay in aqoontooda laga faa’iideysto? Ibraahim Maxamuud ayaa wareysigan soo aadan kaga hadlaya fahamka cilmiga bulshada ay ka heystaan ...

Read More »

Gabar – si ay usoo qabato dilaaga aabbaheed – ugu biirtay booliska oo ugu dambeyn gacanta kusoo dhigtay!

MUQDISHO (HN) — Gabar nolosheeda inta ugu badan ku bixisay dabagalka qaabkii ay ku qaban lahayd dilaaga aabbaheed oo baxsad ahaa muddo 25 sannadood ah. Ugu dambeyn, waxay ku guuleysatay inay cadaaladda hor keento. Bishii February 16, 1999, Givaldo José Vicente de Deus ayaa lagu dilay magaalada Boa Vista kaddib muran iyo is-qabsi dhex maray isaga iyo dilaaga oo la ...

Read More »

Buundada laga dul dhisay webiga dushiisa!

MUQDISHO (HN) — Buundada sabaysa ee Shiziguan oo sidoo kale loo yaqaan buundada riyooyinka Bridge of Dreams waa kaabad dheer ilaa 400 mitir taas oo ay adeegsan karaan baabuurta culeyskoodu ka yar yahay 2.8 tan si ay u kor maraan dusha webiga Qingjiang. Webigan oo ay dhinacyadu kaga hareersan yihiin dhir waaweyn aadna u qurxoon, wuxuu kamid yahay meelaha ildoogsiga iyo dalxiiska ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!