crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Dhibaatada ay la kulmaan carruurteenna duruufaha adag ku shaqeeya. | HimiloNetwork

Dhibaatada ay la kulmaan carruurteenna duruufaha adag ku shaqeeya.

MUQDISHO (HN) — Burburkii dalka wuxuu si guud u saameeyey nolosha qoysas badan oo carruurtii ay dhaleen ay ku qasbanaadeen inay noqdaan kuwa buuxiya kaalintii aabbe-nimo ee soo dhicinta nolosha reerka. Meelo kala duwan oo heerarka nolosha ah ayay ka xoojiyaan aalaaba carruurtan sida inay baalashle-yaal noqdaan iyo wixii la halmaala.

Wax badanse lagama oga duruufaha adag oo ay ku shaqeeyaan iyo sida ay ula daalaa-dhacaan dhacsiga halganka nolosha maalinlaha ah. Haddaba, iftiimo dheeraad oo la xiriirta dhibaatooyinka ay carruurtan la kulmaan, waxaad kaga bogan kartaa waraysigan soo aadan. Waana qeybtii ugu dambeeyey oo Ayaan Yuusuf ay la yeelatay Ibrahim Maxamud oo ah arday bartay cilmiga adeegga bulshada.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!