Muqdisho (Himilonews) – Halka ilinka hore ee guri kasta laga heli karo geed ku hor tallaalan, oo—sida dad badani ku magacaabeen ah Geed Caanood, wuxuu door muhiim ah ku yeeshay kaalinta dhir-beeris ee deegaanka gaar ahaan magaalada madaxda Soomaaliya ee Muqdisho. Tan iyo sanadkii 1980-kii, geedku wuxuu ahaa mid kamid ah geedaha dhawaan-dhaladka ah ee kusoo kordhay jidadka Muqdisho. Bidhaantiisu, ...
Read More »Wararka
Rumeyso ama Diid Halkan waa magaalada Paris
Muqdisho (Himilonews) – Haddii kaamirooyinka dunida soo qabtaan xerooyin barakacayaal oo Afrika iyo dunida Muslimka ah ku yaalla, kaamirada runta ee reer Galbeed dhulkooda kasoo sawiraan ma ahan sida badi kaaga muuqata daaraha iyo waddooyinka cagaaran ee faras-magaalayaashooda oo kaliya. Waxaa jira nolol ka liidata midda Afrika taalla oo ay ku nool yihiin barakacayaal caddaan Yurub ah. Taas oo ...
Read More »La kulan: Ninka dhiiggiisa ku badbaadiyay nolosha 2-malyuun oo caruur ah
Muqdisho (Himilonews) – Oogada muuqeeda, James Harrison waa qof iska meel-dhaxaad ah. Wuxuu jecel yahay gabadhiisa, caruurta uu awoowga u yahay iyo inuu ku arah-socdo hareeraha gurigiisa oo ku yaalla xeebta dhexe ee Australia. Hayeeshe, waa waxa ku hoos-jira oogadiisa waxa ka dhigay qof qeyrul-caadi ah – gaar ahaan, waxa ku aroora halbowlayaashiisa. Loo yaqaan “Ninka leh Gacan Dahab” ku ...
Read More »Baro Dal–si uu is-dilka u yareeyo–arin la yaab leh tijaabo-galinaya!
Muqdisho (Himilonews) – Kahor-tagista tirada dadka is-dila oo kusii badanaya awgeed, dalka dhaca bariga fog ee Aasiya wuxuu markii ugu horreysay bilaabay inuu meyd-iska-dhigid ku tusaaleeyo xanuunka dhimashada is-dilka ah –taas oo albaab cusub u fureysa inta qalal nafsi ah nolosha ku qaata. Dadku waxay dhex-fariisanayaan naxashyo “Coffins” yaalla xarunta lagu bogsiiyo–sida ay qabaan–dadka walaacsan ee is-dilka ku dhow. ...
Read More »Madaxweynaha Tanzania oo arin la yaab leh markale soo rogay
Muqdisho (Himilonews) – Madaxweynaha Tanzania John Magufuli ayaa diiday in kal-fadhiyada Golayaasha Tanzania dhexdooda lagu qaato cunto–isaga oo taas badalkeeda ku baaqay in shacabka loo muujiyo sinnaanta u dhaxeysa madaxda iyo iyaga. Magafuli wuxuu hoosta ka xariiqay in qarash badan uu ku baxo qoondada loo sameeyo kal-fadhiyada fudud ee golayaasha dowladda–loona baanan yahay in cabitaan iyo sharaab kaliya lagu qaato shirarka ...
Read More »Daawo sawiradda; Jidka dheer ee gala Madaxtooyada Dalka
Muqdisho (Himilonews) – Wadada dheer ee ka baxda is-goyska Florenca ee tagta jidka dheer ee madaxtooyada Villa Somalia ayaa dhawaan la dhisay. Wadadan oo kamid aheyd kuwii uu gaaray burburka dalka, waxaa suura-gashay in dib loo dhiso. Mahad ka gaarto kuwii dib u habeeyey. Hadda waxaa fudud in qof iyo gaari kasta uu dhib yaraan ku dul maro. Wadadan ayaa ...
Read More »Facebook-ga dhacdo fudud ka dhigay kiis adag
Muqdisho (Himilonews) – Gabar ayaa dhaawac wajiga iyo oogada sare kala kulantay saaxiibkeeda–taas oo ku saabsan dhacdo xiriir hoosaad. Dhibanadda ayaa sheegtay inuu wajiga ka nabareeyey saaxibkeeda. Is-maandhaaf ayaa la rumeysan yahay inuu soo kala dhex-galay kahor intaanay isku dayin xalinteeda. Saaxiibkeed ayaa kadib shilka wuxuu sawiradeeda ku baahiyay facebook-ga isaga oo la wadaagay asxaabtiisa. Bileyska oo dhacdada kala kulmay ...
Read More »Baro Sirta Cimri-dheerida: La kulan Da’yarta 60-jirka ah
Muqdisho (Himilonews) – Dadku waxay cimriyaan in-ka-badan sidii hore. Maanta, badi dadka dunida ku nool waxay si nabad leh ku gaari karaan da’da lixdan jirnimo, marka loo eego Ururka Caafimaadka Adduunka. Dalka ah halka ay ku nool yihiin dadka ugu cimriga dheer dunida –taas oo heerka nolol filashadu ay gaarayso da’da 60 jirka – waa Japan. Waana ku imaaantinka xiga ...
Read More »Baro sida Qashinka Lacag looga sameeyo
Muqdisho (Himilonews) – Qashinka aan la uruurin waa dhib ku weyn dalalka soo koraya, gaar ahaan Afrika. Marka loo eego World Bank Urban Development Series report, qaaradda Afrika ayaa hadda soo saarta 70-malyuun oo tan oo qashin ah sanad kasta. La koror tirada bulsho iyo kobaca dhaqaale, badashada qashinka Afrika waxay kor u dhaafi doontaa 160 malyuun oo tan marka la ...
Read More »Marka uu Dhibanuhu Dhulkiisa ku dhinto
Muqdisho (Himilonews) – Aniga oo maraya waddo dheer oo marta guri laba jidle ah ayay indhahaygu qabteen dad tira badan—oo u kala fadhiya horin horin—kuwaas oo dhawaaq yar isku gudbinayay. In-yar dabadeed waxaan garwaaqsaday in kobta aan taaganahay ay tahay meel aan mar ku booqday dhibane ku noolaa xaalad naf-la-caari ah. “Adeer ma yarkii xanuunsanaa ayaa dhintay?” ayaan weydiiyay. Isaga ...
Read More »